War murtiyeed laga soo saaray Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada

0
Wednesday August 12, 2020 - 12:36:29 in Wararka by
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War murtiyeed laga soo saaray Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada

    Waxaa la soo gabagabeeyay Shirka wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, shirkan oo labo cisho ka socday Hotelka Decale ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga soo saaray War murtiyeed. Shirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa la soo gabagabeeyay Shirka wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, shirkan oo labo cisho ka socday Hotelka Decale ee Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta laga soo saaray War murtiyeed. Shirkan ayaa la isku afgartay in si wanaagsan oo lagu wada qanacsan yahay loo qeybsado kabkii Miisaaniyadda. Hirgelinta nidaam canshuureed oo qiime ku saleysan kaasoo aan laheyn wax cabshuur kordhin balse muhiimadiisa tahay la jaanqaadka gamacsiga dunida iyo mideynta maamulka furdooyinka dalka Sidoo kale waxaa lagu heshiiyay in in dakhliga wadanka loo qeybsado qaab ka duwan qaabkii hore iyadoo arrintan loo saaro guddi farsamo si loo gaaro in wax lagu qeybsado qaab formula ah la isla ogol yahay.

Halkan hoose ka akhriso:-






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip