Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dagaalka dhacay Sh/hoose

0
Friday August 14, 2020 - 21:03:07 in Wararka by
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Koonfur Galbeed oo ka hadlay dagaalka dhacay Sh/hoose

    Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dagaal Maanta ka dhacay degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana degmadaas ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaaab iyo Ciidanka Dowladda. Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Isxaaq C

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka hadlay dagaal Maanta ka dhacay degmada Kuntuwaareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana degmadaas ka dhacay dagaal xooggan oo u dhexeeya Al-shabaaab iyo Ciidanka Dowladda. Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed Isxaaq Cali Subag ayaa sheegay in dagaal kaas uu ahaa mid qorashaysan oo ay fuliyeen ciidanka Danab oo la wareegay degmada, waxaana sidoo kale wasiir Isxaaq uu sheegay in ay soo dhaweynayaan qabsashada ay ciidanka dowladdu qabsadeen Kunturwaareey.
         Sidoo kale waxaa uu sheegay in gacanta lagu dhigi doono Sablaale oo ka mid ah degaanada ay Al-shabaab gacanta ku hayaan.

Dagaalkii maanta ayaa waxaa la sheegay in uu ahaa mid khasaare dhimasho iyo dhaawac leh uu ka dhashay, waxaana Saraakiisha ciidanka Dowladdu ay sheegeen in Al-shabaab ay khasaare gaarsiiyeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip