Ciidanka Kumaandooska oo howlgal ku qaaday degmada Kuntuwaarey

0
Friday August 14, 2020 - 19:10:23 in Wararka by
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Kumaandooska oo howlgal ku qaaday degmada Kuntuwaarey

    Ciidanka Kumaandooska ee sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka Ciidamada ku qaadeen Kuntuwaarey maanta oo jimco ah ayaa qeyb ka ahaa howlgalada muddo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Kumaandooska ee sida gaarka u tababaran ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka Ciidamada ku qaadeen Kuntuwaarey maanta oo jimco ah ayaa qeyb ka ahaa howlgalada muddooyinkii u dambeeyay ka socday Gobolka Shabeellaha Hoose.      

Saraakiil ka tirsna ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in howlgalka uu weli socdo, ciidamada Danab ay la wareegeen degmada Kuntuwaarey.

       Wararka ayaa sheegaya in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay u baxsadeen dhanka deegaanka Sablaale.

Degmada Kuntuwaarey ayaa sanadkii 2015 waxaa la wareegay Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM, inkastoo ay isaga soo baxeen, Al-Shabaabna ay dib u qabsatay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip