Madaxweyne ku xugeenka Galmudug oo booqday deegaano laga saaray A-shabaab

0
Thursday November 05, 2020 - 17:24:56 in Wararka by
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne ku xugeenka Galmudug oo booqday deegaano laga saaray A-shabaab

    Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid oo uu wehelinayo Ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Wasiiro,Xildhibaano iyo Maamulka Caasimadda ayaa maanta booqday jiida hore ee dagaalka Al-shabaab looga saarayo deegaanada Galmu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Ali Dahir Eid oo uu wehelinayo Ku simaha Gudomiyaha Barlamanka Wasiiro,Xildhibaano iyo Maamulka Caasimadda ayaa maanta booqday jiida hore ee dagaalka Al-shabaab looga saarayo deegaanada Galmudug.

Madaxweynaha iyo wafdiga uu hoggaaminayay ayaa soo kormeeray deegaano hor leh oo ay la wareegeen ciidamada qalabka sida, islamarkaana ay ka saareen Al-shabaab, iyagoona ciidamada ku dhiiri geliyay kordhinta howlgalada Al-shabaab.

Ku simaha Madaxweynaha iyo wafdigii u hoggaaminayay ayaa hoggaanka Saadka ee Ciidamada qalabka sida ku wareejiyay sahay iskugu jirta Timir, Buskut, biyo iyo Caano waxana Madaxweynaha u balanqaaday Ciidamada in aysan kala joogsan doonin taageerada.

Ugu Danbeyn Madaxweynaha ayaa u mahadceliyay Maamulka Caasimadda Dhusamareeb oo taageero aan kala go,lahayn la garab tagan Ciidamada howlgalaya wada




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip