Wararka

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-AUG-2020

1 Visits: 348 | Saturday August 15, 2020 - 10:48:42
Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka hortagi doona iyo u jeedka Xildhibaanadda G/Shacabka ayaa maanta kulan ku leh xarruuntooda ay ku shi raan ee Vil la Hargeysa. Kul anka oo lagu war galiyay Xildhib aanada ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo berri oo Sebti ah. Agendaha kulanka ayaa ah Wa rbixin Madaxweynaha…

Read More »

Dib u dhac ku yimid Furitaankii Shirka Dhuusamareeb iyo wafuudii u horeysay oo maanta tagaya

0 Visits: 171 | Saturday August 15, 2020 - 08:23:51
Waxaa dib u dhac ku yimid furitaanka Shirka Dhuusamareeb 3 oo lagu waday in maanta 15 Agosto inuu furmo, taasoo loo sababeynayo in wafuudii aanay weli tagin magaalada. Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa sheegay in furitaanka shirka uu dib u dhacay, balse Madaxda ka qeyb galeysa ay…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka

0 Visits: 261 | Friday August 14, 2020 - 21:32:36
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdirixmaan geerida ku timid -Alle ha u naxariistee- Adeerkii Sheekh Cusmaan Sheekh Cabdirixmaan oo ku geeriyooday magaalada…

Read More »

Xaaf oo Hambalyo u diray shacabka iyo hoggaanka

0 Visits: 310 | Friday August 14, 2020 - 21:06:05
Madaxweynihii hore Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shacabka iyo hoggaanka Maamulkaas u diray hambalyo ku aaddan maalinta loo asteeyay aas-aaska Galmudug. Waxaa uu sheegay in maamulka Galmudug ay ka mid ahaayeen maamuladii dalka kasoo saray ku meel gaarka, waxaana uu ugu hambalyeeyay…

Read More »

Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dagaalka dhacay Sh/hoose

0 Visits: 260 | Friday August 14, 2020 - 21:03:07
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dagaal Maanta ka dhacay degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana degmadaas ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaaab iyo Ciidanka Dowladda. Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Isxaaq Cali Subag ayaa sheegay in dagaal kaas uu ahaa mid qorashaysan…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka digay in la fashiliyo Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 212 | Friday August 14, 2020 - 20:21:49
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hr-Shabelele Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa shegay inay rajo weyn ka qabaan in uu dhaco Shirka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, kaa soo looga hadlayo Arrimaah doorashooyinka.

Read More »

Agaasimihii Madaxtooyadda Somalia oo shaqada ka tegay

0 Visits: 271 | Friday August 14, 2020 - 20:15:59
Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegaya in Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Nuur Diiriye Fuursade uu isaga tagay shaqada Madaxtooyada, kaddib muddo sanad ah oo uu xilkaas hayay. Weli ma jiro Qoraal ilaa hadda uu Dr. Fuursade isku casilay oo u diray Madaxweynaha Soomaaliya, hayeeshee…

Read More »

Dowladda Somalia oo soo saartay digniin la xiriirta fatahaada Wabiga Shabeelle

0 Visits: 240 | Friday August 14, 2020 - 20:09:30
Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin la xiriirta fatahaada xoogan oo Wabiga Shabelle laga cabsi qabo in uu ka geysto degaano ka tirsan Gobolada Hiiraan & Shabeellaha Dhexe. Siihaya xilka Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka…

Read More »

Muxiyaddiin Darba-weyne: Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii (Daawo)....

0 Visits: 244 | Friday August 14, 2020 - 19:57:27
Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka soo socda ee dalka, waxuuna sheegay in reer Muqdisho ay haatan ciil meel la jiifaan. Muxiyadiin Darba-weyne ayaa sheegay inay riyo ku jiraan dadka qaba doorasho qof iyo cod ah inay dalka…

Read More »

Ciidanka Kumaandooska oo howlgal ku qaaday degmada Kuntuwaarey

0 Visits: 284 | Friday August 14, 2020 - 19:10:23
Ciidanka Kumaandooska ee sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka Ciidamada ku qaadeen Kuntuwaarey maanta oo jimco ah ayaa qeyb ka ahaa howlgalada muddooyinkii u dambeeyay ka socday Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Wadamada Jaamacadda Carabta oo kordhinaya taageerada ay siiyaan Soomaaliya

0 Visits: 272 | Friday August 14, 2020 - 18:55:10
Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Axmed Abul-Qayd & Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ay yeesheen wada-hadallo dhinaca khadka taleefoonka ah, iyaga oo ka wada hadley Arrimo dhowr ah. Sida lagu daabacay Shabakadda bald-news.com ee kasoo baxda dalka Masar Xoghayaha Guud…

Read More »

Dhageyso:- Cumar Filish" Waxaan ka Shaqeyneynaa in doorasho qof & Cod ah ka dhacdo Muqdisho"

0 Visits: 286 | Friday August 14, 2020 - 18:36:12
Guddoomiyaha goblka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( filish) ayaa sheegay in Maamulka Gobolka Banaadir uu ka Shaqeyn doono in Magaalada Muqdisho ay ka dhacdo doorasho qof iyo Cod ah. Waxaa uu sheegay in Dowladda Soomaaliya ay fursad siin doonto dadka ku nool Muqdisho si…

Read More »

Beesha Caalamka oo War adeg kasoo saartay Shirka Dhuusamareeb

0 Visits: 251 | Friday August 14, 2020 - 17:28:41
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan)* waxay ku hanweynyihiin shirka ay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad-Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka dib isugu imanayaan magaalada Dhuusamareen 15ka bishan Agoosto, sida qorsheysan, iyadoo ay ka soo qaybgalayaan…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka hortagi doona iyo u jeedka

0 Visits: 214 | Friday August 14, 2020 - 15:25:49
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda ay ku shiraan ee Villa Hargeysa. Kulanka oo lagu war galiyay Xildhibaanada ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo berri oo Sebti ah.

Read More »

Qarax ka dhacay Shabeellaha hoose iyo khasaaraha ka dhashay

0 Visits: 237 | Friday August 14, 2020 - 14:42:13
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax galabta ka dhacay Dagmadda Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose , Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay khasaare kala duwan.

Read More »

Puntland oo War kasoo saartay dagaal beeleed ka dhacay Gobolka Sool

0 Visits: 239 | Friday August 14, 2020 - 12:40:32
Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal beeleed khasaaro geystay oo saacadihii la soo dhaafay ka dhacay degaan ka tirsan Gobolka Sool. Dagaal Beeleedka oo ay ku geeriyoodeen laba ruux tiro kalena ay ku dhaawacmeen ayaa waxaa uu ka dhacay Lafweyne oo…

Read More »

Khatar Cadiim, Fadllan Akhri oo Fekerkaaga ka dhiibo, waa muhim!!!.

0 Visits: 1337 | Friday August 14, 2020 - 12:01:33
Maalmahaan Baarlamaanku waxa uu ku Mashquulsan yahay, Ansixinta Sharciyo laga Mudan yahay, waxa uuna ka maagayaa in uu ka doodo Miinada naloo aasay ee ku xiran Saacad ah 2-3 Sanno, Taa oo aan Dalka qeyba ka mid ah iyo Qaran nimadeena ku wey karno. Meel maran ayaa farta naloogu Fiiqayaa, is annagu aan…

Read More »

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka Qalimow

0 Visits: 243 | Friday August 14, 2020 - 10:30:38
Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay afar kalena waa ay ku dhaawacantay, kaddib qarax miino oo maanta barqadii ka dhacay deegaanka Qalimow ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Read More »

War Ciyaalka xaafadda ha loo aqriyo, Kitaabka "Safiinatu Salaat", Xildhibaanaddana ha loo Aqriyo Dastuurka=Nasashada Jimcaha.Q-213=

0 Visits: 1325 | Friday August 14, 2020 - 10:24:52
1-Wiil ka yimid Qurbaha oo Dhoor dheer leh, Dhaguhuna u duran yihiin , Surwaalkuna ka dhici rabo ayaa yimid Busteejada Jaamacdda Lafoole ee laga raaco Baabuurta Afgoi u socoto, Oday reer Miyi ah oo Geed hoos fadhiyo ayuu damcay in uu ku ciyaaro wuxuuna ku yiri: Adeer Baabuur Daanyeero ka buuxan oo halkaan…

Read More »

Weeraro khasaaro geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 215 | Friday August 14, 2020 - 10:06:58
Waxaa xalay weeraro bambaano lagu qaaday ilaa ku dhowaad 10 xarumood oo ka tirsan Xarumaha degmooyinka Maamulka gobolka Banaadir,weeraradaas oo dhaliyay khasaaro nafeed iyo mid hantiyadeed. Xarumaha weerarada bambaano lagu qaaday ayaa waxaa kamid ah, degmooyinka Boondheere Wadajir, Kaaraan, Waabari,…

Read More »