Wararka

Hirshabeelle oo faahfaahisay diyaarad ku dhacday Beledweyne

0 Visits: 247 | Wednesday July 15, 2020 - 00:15:28
Maamulka Hirshabeelle ayaa faahfaahin ka bixiyay diyaarad siday gargaar loogu talagalay dadkii ay saameeyeen fatahaadihii gobolka Hiiraan ku dhuftay oo ku burburtay garoonka diyaaradaha ee Beledweyne. Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in diyaaradda ay kusoo dhacday Garoonka,…

Read More »

Maxkamada gobolka Banaadir oo sheegtay in aysan Caddeyn Cidda eedeysay Wariye Gurbiye

0 Visits: 228 | Wednesday July 15, 2020 - 00:13:38
Maxkamada gobolka Banaadir oo maanta la horgeeyay Wariye Cabdicasiis Axmed Guriye oo ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa kasoo horjeesatay in aysan awood u la aheyn qaadida Kiiska Wariyaha oo todobaadkii hore Qareenada Wariyaha u dooday ay ku sameeyeen is horistaag. Waxa ay Maxkamadu sheegtay in ay…

Read More »

AMISOM Statement on death of former Prime Minister Hassan Abshir Farah

0 Visits: 1475 | Tuesday July 14, 2020 - 20:26:44
The African Union Mission in Somalia has learnt with deep sadness the passing of Hassan Abshir Farah, who was Prime Minister of Somalia from 2001-2003.

Read More »

Allaha u naxariistee Wariye Afrax Yare oo xalay ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 270 | Tuesday July 14, 2020 - 09:31:54
Alla ha u naxariistee wariye Sheekh Cabdullahi Cali Afrax (Afrax Yare) ayaa Xalay ku geeriyoodey Degmada Shibbis ee Magaalada Muqdisho, isagoo muddooyinkii ugu danbeeyay ku xanuunsanyey Magaalada Muqdisho, alle ha u naxariistee Marxuumka ayaa wuxuu ka tirsana an jirey wariyayaashii raadiyo Muqdisho…

Read More »

Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Kenya oo burburtay

0 Visits: 291 | Tuesday July 14, 2020 - 09:12:17
Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ee loo adeegsado dagaalada ayna leeyihiin ciidamada Kenya ayaa ku burburtay maanta degmada Machakos ee dalka Kenya. Ciidamada Milatariga Kenya ayaa ku soo daabacay boggooda Twitterka in labadii duuliye ee diyaarada waday laga soo badbaadiyay burburka diyaarada,balse…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 14-JULY-2020

0 Visits: 850 | Tuesday July 14, 2020 - 09:11:39
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Kheyre oo aqbalay Dalab uga yimid M/Goboledyada Warar kalsoonaan karo oo aan helnay ay aa waxaa ay sheegayaan in Madaxweyne Maxamed C/hi Farm aajo iyo R/Wasaare Kheyre ay aqbaleen marti qaadkii Madax da dowlad Goboleed yada dalka, kaasi oo ahaa in Madaxda DFS iyo kuwa Maamulada…

Read More »

Adeegyadii CID oo dib loo bilaabayo maalinta Berito ah.

0 Visits: 296 | Monday July 13, 2020 - 20:14:06
Muqdisho:-Iyadoo dhawaan dowladda Soomaaliya ay shaacisay in shaqaalaha dowladda ay dib ugu laabtaan shaqooyinkoodi kadib saameyntii Covid-19 ayaa waxaa dib u bilowday inta badan adeegyadii muhiimka ahaa ee bulshadu ay ka heli jireen hay"adaha dowladda. Adeegyadii CID oo dadweynuhu ay ka heli jireen…

Read More »

UK oo bogaadisay tallaabo ay qaaday SOMALILAND

0 Visits: 271 | Monday July 13, 2020 - 20:07:24
Mr. Stuart Brown, Madaxa xafiiska dowladda UK ee magaalada Hargeysa ayaa war kasoo saaray heshiiska ay shalay gaareen Xisbiyad mucaaridka iyo xukuumada Somaliland. Danjire Stuart Brown ayaa sheegay inay dowlada Ingiriisku ay soo dhaweynayso heshiiska ay xisbiyada iyo xukuumadu ka gaaren khilaafkii dabada…

Read More »

SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay Ismiidaaminta lala eegtay Taliyaha Xoogga

0 Visits: 256 | Monday July 13, 2020 - 19:57:17
Warar dheeraad ayaa ka soo baxaya Khasaaraha ka dhashay weerar Ismiidaamin ah oo lala eegtay Kolonyo galbinaysay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Somaliya oo maraayay inta u dhaxeysa Tarabuunka & Isbitaalka Xoogga dalka. Gaari noociisa uu yahay Surf oo uu kaxeynaayay naftii halige ayaa isku dayay inuu…

Read More »

Galmudug oo ka hadashay dabkii Magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 269 | Monday July 13, 2020 - 19:53:34
Waxaa lagu Guuleystay in la damiyo Dab ka kacay Kaalin Shidaal oo ku taala Magaalada Dhusamareb ka dib markii uu Dabku ka dhashay Booyad Kaalinta Shidaal ku shubaysay , Goobtaan oo ku taala Bartamaha Magaalada Dhusamareb ayaa waxaa u soo Gurmada Ciidamada Booliiska, Nabab Sugida, Milatariga iyo Bulshada…

Read More »

NEWSLETTER JUNE 2020

0 Visits: 1520 | Monday July 13, 2020 - 19:45:30
Dear friends and colleagues, George Floyd's murder has sparked unprecedented global outrage. Thousands of people in more than 4,000 cities around the world have made use of their right to peaceful assembly and condemned systemic racism and police brutality. DefendDefenders stands with the protesters…

Read More »

FMS leaders call for alternative poll model, say elections must happen in time

0 Visits: 1446 | Monday July 13, 2020 - 19:36:08
Federal Member State leaders have called for an alternative electoral model to ensure elections in Somalia take place within constitutional timelines. The leaders who have been meeting in Dhusaamareb in Galmudug stressed the need for all stakeholders to put minds together and develop an 'inclusive…

Read More »

Gabar uu dhalay Hogaamiyihii hore ee Koofur Afrika Mandela oo geeriyootay

0 Visits: 236 | Monday July 13, 2020 - 19:26:45
Zindzi Mandela oo uu dhalay hoggamiyihii hore ee dalka Koofur Afrika Nelson Mandela ayaa ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Koofur Afrika. Zindzi Mandela ayaa ku soo caan baxday markii ay aqrisay qoraal uu ku diidayay Nelson Mandela ee ahaa in la sii daayo sanadkii 1985kii. Haweeneydan oo ahayd 59…

Read More »

Sudan oo ogolaatay khamriga & in laga bixi karo diinta Islaamka

0 Visits: 263 | Monday July 13, 2020 - 19:23:46
Sudan ayaa u ogolaan doonta dadka aan Muslimka ahayn inay cabi karaan khamriga, waxayna sidoo kale baabi'isay sharci dhigayey in la dilo qofka ka baxa diinta Islaamka, waxaa sidaas sheegay wasiirka cadaaladda. Is-bedelladan sharciyeed ayaa yimid sanad kadib markii xukunka laga tuuray hoggaamiyihii…

Read More »

Xaliimo Yarey oo la kulantay qaar ka mid ah Xisbiyada Dalka

0 Visits: 271 | Monday July 13, 2020 - 19:16:15
Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Xisbiyada sida ku meel gaarka ah u diiwaangashan. Kulanka oo u jeedadiisa ahayd is xog waraysi u dhaxeeyo labada dhinac ayaa diiradda lagu saaray sidii xisbiyada hadda jira ay u qaadan lahayeen Shahadada radmiga…

Read More »

Guddi wasiirro ah oo loo magacaabay ka shaqeynta aas-ka qaran ee marxuum Xasan Abshir

0 Visits: 226 | Monday July 13, 2020 - 19:14:06
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu magacaabay guddi ka shaqeyn doono aas-aaska qaran ee loo sameyn doono meydka ra'iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday waddanka Turkiga . Guddigaan oo dhammaantii ka tirsan Golaha Xukuumadda ee dowladda…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Kheyre oo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb

0 Visits: 226 | Monday July 13, 2020 - 19:10:07
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug, iyadoo si kala gaar gaar ah ay u imaanayaan. Sida ay ogaatay shabakada warbaahinta jowhar.com Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare…

Read More »

Wasiirka Dhalinyarada iyo Isboortiga oo dhiirigelisay ciyaartoy heer wanaagsan ka gaartay tartanka Golfka

0 Visits: 267 | Monday July 13, 2020 - 19:06:32
Waxaa Dalka Mareykanka ka soconaya tartanka Golf-ka caruurta Adduunka,kaasi oo meel wanaagsan ay ka gaartay gabar Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi. Sihaam Cabdirashiid Ibraahim Xuseen oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa waxaa ay soo gaartay Semi-finalka tartankaasi Golf-ka Caruurta,iyadoo dhiirogelin lacageedna…

Read More »

Kulamo u dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka socda Dhuusamareeb

0 Visits: 218 | Monday July 13, 2020 - 19:01:49
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubbaland, Koonfurgalbeed iyo Hirshabelle ayaa kulan qado ah uu ugu sameeyay Madaxweynaha Galmudug kaga qayb galaya Beerta Nasashada ee Magaalada Dhuusamareeb. Marti-Soorkan ayaa qayb ka ah soo dhoweynada reer Dhuusamareeeb u muujinayaan martida iyo madaxda dowlad…

Read More »

Uganda oo xustay sannad-guuradii 10-aad ee qaraxyadii Kampala iyada oo amniga aad loo adkeeyay

0 Visits: 240 | Monday July 13, 2020 - 18:53:28
Uganda ayaa xustay sannad-guuradii 10aad ee ka soo wareegtay qaraxii 11-kii Luulyo, 2010 ee ka dhacay caasimadda Kampala ee ay ku dhinteen 76 taageerayaal kubadda cagta ah tobaneeyo kalena ay ku dhaawacmeen. Ururka Al-shabaab ayaa ka dambeeyay weerarkaan oo lala bartilmaameesaday goobo lagu daawanayay…

Read More »