Sheekh Shariif & Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka

0
Wednesday August 12, 2020 - 22:16:52 in Wararka by
  • Visits: 221
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shariif & Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland oo ka wada hadlay Arrimaha doorashooyinka

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kulanka dhinaca qadka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah. Sheekh Shar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kulanka dhinaca qadka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto, iyaga oo ka wada hadlay Arrimo dhowr ah. Sheekh Shariif ayaa sheegay in Safiirka ay ka wada hadleen arrimo ay kamid yihiin xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Arrimaha doorashooyinka. "Waxaan qadka ku wada hadalnay Wasiirka Arrimaha Dibadda Finland Pekka Haavisto, oo aan ka isla soo qaadney xaaladda guud ee Soomaaliya. Si gaar ah waxaan uga hadalnay arrimaha doorashooyinka, Amniga, wadahadallada Somaliland iyo qatarta caafimaad ee Covid-19 ayuu yiri" Sheekh Shariif. Ugu dambeyn Sheekh Shariif ayaa uga mahadceliyay doorka taageero ee dowladda Finland ay Somaaliya la garab taagantahay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip