Kulamo u dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka socda Dhuusamareeb

0
Monday July 13, 2020 - 19:01:49 in Wararka by
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulamo u dhaxeeya Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka socda Dhuusamareeb

    Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubbaland, Koonfurgalbeed iyo Hirshabelle ayaa kulan qado ah uu ugu sameeyay Madaxweynaha Galmudug kaga qayb galaya Beerta Nasashada ee Magaalada Dhuusamareeb. Marti-Soorkan ayaa qayb ka ah soo dhowey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynayaasha Maamulada Puntland, Jubbaland, Koonfurgalbeed iyo Hirshabelle ayaa kulan qado ah uu ugu sameeyay Madaxweynaha Galmudug kaga qayb galaya Beerta Nasashada ee Magaalada Dhuusamareeb. Marti-Soorkan ayaa qayb ka ah soo dhoweynada reer Dhuusamareeeb u muujinayaan martida iyo madaxda dowlad Goboleedyada,waxaana sidoo kale ay yeelanayaan kulamo gaar gaar ah. Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa aad loo adkeeyay,waxaana la filayaa inay dhawaan tagaan Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.
            


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip