Somaliland oo howlgal ku qabatay hub farabadan

0
Wednesday August 12, 2020 - 10:31:45 in Wararka by
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo howlgal ku qabatay hub farabadan

    Ciidamada Booliska Soomaaliland ee ku sugan Gobolka Sool ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen hub Sharci darro ah iyo waxyaabaha maanka dooriya. Taliyaha qeybta Booliiska ee gobolka Sool Gaanshaanle Dhexe Maxamed Saleebaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska Soomaaliland ee ku sugan Gobolka Sool ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen hub Sharci darro ah iyo waxyaabaha maanka dooriya. Taliyaha qeybta Booliiska ee gobolka Sool Gaanshaanle Dhexe Maxamed Saleebaan Gooni ayaa sheegay in howlgalka uu ka dambeeyay, kaidb markii cabasho ay ka timid qaar kamid ah Shacabka ku nool Gobolka Sool.         Howlgalka intii uu socday ayaa waxaa ay Ciidamada sidoo kale gacanta ku dhigeen tiro dad ah oo la sheegay inay isticmaalayeen kana Ganacsanayeen waxyaabaha maanka dooriya.

        Dhowr jeer oo hore ayaa Ciidamada Soomaaliland holwgallo kala duwan ay sameeyeen ayaa waxaa ay kusoo qabteen waxyaabaha maanka dooriya iyo dadkii ka Ganacsanayay, kuwaas oo xukun lagu riday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip