Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Guddiga farsamada ee howlaha Doorashooyinka

0
Wednesday August 12, 2020 - 22:15:53 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Guddiga farsamada ee howlaha Doorashooyinka

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay. Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa soo dhaweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) oo maalmahaan ku sugnaa dalka Turkiga ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, iyada oo siweyn loo soo dhaweeyay. Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa soo dhaweyn kadib waxaa uu kulan la qaatay qaar kamid ah Guddiga Farsamada Ee ka Baaraan-degida Hannaanka Iyo Habsami-U-socodka Doorashooyinka Dalka. Xubnaha Guddiga iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo dar dar gelin lahaa howlaha la xiriira ka baaraan degida doorashooyinka dalka iyo qabsoomida shirka Magaalada Dhuusamareeb. Xubnaha Guddiga Farsmada ee ka baaraandiga Arrimaha doorashooyinka ee uu Maanta la kulmay Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ka maqan Xubnaha ka socda Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip