Wararka

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo xariga ka jaray dhismo cusub oo loo dhisay Wakaaladda SONNA "SAWIRRO"

0 Visits: 291 | Tuesday March 08, 2016 - 19:20:48
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xarunta Wasaradda Warfaafinta ay kusoo dhoweeyeen qeybaha kala duwan ee howlwadeennada Wasaaradda ayaa waxaa uu xariga ka jaray xarunta Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, isagoo intaasi kadib Kormeeray dhismaha cusub ee Wakaaladda…

Read More »

Somaliland oo Maanta Sheegtay inay sii Wadayso Wada-hadalladii ay kula jirtay Dowladda Somalia

0 Visits: 229 | Tuesday March 08, 2016 - 19:18:40
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Sacad Cali Shire oo maanta warbixin ka hor-jeediyay guddiga joogtada ee golaha guurtida Somaliland, ayaa Sheegay in ay sii Wadi doonaan Wada-hadalladii kala Dhexeeyay Dowladda Somalia, Isagoo sidoo kale sheegay in Ictiraaf-raadinta Somaliland ay ka bilaabayaan dalalka…

Read More »

Marwada Madaxweynaha dalka Marwo Sahro oo ka qeybgashay xuska maalinta haweenka Adduunka "SAWIRRO"

0 Visits: 302 | Tuesday March 08, 2016 - 19:11:37
Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan, Wasiirka Haweenka, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Haweenka, Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka iyo mas'uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu weyneynayay maalinta haweenka adduunka ee 8 Maarso, kaasi oo ay sdioo kale ka qeyb galeen…

Read More »

Feysal Cali Waraabe: "Nin Guddoomiye Baarlamaan ah ma aha inuu nala tartamo"

0 Visits: 232 | Tuesday March 08, 2016 - 19:07:36
Eng. Feysal Cali Waraabe Gudoomiyaha xisbiga UCID ayaa hadallo culus ka soo saaray dhaqdhaqaaqyada madaxda Dowladda ee iyagu ka tirsan xisbiyada Kulmiye iyo Wadan, wuxuuna hoosta ka xariiqay arrimo dhowr ah oo uu sheegay in haddii aanay joojin xisbigiisu tallaabooyin kale qaadayo.

Read More »

Dowladda Turkiga oo qorshaynaysa inay dhawaan ka hergeliso Soomaaliya Saldhig Milatary

0 Visits: 237 | Tuesday March 08, 2016 - 19:00:42
Mevlüt Çavuşoğlu Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Turkiga ayaa sheegay inay dhawaan bilaabi doonaan Saldhigga Milliteri oo ay ka furan doonaan gudaha dalka Somalia, si loogu tababaro Milliteriga Dowladda Federalka Soomaaliya.

Read More »

Gabar Soomaali ah oo weriye ka noqotay mid ka mid ah telefishinada ugu caansan Mareykanka + Video

0 Visits: 349 | Tuesday March 08, 2016 - 18:27:44
Dalka Mareykanka waxaa ku sii badanaya gabdhaha Soomaaliyeed ee iyagu ka qeyb qaadanaya howlaha kala duwan ee dalkaasi ka socda, iyagoo ku milmaya hay'adaha dowladda federaalka Mareykanka, iyadoo iminkana gabar Soomaali ah weriye ka noqotay mid ka mid ah telefishanada Mareykanka ugu caansan.

Read More »

Dhaqaalihii ugu badnaa oo maanta la guddoonsiiyay guddiga dhismaha wadada isku xirta Muqdisho iyo Hobyo + Sawirro

0 Visits: 258 | Tuesday March 08, 2016 - 18:00:26
Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow lagu soo gabagabeeyay kulan ballaaran oo ay yeesheen guddiga qaabilsn dhismaha wadada isku xirta caasimada Muqdisho iyo magaalada Hobyo, waxaana guddigaasi oo ka kooban waxgarad, odayaal dhaqameed iyo xubno magac ku leh bulshada dhexdeeda sidoo kale ka soo qeyb galay…

Read More »

Shabaab oo Odayaal ku xir xiray Deegaanka Raaso oo duqeyn culus ay ka dhacday

0 Visits: 236 | Tuesday March 08, 2016 - 17:45:10
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya deegaanka Raaso oo ka tirsan Gobolka Hiiraan Ururka Al Shabaab ayaa deegaankaasi waxa ay ka qab qabteen dad tiro badan kuwaasi oo la sheegay Shabaabka inay ku tuhmayaan xiriir inay la leeyihiin Dowladda Somaliya.

Read More »

Mareykanka oo ka hadlay Doonta la sheegay inay hubka u soo siday Somaliya

0 Visits: 258 | Tuesday March 08, 2016 - 17:43:43
Doonida hubka badan siday ee la sheegay inay ku soo wajahneyd xeebaha dalka Somaliya ayaa la aaminsan yahay inay ka timid dalka Iran sida uu baahiyay telefishanka NBC ee dalka Mareykanka.

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay gacan ka geysatay duqeyntii diyaaradaha Mareykanka

0 Visits: 266 | Tuesday March 08, 2016 - 17:16:12
Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaaliya C/salaan Cumar Hadliye ayaa sheegay inay gacan ka geysteen duqeyntii diyaaradaha dagaalka Mareykanka ku qaadeen saldhig Al-Shabaab ku lahaayeen deegaan ka tirsan Gobolka Hiiraan.

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo la kulmay Wafdi ka socda Midowga Yurub (SAWIRRO)

0 Visits: 288 | Tuesday March 08, 2016 - 17:13:09
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta March 8, 2016 xafiiskiisa ku qaabilay Wafti uu hoggaaminayo madaxa xafiiska siyaasadda ee midowga Yurub.

Read More »

Tunisia oo 28 dagaalamayaal taageersan Daacish ku dishay magaalo ku dhow xuduuda Libiya

0 Visits: 270 | Tuesday March 08, 2016 - 16:57:26
Ciidamada Ammaanka Tunisia ayaa ka hor-tagay weerar lagu soo qaaday magaalada bariga ku taal ee Ben Guerdane oo ku dhow xadka Libiya. Dagaalyahanadan ayaa weeraray xarumo iyo saldhig boolis ku yaalay magaaladaas, markii ay ka soo tallaabeen xuduuda.

Read More »

Duqa Muqdisho oo la kulmay Shaqaalaha dowladda Hoose ee Mushaarka u qaata Shiling Soomaaliga

0 Visits: 279 | Tuesday March 08, 2016 - 11:04:59
Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay Shaqaalaha dowladda Hoose qeybta mushaarka ku qaata lacagta Shiling Soomaaliga, kuwaasoo uu ugu baaqay inay laba-laabaan howlahooda.

Read More »

Turkiga iyo Midowga Yurub oo heshiis ka gaaray ka hor-taga qul qulka qaxootiga

0 Visits: 264 | Tuesday March 08, 2016 - 10:47:10
Turkiga iyo Midowga Yurub ayaa ku heshiiyay in dib loo celiyo kumanaanka qaxooti ee ku sugan dalka Giriiga, iyadoo wadamada Yurub ay la daala-dhacayaan qul qulka qaxootiga faraha badan ee sida daadkii oo kale ugu soo fatahaya.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA TALAADO 8 MAARSO 2016KA

0 Visits: 594 | Tuesday March 08, 2016 - 10:14:53
MADAXWEYNAHA OO BAARLAMAANKA KULA DARDAARMAY ADKEYNTA MIDNIMADA Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmey Baarlamaanka Federaalka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed inay midnimada adkeeyaan.

Read More »

Qarax ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baledweyne

0 Visits: 231 | Monday March 07, 2016 - 10:57:39
Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in afaafka hore ee Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne Ugaas Khaliif uu ka dhacay qarax khasaare sababay.

Read More »

Mustaf Dhuxulow "Dhalinyarada Shabaab ee la marin habaabiyay wada hadal dhab ha lala galo oo la fahamsiiyo Somalinimada"

0 Visits: 221 | Monday March 07, 2016 - 10:52:20
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, hadana ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Somaliya ayaa soo jeediyay in wada hadal dhab ah lala galo Dhalinyarada ka tirsan Ururka Al Shabaab ee sida uu sheegay Mustaqbalkooda laga marin habaabiyay.

Read More »

Ururka Taliban oo diiday inay wada hadal la galaan dawlada Afghanistan.

0 Visits: 261 | Monday March 07, 2016 - 10:48:12
War kasoo baxay hogaanka sare ee ururka Taliban ayaa lagu sheegay in ururku uu diiday inuu wax wada hadal ah la galo dawlada Afghanistan illaa inta ciidamada ajanabiga ah ay wadankaasi ka baxayaan.

Read More »

Daawo Sawirada: Hubka la sheegay in Somaliya loo soo waday ee Ciidanka Australia qabteen

0 Visits: 306 | Monday March 07, 2016 - 10:46:33
Dowladda Australia, ayaa baahisay Sawiro laga soo qaaday doon la sheegay inay u socotay Somaliya oo lagu qabtay hub fara badan, kadib markii ciidamada Badda ee Dowladda Australia ay doontaan ku qabteen Xeebaha Bariga Dhexe.

Read More »

Haweeney u dhaxday hoggaamiye kooxeed caan ka ahaa Muqdisho oo farriin u dirtay Soomaalida

0 Visits: 319 | Monday March 07, 2016 - 10:12:51
Haweeney u dhaxday hoggaamiye kooxeed caan ka ahaa magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay ka hadashay xaaladda maanta ee wadanka Soomaaliya, iyadoona farriin u dirtay hoggaamiyeyaasha bulshada, madaxda Dowladda iyo maamul goboleedyada.

Read More »