Wararka

Sheekh Shariif & Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka

0 Visits: 218 | Wednesday August 12, 2020 - 22:16:52
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kulanka dhinaca qadka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah. Sheekh Shariif ayaa sheegay in Safiirka ay ka wada hadleen arrimo…

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Guddiga farsamada ee howlaha Doorashooyinka

0 Visits: 210 | Wednesday August 12, 2020 - 22:15:53
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay. Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa soo dhaweyn kadib waxaa uu kulan la qaatay qaar kamid ah Guddiga…

Read More »

QM oo ka hadashay Sharciga Galmada uu dhawaan diiday Baarlamaanka Somalia

0 Visits: 260 | Wednesday August 12, 2020 - 22:14:53
Pramila Patten oo ah wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabisan rabashadaha ku saabsan xadgudubyada galmada ayaa ugu baaqday baarlamaanka Soomaaliya inay meesha ka saaraan hindise sharciyeedka dembiyada "Galmada" la xiriira ay dhawaan hor istaageen Golaha Shacabka. Waxay sheegtay in…

Read More »

Sheekh Shaakir oo ka hadlay dagaalka Gobolka Mudug baaqna diray

0 Visits: 220 | Wednesday August 12, 2020 - 22:13:50
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo kamid ah hoggaankii Ahkusunna we looga awood roonaaday degaannada Galmudug ka Tacsiyeeyay shacabkii ku naf waayay dagaalkii Al-Shabaab ku qaaden Saaka deegaannada Shabeelow iyo Qaranroow ee hoostaga Degmada Bacadweyne ee Gobolka Mudug. Warsaxaafadeed uu soo saaray…

Read More »

Dowladda Somalia oo ka hadashay Guusha Ilhaan Cumar

0 Visits: 250 | Wednesday August 12, 2020 - 22:12:32
Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa hambalyo u diray Ilhan Cumar, Cumar Fatax iyo Jamaal Cismaan oo guulo ka gaaray doorashooyinkii heer federaal, gobol iyo degmo ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha ayaa muujiyay sida dadka…

Read More »

Yuusuf Garaad oo soo bandhigay qorsho fashilin kara Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 1251 | Wednesday August 12, 2020 - 20:20:48
Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar oo mar soo nqoday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegay in uusan muuqan qorshe uu Dhuusamareeb 15-ka Bishaan uga furmi karo Shirka u dhaxeeya Madaxda dfs & Dowlad Goboleedyada. Yuusuf Garaad waxaa uu sheegay in mudo laba Cisho kaliya ay ka hartay qabsoomida…

Read More »

Maareeye: Masuuliyiinta Somaliland uma khalmaan xilalka ay ka hayaan dowladda

0 Visits: 248 | Wednesday August 12, 2020 - 20:12:12
Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Sii Hayaha Wasiirka Warfaafinta Somaliya ayaa sheegay inaanay Siyaasiyiinta Somaliland u khalmin xilalka ay ka hayaan Dowladda Federaalka.

Read More »

Madaxweynaha Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan Maalinta Caalamiga ah ee Dhallinyarada

0 Visits: 222 | Wednesday August 12, 2020 - 19:52:25
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhallinyarada Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada ayaa bogaadiyey doorka wanaagsan ee ay ka qaadanayaan dib u dhiska dalka iyo adkeynta dowladnimada. Madaxweynaha ayaa tilmaamay…

Read More »

AMISOM oo Agab kala duwan gaarsiisay dad Barakacayaal ah

0 Visits: 219 | Wednesday August 12, 2020 - 14:02:17
Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), ayaa agab gargaar ah gaarsiiyay dadka ku barakacay daadadkii dhowaan ku dhuftay degmada Beladweyne ee xarunta dowlad goboleedka Hir-Shabeelle. Deeqdaan oo ka kooban bustayaal, weelal,maro kaneeco iyo kuwo kale,waxaa ku deeqay Maamulka Amisom…

Read More »

War murtiyeed laga soo saaray Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada

0 Visits: 242 | Wednesday August 12, 2020 - 12:36:29
Waxaa la soo gabagabeeyay Shirka wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, shirkan oo labo cisho ka socday Hotelka Decale ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga soo saaray War murtiyeed. Shirkan ayaa la isku afgartay in si wanaagsan oo lagu wada…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-AUG-2020

1 Visits: 851 | Wednesday August 12, 2020 - 10:48:45
Magacyada Guddiga loo xil saaray baarista dhacdadii xabsiga dhexe Mahdi Maxamed Guuleed "Khadar" Ku-simaha R/Wasaaraha XJFS ayaa mag acaabay Guddiga Baarista Dha cdada Shaqaaqadii 10/08/2020 ka Dhacday Xabsiga Dhexe. 1- Md. Xasan Xuseen Xa aji​ Wasiirka Cadaaladda​ Guddoomiye 2-Dr.Sulaymaan…

Read More »

Somaliland oo howlgal ku qabatay hub farabadan

0 Visits: 207 | Wednesday August 12, 2020 - 10:31:45
Ciidamada Booliska Soomaaliland ee ku sugan Gobolka Sool ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen hub Sharci darro ah iyo waxyaabaha maanka dooriya. Taliyaha qeybta Booliiska ee gobolka Sool Gaanshaanle Dhexe Maxamed Saleebaan Gooni ayaa sheegay in howlgalka uu ka dambeeyay, kaidb markii cabasho…

Read More »

Sii Hayaha Ra'iisul Wasaaraha oo la kulmay Guddiga loo xil saaray baarista dhacdadii ka dhacday Xabsiga Dhexe

0 Visits: 216 | Wednesday August 12, 2020 - 10:27:31
Sii hayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin ka hor ka dhacday xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho

Read More »

SAWIRO:-Khasaaro ka dhashay Roob dabeylo watay oo ka da'ay Soomaaliland

0 Visits: 232 | Wednesday August 12, 2020 - 10:14:01
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa Roob dabelyo xoogan watay waxaa uu ka da'ay Degmadda Sallaxley oo ka mid ah degmooyinka Gobolka ay Soomaaliland ula baxday Maroodi Jeex kaas oo sababay khasaaro hantiyadeed. Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in Roobka dabeylaha watay uu khasaaro garsiiyay…

Read More »

Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay Gobolka Mudug

0 Visits: 216 | Wednesday August 12, 2020 - 09:33:26
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ,kaas oo degaanka Shabeellow ee duleedka Magaalada Bacaadweyne ku dhexmaray Dadka degaanka & Al-Shabaab. Inta la xaqiijiyay 7 qof oo uu ku jiro Macalin Dugsi Qur'aan ayaa ku geeriyooday dagaal…

Read More »

Joe Biden oo madaxweyne ku xigeen xushay

0 Visits: 188 | Wednesday August 12, 2020 - 08:58:38
Musharraxa xisbiga dimoqraadiga ee doorashada madaxtinimada Mareykanka Joe Biden, ayaa senator Kamala xalay u xushay xilka madaxweyne ku xigeenka haddii uu doorashada November ku guuleysto. Joe Biden bishii March ee sannadkaan ayuu u ballan qaaday, in mid ka mid ah lix dumar ah uu middood u xulan doono…

Read More »

Korneyl Macow oo dhaliilay mid ka mida guddiga baaraya dhacdadii Xabsiga Dhexe

0 Visits: 242 | Wednesday August 12, 2020 - 08:21:19
Korneyl Cabdullaahi Cali Macow oo ka tirsanaa Saraakiishii hore ee Hay'adda Nabad Suggida ayaa quus ka muujiyay in natiijo lagu qanci karo ay bannaanka keynaan guddiga loo igmaday inay baaritaanka ku sameeyan dhacdadii Xabsiga Dhexe ee Xamar. Korneyl Macow oo la hadlay Laanta afka Somaliga ee VOA…

Read More »

Ilhaan Cumar oo ku guuleysatay Doorasho ka dhacday Maraykanka

0 Visits: 265 | Wednesday August 12, 2020 - 08:14:55
Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorasho ay xisbigeeda dhexdiisa ka gashay, taasoo loogu tartamayay kursiga xildhibaanimada Aqalka Wakiillada ee degmo ka mid ah gobolka Minnesota. Tartanka doorashadan oo si weyn ula tartamay Antone Melton-Meaux iyo musharaxiin kale ayay Ilhan ka gaartay guul weyn. Guusha…

Read More »

Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?..

0 Visits: 234 | Wednesday August 12, 2020 - 08:06:31
Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah ay dooda seddexaad ka yeeshaam Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed. Xildhibaannada ayaa sida loogu soo diray fariinta balaminta, waxaana kulanka golaha shacabka uu a jandahu yahay akhrinta…

Read More »

Sheeko ku saabsan cidda sahashay baxsashada Mubaarak Ibraahim Iidle

0 Visits: 272 | Wednesday August 12, 2020 - 08:02:18
Mubaarak Ibraahim Iidle ayaa loo aqoonsaday inuu yahay ninka keliya ee ka tirsan maleeshiyada Ururka Al Shabaab, ee gelinkii dambe ee Isniintii ka baxsaday Xabsiga Dhexe ee Xamar. Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa xaqiijiyay in Mubaarak Ibraahim Iidle oo ku xukunaa 10 sano, ay u suurtagashay inuu ka…

Read More »