Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay Gobolka Mudug

0
Wednesday August 12, 2020 - 09:33:26 in Wararka by
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:- Khasaaraha ka dhashay dagaalka ka dhacay Gobolka Mudug

    Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ,kaas oo degaanka Shabeellow ee duleedka Magaalada Bacaadweyne ku dhexmaray Dadka degaanka & Al-Shabaab. Inta la xaqiijiyay 7 qo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ,kaas oo degaanka Shabeellow ee duleedka Magaalada Bacaadweyne ku dhexmaray Dadka degaanka & Al-Shabaab. Inta la xaqiijiyay 7 qof oo uu ku jiro Macalin Dugsi Qur'aan ayaa ku geeriyooday dagaal ka dhacay deegaanka shabellow,sida ay Risaala u sheegeen Saraakiil ka tirsan laamaha Ammaanka Maamulka Galmudug.
 

           Wararka helayo ayaa waxaa ay sheegayaan inAl-Shabaab ay ka baxeen deegaanka kadib markii dagaalka ay ku soo biireen ciidamo ka tirsan qeybta 21aad oo gacan siinayay dadka de  egaanka.

Xaalada deegaanka Shabellow ee Bariga Gobolka Mudug ayaa hadda degan, iyada oo Ciidamada Dowladda ay howlgallo ka wadaan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip