Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka hortagi doona iyo u jeedka

0
Friday August 14, 2020 - 15:25:49 in Wararka by
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka hortagi doona iyo u jeedka

    Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda ay ku shiraan ee Villa Hargeysa. Kulanka oo lagu war galiyay Xildhibaanada ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo berri oo Sebti ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan ku leh xarruuntooda ay ku shiraan ee Villa Hargeysa. Kulanka oo lagu war galiyay Xildhibaanada ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo berri oo Sebti ah.

      Agendaha kulanka ayaa ah Warbixin Madaxweynaha JFS u jeedinayo Xubnaha Golaha Shacabka.

Madaxweyne farmaajo ayaa waxaa horyaalla arrimo dhowr ah, waxaana ilaa hadda lagu sugayaa soo magacaabista Ra’iisul Wasaare, sidoo kale arrinta doorashooyinka ayaa ka mid ah waxyaabaha ugu weyn ee horyaalla dowladda talada haysa.

     Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa muddooyinkii danbe waxaa ay yeelanayeen kulamadooda caadiga, waxaana ay horay u ansixiyeen sharciyo,iyadoo berrina uu madaxweyne farmaajo hortagi doono Golaha Sashacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip