Sheekh Shaakir oo ka hadlay dagaalka Gobolka Mudug baaqna diray

0
Wednesday August 12, 2020 - 22:13:50 in Wararka by
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shaakir oo ka hadlay dagaalka Gobolka Mudug baaqna diray

    Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo kamid ah hoggaankii Ahkusunna we looga awood roonaaday degaannada Galmudug ka Tacsiyeeyay shacabkii ku naf waayay dagaalkii Al-Shabaab ku qaaden Saaka deegaannada Shabeelow iyo Qaranroow ee hoostaga Degmada Bacad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo kamid ah hoggaankii Ahkusunna we looga awood roonaaday degaannada Galmudug ka Tacsiyeeyay shacabkii ku naf waayay dagaalkii Al-Shabaab ku qaaden Saaka deegaannada Shabeelow iyo Qaranroow ee hoostaga Degmada Bacadweyne ee Gobolka Mudug. Warsaxaafadeed uu soo saaray Sheekh Shaakir ayuu ku sheegay in maalmihii la soo dhaafay ay Shabaab fariisimo ka sameysanayeen degaannada Galmudug. Waxaa uu ugu baaqay Shacab iyo Maamul intabadan inay siwadajir ah uga soo wada horjeestaan Ururka Al-Shabaab,isla markaana ay la dagaalamaan.  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip