HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-AUG-2020

1
Saturday August 15, 2020 - 10:48:42 in Wararka by
  • Visits: 350
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 15-AUG-2020

    Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka hortagi doona iyo u jeedka Xildhibaanadda G/Shacabka ayaa maanta kulan ku leh xarruuntooda ay ku shi raan ee Vil la Hargeysa. Kul anka oo lagu war galiyay Xildhib aanada ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamanka hortagi doona iyo u jeedka Xildhibaanadda G/Shacabka ayaa maanta kulan ku leh xarruuntooda ay ku shi raan ee Vil la Hargeysa. Kul anka oo lagu war galiyay Xildhib aanada ayaa waxaa la filayaa in uu qabsoomo berri oo Sebti ah. Agendaha kulanka ayaa ah Wa rbixin Madaxweynaha JFS u jeedinayo Xubna ha G/Shacabka. Madaxweyne farmaajo ayaa waxaa horyaalla arrimo dhowr ah, waxaana ilaa hadda lagu sug ayaa soo magacaabista R/Wasaare, sidoo ka le arrinta doorashooyinka ayaa ka mid ah wax yaabaha ugu weyn ee horyaalla dowladda talada haysa. Xildhibaanada G/shacabka ayaa muddooyin kii danbe waxaa ay yeelanayeen kulamadooda caadiga, waxaana ay horay u ansixiy een shar ciyo,iyadoo berrina uu madaxweyne farmaajo hortagi doono Golaha /Shacabka BFS.


Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal tacsi ah u diray Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

     Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo ayaa uga tacsiyeeyay G/G/Sh. Md.Max amed Mursal Sh.C/xmaan geerida ku timid –Alle ha u naxariistee- Adeerkii Sh.Cusmaan Sh.C/maan oo ku geeriyooday M/ Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa Alle u weydiiyey Marxu umka inuu hooygiisa ka yeelo Janatul Firdow sa,Samir iyo iimaanna uu ka sii yo dhammaan ehelada, qoyska iyo qarabaada uu ka tagay.

    "Innaa Lillaahi wa innaa Ileyhi Raajicuun.Waxaan idinla qeybs anayaa murugada geerida Adeer Sh.Cusmaan Sh/C/maan oo Muqdisho ku geeriyooday.

     Waxaan dhammaan ehelada iyo qoyska uu ka tagay Alle uga baryayaa inuu Samir iyo iima an idinka siiyo,gaar ahaan G/Mursal Sh.

Marxuumka Alle ha u danbi dhaafo, hooygiisa na haka yeelo Jannatul Firdows.”

Xaaf oo Hambalyo u diray shacabka iyo hoggaanka

     Madaxweynihii hore Maamulka Galmudug Md.Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa shacab ka iyo  hoggaanka Maamulkaas u diray hamba lyo ku aaddan maalinta loo asteeyay Aas-Aas ka Galmudug.

     Waxaa uu sheegay in maamulka Galmudug ay ka mid ahaayeen maamuladii dalka kasoo saray KMG, waxaana uu ugu ham baly eeyay maamlinta khaas ka u ah shacabka Galmudug.

   "Shacabka & hagaan ka Galmu dug waxaan ugu Hambalyeenayaa sanad guurada 14-aad ee kasoo wareegtay markii la aas aasay Maamulka Galmudug sa nadkii 2006. Galmudug waxa ay ka mid aheyd maamuladii KMG ahaa ee dalka ka dhisnaa ee wax ka ansixiyay dastuurka” ayuu yiri Maadx weynihii hore Galmudug Xaaf.

  Maamulka Galmudug ayaa Shalay u dabbaal degaya 14-ka bisha 8aad oo u astaysan in ay tahay aas-aaskii maamulka Galmud ug,waxa na deganada mamulkaas ka socda munaasa bado loogu dabbaal degayo sanad guurada 14aad M/G/Galmudug.

Ciidanka Kumaandooska oo howlgal ku qaaday degmada Kuntuwaarey

  Ciidanka Kumaandooska ee sida gaarka u ta babaran ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan ku qaaday degmada Kuntuwaarey ee G/ Sh/ Hoose.Howlgalka Ciidamada ku qaadeen Kun tuwaarey Shalay oo jimco ah ayaa qeyb ka ahaa ho wlgalada muddooyinkii u dambeeyay ka socday G/ Sh/Hoose. Saraakiil ka tir sna ciidanka xoogga dalka ayaa sheegay in howlgalka uu weli socdo, ciidamada Danab ay la wareegeen degmada Kuntuwaarey.

  Wararka ayaa sheegaya in Dagaalamayasha Al-Shabaab ay u baxsadeen dhanka deegaan ka Sablaale.

    D/Kuntuwaarey ayaa sanadkii 2015 waxaa la wareegay Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM, inkastoo ay isaga soo baxeen, Al-Shabaabna ay dib u qabsatay.

Beesha Caalamka oo War adeg kasoo saartay Shirka Dhuusamareeb

     Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalam ka (ee liiska hoos ku taxan)* waxay ku hanw eyn yihiin shirka ay madaxda DFS iyo D/Gob oleedyada Xubnaha ka ah DFS dib isugu iman ayaan M/Dhuusamareen 15ka bishan Agoosto, sida qorsheysan, iyadoo ay ka soo qaybgalayaan dhammaan madaxda DGXDF iyo DFS.

 Waxaa lagama maar maan ah in la dhowro kalsoonidii dhowaan la abuuray ee madaxda ka dhexeysa iyo la sii wado geeddi-socodka isfaham-dhisidda ee billaabmay intii la joogay shirweynihii hore ee Dhuusamareeb si ay Soomaaliya ugu sii socoto waddo siyaasadeed oo xasilloon.

      Haddii cid ka mid ah madaxdu uu ka qayb geli waayo shirweynaha soo socda waxay baa bi’in doontaa kalsoonida weli jilicsan, waxay wii qi doontaa geeddi-socodka isfaham-dhisidda, waxayna hoos u dhigi doontaa inuu kulanku awood u yeesho in lagu gaaro go’aamo la hir gelin karo.

   Iyadoo 3bilood keliya ay ka hartay taariikhda bisha Nofeembar ee la qorsheeyay inay dhaca an doorashooyinka federaalka ee sannadka 20 20,& iyadoo 4bilood keliya ay ka dhiman tahay inta uusan dhammaanin xilli xileedka BFS 10 aad, saamilleyda Sooma aliyeed waxay u baah an yihiin inay si degdeg ah ugu heshiiyaan wi xii la qaban lahaa si horey loogu socdo, iyo ga ar ahaan hanaanka doorashada, oo dib u dhac dheeraad la’aan ah.

   Hawsha guddiga farsamada ee loo xilsaaray inuu ka soo baaraandego soona diyaariyo talo oyinka hanaanka doorashada ee ay madaxdu isla qorfeyn doonaan ayaa lagama maarmaan u ah guusha shirweynaha la sugayo.

  Waxaan ka walaacsanahay in qaar ka mid ah D/G/yada Xubnaha ka ah DFS  aan weli guddi ga u soo dirin wakiilladooda. Waxaan ku boori naynaa inay wakiilladooda u ogolaadaan inay ka qaybqaataan hawsha guddiga, oo durbaba la billaabay, inta ay sii wadaan wadahadallada ay kula jiraan hoggaanka DFS si loo xalliyo arri maha weli taagan.

     Waxaan xusuusanaa in muddadii la jooga shirweynihii hore, ay madaxdu ku heshiiyeen inay lagama maarmaan tahay inay dalka ka dhacdo doorasho waqtigeeda ku dhacda oo dhammaan saamilleyda qancisa lana hirgelin karo. Sidaa daraadeed, guddiga farsa mada waa inuu diiradda saaro inuu dejiyo xulashoo yin laga xulan karo si loogu heshiiyo qaab door asho oo lagu gaaray isutanaasul, si loo qanc iyo dhammaan saamilleyda.

  Waxaan mar kale adkeynaynaa, sidaan horey ba ugu sheegnay baaqyadeenii hore iyo wada hadallada hadda noo socda ee aan la leena hay dhammaan saamilleyda, in qaab doorasho kasta oo uu si qasab ah ku mariyo mid keliya oo ka mid ah saamilleyda, ama qaar yar oo ka mid ah saamilleyda, iyadoon ogolaansho laga helin dhammaan saamilleyda, uusan yeelan do onin sharciyad dalkana laga hirgelin karin.

   Waxaan haddana adkeynaynaa, maadaama uu nagu soo fool leeyahay dhammaadka xilli xileedka Baarlamaanka 10aad, in tal ada wixii la qaban lahaa si horey loogu socdo, ay ku he shiiyaan dhammaan saamilleyda, oo ay ka mid yihiin DFS, D/Goboleedyada Xubnaha ka ah DFS, 2da Aqal ee Baarlamaanka iyo xisbiyada siyaasadda. Waa inuusan hal saamilley oo kel iya, oo uu ku jiro sharc idejiyaha laftiisa, qaada nin go’aan keligiis ah oo uu ku kordhiyo xilli xi leedka Baarlamaanka 10aad ama laanta fulin ta federaalka. Waxaan diyaar u nahay inaan ta geerada lagama maarmaanka ah siino qabash ada shirweynaha Dhuusamareeb ee soo soc da&hawsha dhabta ah ee guddiga farsamada.

D/Maraykanka oo ka hortimid mudo kororsi

      D/Maraykanka ayaa ka hadashay arrimaha doorashooyinka dalka iyadoo Shalay qoraal ka soo baxay Safaarada Maraykanka ee dalka Soomaaliya loogaga soo horjee stey muddo kordhin. Mareykanka ayaa sheegay inuu si weyn u quudareyn ayo natiijada shirka Dhuusamareeb 3,baahida loo qabo wadatashiyo iyo isu tana asul dhab ah oo furo u noqda in is afgarad lag a gaaro.

    "Nooca doorasho ee raalli la isaga yahay wu xuu u baahan yahay DFS, Maamul Goboleed yada, Baarlamaanka iyo daneeyaya asha siy aasadda.”ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay safaarada Maraykanka.

 "Waa in doorashada waqtigeeda ku dhacdaa, iyadoo aanu jiri doonin wax muddo kororsi ”ay aa la sii raaciyay qoraal ka soo baxay safaar ada Maraykanka ee dalka Soomaaliya.

    Qoraalkan ayaa ku soo beegmaya xilli wax yar ay ka harsan tahay shirka lagu ballamay ee Dhuusamareeb 3. Qaar ka mid ah hogaam iyaasha mucaaradka ayaa hore ugaga digey in DFS ay sameysato muddo kordhin.


Wasiir Beyle: Soomaaliya 20-ka sanno ee soo socota waa in ay noqoto meel Afrika laga quudiyo

     Kulan looga hadlayay kaalinta Dhallinyara da & Haweenka ee horumarinta dhaqaalaha dalka ayaa lagu qabtay M/Muqdisho, kaasoo ay soo qaban qaabisay W/Maaliyadda XFS.

  Kulankan ayaa aad loogu fallanqeeyay hour marinta dhaqaalaha iyo dib u habeynta maaliy adda,gaar ahaan horumarka laga gaaray dib habeynta Maaliyadda dalka oo ay hourmuud u tahay W/Maaliyadda.

     Munaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay madaxda W/Maaliyad da & maamulka guud iyo qeybaha kale duwan ee bulshada gaar Dhallinyarada iyo Haweenka. Agaasimaha Guud ee W/Maal iyadda Saleebaan Sh.Cumar ayaa sheegay in dhallinyaradda iyo haweenku ay door muhiim ah ku leeyihiin ka qabqaadashada dib u dhiska dalka iyo horumarka dhaqaalaha.

  Waxaa munaasabadda ka qeybgalay W/W/ Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, W/ku xigeenka W/Maaliyadda Prof. C/hi Sh. Cal{Qalocow}, Agaasimaha Guud ee Wasaa radda Saleebaan Sh.Cumar, Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada Maamulka G/Ban aadir Basma Caamir Shakeeti, G/Uruurka Haw eenka Qaranka Batuulo Sh. Axmed Gabballe iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

 Kulanka ayaa diiradda lagu saaray haweenka iyo dhalinyarada iyo sida ay qeyb muuqata uga qaadan karaa kobcinta dhaqaalaha dalka gaar ahaana bixinta canshuuraha. W/Maaliyadda XFS Dr. Beyleh ayaa sheegay in ay muhiim ta hay bixinta canshuuraha si loo horumariyo dha qaalaha dalka.

 Wasiirka ayaa sheegay in doorka dhallinyara da &haweenka uu muhiim u yahay horumarin ta dhaqaalaha iyo dib u dhiska dalka.

 Md.Beyle ayaa xusay in dadaalka deyn cafinta Soomaaliya ay ku yimid horumarka iyo dib ha baynta hannaanka Maaliyadda dalka la ga ga aray. "Waxaan u mahadcelinyaa canshuur bixa ya asha Soomaaliyeed, waxaa ii muuqata in dalkani uu rajo badan leeyahay, waxaan ka fik areyna in Soomaaliya ay 20-ka sano ee soo socota ay Soomaaliya noqoto meel Afrika laga quudiyo, ogaada haddaan casnhuurta la bixin dalkan meel ma gaarayo”. Ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda.

   G/Dhalinyarada G/Banadir ayaa muujiyey si da ay uga go’an tahay in ay W/Maaliyadda gar ab istaagaan. Guddoomiyha Haweenka Qaran ka Batuulo Sh.Axmed Gaballe ayaa wasaarad da maaliyadda ku bogaadisay sida ay awood da u siineyso haweenka iyadoo balan qaaday inay garab taagan yihiin haweenka.

  Dhamaan masuuliyintii ka hadashay goobta oo ay kujireen kuwa ka socday dhalinyarada, haweenka iyo hey’adda Culimada ayaa uga mahadcelisay wasiirka Maaliyada sida uu ahmi yadda u siiyeyin dhalinyarada & haweenku do or firfircoon ku yeeshaan hormarinta dhaqaal aha.  Munaasabaddan ayaa qeyb ka aheyd Ba rnaamijyada W/Maaliyadda ee la falgalida dad weynaha & qeybaha kale duwan ee bulshada si kor loogu qaado dhaqaalaha & wacyigellinta canshuuraha taas oo uu gacan ka geysanayo Bangiga Horumarinta Afrika.

Agaasimihii Madaxtooyadda Somalia oo shaqada ka tegay

    Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegaya in Agaasimihii Madaxtooyada Soomaaliya Nuur Diiriye Fuursade uu isaga ta gay shaqada Madaxtooyada, ka dib muddo sa nad ah oo uu xilkaas hayay.

  Weli ma jiro Qoraal ilaa hadda uu Dr. Fuursa de isku casilay oo u diray Madaxweynaha Soo maaliya, hayeeshee shaqo ka te gistiisa ay xaqi ijiyeen ilo ku dhow Mas’uulka.

   Nuur Diiriye Fuursade ayaa waxaa la shegayaa inuu ka mid ahaa ragga aadka loogu saadaalinayay in loo magacaabayo xilka R/Wasaaraha dalka. Lama oga shaqo ka tagis tiisa inay la xiriirto ku hung oobida xilka R/Was aaraha, waxaana wararka ay intaas ku sii dar ayaan  inuu dib ugu laabtay dalka Canada oo markii hor e uu ka imaaday.

    Madaxweyne Maxamed C/hi Farmaajo ayaa Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) 15-ka bishii May 2019 u magacaabay xilka Agaas imaha Madaxtooyada ilaa xiligaasna hayay jagadan. Xigasho:Radiodalsan.com

Muxiyaddiin Darba-weyne: Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii

 Md. Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka G/Banaadir ayaa ka ha dlay arrimaha doorashoo yinka soo socda ee dalka, waxuuna sheegay in reer Muqdisho ay ha atan Ciil meel la jiifaan.

Md.Darba-weyne ayaa sheegay inay Riyo ku jiraan dadka qaba doora sho qof iyo cod ah inay dalka ka dhaceyso, isa ga oo sheegay in Reer Muqdisho aysan yeeli doonin in magaaladooda doorasho lagu qabto.

   "Niman Maraakiib suubsaday, laakiin Bad ay ku wadaan aan qabin waaye xaalka hadda ii muuqda, doorashada la sheegayana dalkan ka ma dhici karto, sababtoo ah tira koob dadkan laguma sameyn” ayuu yiri.

    Darba-weyne ayaa intaas ku sii daray, "G/ Banaadir ayey doorashadu ka dhaceebey ku le eyihiin G/Banaadir isagaanba D/Goboleed laha yn, Canshuurna bixiya oo Ciil meel la Jiifa, cid aan ka yeelaynana malahan doorasho meesha an halagu qabto, nin walba Gobolkiisii ayuu aadaa, taas horayna waan u sheegay.”

    Muxiyadiin Darba-weyne ayaa sheegay in haddii la isku dayo in la tirakoobo dadka, si loo aado doorasho qof iyo cod ah, ay ka soo hor jeesanayaan dad uu sheegay inay baarlamaan ka xoog ku heystaan.

   Waxa uu sheegay in sida u muuqata lagu qa sbanaa doono in odayaasha dhaqanka ay soo doortaan xildhibaanada soo socda, isagoo soo jeediyey in odayaasha wax soo dooranaya car iiri la geliyo, si loo yareeyo musuq-maasuqa.

"Koley odayaal dhaqameed ayaa wax soo do oran doona, laakiin iyaga xataa waxaan qabaa in cariiri la geliyo oo qof kasta 330 ayaa soo do oranee la dhaho, balse doorasho qof iyo cod ah ma dhici karto, waase noo kal dambe” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyey.

 Xigasho:- dhacdo.net

Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir "Shirka Dhuusamareeb3 wuxuu wataa ahmiyad Qaran”

     Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka digay in dib u dhac uu ku yimaado Shirka Dhuusamareeb ee loo madalsan yahay in uu berri dhaco.

     "Shirka Dhuusamareeb3 wuxuu wataa ahmi yad Qaran, inuu fashilmana waxey dalka u hor seedi kartaa jahwareer ku saabsan kala-gu urka iyo qabsoomida doorashada heer qaran. Shaqsiyaadka ka shaqeynaya in shirku qabso omi waayo ama natiijadiisa la daciifiyo, ha oga adaan iney ku noqon doonto siriq-siyaasadeed oo aan ka baxsasho laheyn” ayuu yiri Guddo omiyihii hore Gobolka Banaadir  Taabid Cabdi.

Sidoo kale Waxaa uu sheegay in loo baahan yahay dib u heshiisiin dhab ah, waxaa sidoo ka le uu sheegay in dhinacyada siyaasadda isku haaya ay la yimaadaan is faham siyaasadeed.

"Waxaan ka digeynaa in dalka la galiyo xaalad hubanti la’aan ah.

      Shirka Dhuusamareeb3 wuxuu dadka Soo maaliyeed u yahay gacan dib-u-heshisiin & jih ada deganaansho siyaasadeed oo lagu gaari karo isfaham. Cidii diida fursad aha "is ogolka siyaasadda” way iska caddahay togga dheer oo ay ku sii socdaan, balse dadka Soomaaliy eed ee garanaya meesha laga yimid wey soo jeedaan.

     Waqtigu waa gabaabsi, waxaana lama hura an ah in xaaladda kala-guurka ah laga heshi iyo.Waxaan ku baaqeynaa in tallada shacabka Soomaaliyeed iyo midda Xisbiyada dhug loo yeesho, oo dannaha shaqsiga ah laga tago, xo oggana la isugu geeyo inuu qabsoomo shirka iyo in xal-waara la wada gaaro si danta caam ka ah u guuleysato”.

Dowladda Somalia oo soo saartay digniin la xi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip