Wararka

Qareenka Madaxweyne Donald Trump Oo Afka Furtay

0 Visits: 213 | Thursday November 05, 2020 - 18:08:20
..

Read More »

Hay'adda INTERSOS oo ku dhawaaqday inay 28 sano kadib xirayso howlgalkeedii Soomaaliya

0 Visits: 221 | Thursday November 05, 2020 - 17:48:50
Hay'adda INTERSOS oo ah hay'ad ka shaqeysa arrimaha samafalka, ayaa maanta ku dhawaaqday inay xireyso howlgalkeedii Soomaaliya, ka dib 28 sano oo ay ka shaqeynaysay gudaha Soomaaliya. Agaasimaha hay'adda INTERSOS, Kostas Moschochoritis, ayaa sheegay inay dood dheer kadib go'aan ku gaareen…

Read More »

Joe Biden oo helay codadkii ugu badnaa ee uu helo musharrax Mareykan ah.

0 Visits: 205 | Thursday November 05, 2020 - 17:46:15
Musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga ee Joe Biden ayaa jabiyay rikoorka musharaxii ugu codadka badnaa doorashooyinka Mareykanka 120-kii sano ee la soo dhaafay, Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama ayaa 2008-dii ku guuleystay codadkii ugu badnaa ee uu helo madaxweyne Mareykanka balse haatan waxaa…

Read More »

Farriin degdeg ah oo ku socota Ra'iisal Wasaare Rooble

0 Visits: 245 | Thursday November 05, 2020 - 17:39:52
Madaxweynaha Banadir State C/llaahi Axmed Maxamuud ayaa farriin degdeg ah waxa uu u diray Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, isagoona ka dalbaday inuu wax ka qabto xaaladda dadka ku dhaqan gobolka Banaadir ee xuquuqdooda la duudsiinayo.

Read More »

Madaxweyne ku xugeenka Galmudug oo booqday deegaano laga saaray A-shabaab

0 Visits: 169 | Thursday November 05, 2020 - 17:24:56
Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid oo uu wehelinayo Ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Wasiiro,Xildhibaano iyo Maamulka Caasimadda ayaa maanta booqday jiida hore ee dagaalka Al-shabaab looga saarayo deegaanada Galmudug.

Read More »

Dhageyso:-Ayax ku habsaday degaano ka tirsan Degmada balcad

0 Visits: 199 | Thursday November 05, 2020 - 17:22:10
Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayan in Ayax farabadan Maanta lagu arkay degaano hoostaga degmadaas, isla markaana uu ku habsaday Beero ku yaalla degaannadaas. Beeraleyda degmada Balcad ayaa waxaa ay sheegeen in Ayaxa oo si raxan raxan ah u socda uu…

Read More »

Itoobiya, Masar & Sudan oo ka heshiin waayay khilaafka Wabiga Nile

0 Visits: 221 | Thursday November 05, 2020 - 17:19:24
Dowladaha Egypt, Ethiopia iyo Sudan ayaa ku guuldarraystay inay heshiis ku garaan wadahadalladoodii cusbaa ee ay diiradda ku saarayeen xal ka gaarista muranka sanad jirsaday ee ka dhashay biyo xireenka Ethiopia ay ka dhisayso wabiga Blue Nile, sida ay Arbacadii sheegeen mas'uuliyIin ka tirsan sadaxdaasi…

Read More »

Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Go'aano Soo Saaray

0 Visits: 171 | Thursday November 05, 2020 - 17:15:40
Fadhigii 66aad ee golaha wasiirrada Somaliland ay ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa warbixin lagaga dhigeystay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland, iyadoo goluhuna dood iyo falan-qayn dheer ka…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo kormeer sameeyay

0 Visits: 198 | Thursday November 05, 2020 - 17:12:47
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Ujeedka kormeerka Ra'iisul Wasaaraha ayaa ahaa mid uu ugu guur galayay howlaha baaxadda leh ee ka socda garoonka, isagoo kormeeray…

Read More »

ames Swan iyo Biixi oo ka wadahadlay soo celinta wada shaqaynta labada dhinac

0 Visits: 173 | Thursday November 05, 2020 - 17:06:56
Qaramada Midoobay iyo xukuumadda Somaliland ayaa bilaabay wadahadal ku saabsan shuruudo cusub oo u oggolaanaya UN-ka iyo hay'adaheeda inay si gooni gooni ah ula macaamilaan Somaliland.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Sheekh Shariif oo kulamo ka wada Jowhar

0 Visits: 187 | Thursday November 05, 2020 - 17:02:33
Madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo dhaqanka bulshada reer Hirshabelle ee Ku sugan Jowhar

Read More »

In kabadan 100,000 oo ruux oo maalin qura dalka Maraykanka kula dhacay Corona Virus

0 Visits: 182 | Thursday November 05, 2020 - 16:59:16
In kabadan 100,000 oo kiis oo ah xaaladaha cusub ee xanuunka Covid-19 ayaa laga diiwaan galiyay wadanka Mareykanka 24'kii saac ee ugu danbeeyay taas oo ah kiisaskii ugu badanaa ee maalin qura ladiiwaan galiyo.

Read More »

SAWIRO:- Banaanbax ka dhacay degmo ka tirsan Gobolka Galgaduud

0 Visits: 209 | Thursday November 05, 2020 - 16:54:39
Banaanbaxaan oo ahaa mid nabadeed ayaa waxaa uu Maanta ka dhacay degmada Cabudwaaq oo ku taalla Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee Maamulka galmudug, iyada oo ay ka qeyb-galeen inta badan Bulshada degmadaas. Boqolaal kamid ah dadka ku nool degmada Cabudwaaq oo isugu jira, Arday, Ganacsato iyo Maamulka degmada…

Read More »

Hay'ad Caalami ah War ka soo saartay xaaladda ka taagan gobolka Tigreega

0 Visits: 179 | Thursday November 05, 2020 - 16:52:12
dhibaatooyinka aan daaha laga qaadin ee ka dhex aloosan Itoobiya, maamulka federaalka iyo kuwa maamul goboleedyaduna waa inay xaaladda amni ee soo ifbaxaya si deggan uga jawaabaan iyadoo la ilaalinayo xuquuqda dhammaan dadka Itoobiyaanka ah. Waxaan saaxibada Itoobiya caalamka ee Itoobiya oo ilaa haatan…

Read More »

Madaxweynaha Koofurgalbeed oo magacaabay guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed

0 Visits: 149 | Thursday November 05, 2020 - 16:51:04
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka heer Dowlad-goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya.

Read More »

Shir Maalintii Saddexaad ka socda Muqdisho, xilli wadooyinka loo xiray

0 Visits: 159 | Thursday November 05, 2020 - 16:49:15
Ra'iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Banbaxa Golaha Wasiirrada oo galay maalintii 3aad, iyada oo lagu wado in gelinka dambe ee Maanta las oo geba-gabeeyo.

Read More »

Qaramada Midoobay oo ka hadashay xiisada ka jirta dalka Ethiopia

0 Visits: 198 | Thursday November 05, 2020 - 16:41:42
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo qaab nabaeeed khilaafaadka jira.

Read More »

Afarta Dumar ee sida weyn uga soo horjeeday Madaxweyne Trump oo guuleystey

0 Visits: 502 | Thursday November 05, 2020 - 16:27:53
Afarta haween ee ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga dalka Maraykanka oo loo yaqaan Kooxda ayaa ku wada guuleystey kuraastooda doorashadii ka dhacday dalka Maraykanka.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka dowladda Ethiopia iyo gobolka Tigray-ga

0 Visits: 172 | Thursday November 05, 2020 - 16:16:26
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa wacad ku maray in uu sii wadi doono howlgalka militeri ee ka dhanka ah gobolka Tigreega inkasta ay jiraan baaqyo caalami ah oo ku aadan ilaalinta amniga. Maamulka Abiy wuxuu ku eedeeyay xisbiga TPLF ee ka taliyo gobolka Tigreega in uu wado weerar ka dhan…

Read More »

Sidee ayay warbaahinta dunida u tebineysaa doorashada Mareykanka?

0 Visits: 602 | Thursday November 05, 2020 - 15:54:38
Suurtogalnimada ah rabshado ka dhaca Mareykanka, sababo la xiriira doorashada aan weli kala caddeyn, ayaa saldhig u ah tebinta warbaahinta dhowr dal. Meelaha qaar, waxaa arrintan looga gol leeyahay in lagu wiiqo Mareykanka. Raadiyaha dowladda ee Iiraan ayaa soo tebiyay rabshado ka dhacay Los Angeles,…

Read More »