Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka Qalimow

0
Friday August 14, 2020 - 10:30:38 in Wararka by
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay deegaanka Qalimow

    Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay afar kalena waa ay ku dhaawacantay, kaddib qarax miino oo maanta barqadii ka dhacay deegaanka Qalimow ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku geeriyootay afar kalena waa ay ku dhaawacantay, kaddib qarax miino oo maanta barqadii ka dhacay deegaanka Qalimow ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.                   Qaraxan oo ahaa Miino dhulka lagu aasay ayaa ka dhacay maqaayad ku taala deegaanka, waxaana dadka dhimashada iyo dhaawaca ka soo gaartay isugu jiraan dad rayid iyo askar.

        Wararka ayaa sheegaya in maqaayada ay aheyd goob ay inta badan ka cunteeyaan Ciidamada, dad kala duwan isugu imaan jireen.

Deegaanka Qalimow ayaa u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad, waxaana magaalada Jowhar u jirtaa illaa 30KM.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip