Wararkii ugu dambeeyay Sheekh Shariif oo kulamo ka wada Jowhar

0
Thursday November 05, 2020 - 17:02:33 in Wararka by
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu dambeeyay Sheekh Shariif oo kulamo ka wada Jowhar

    Madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo dhaqanka bulshada reer Hirshabelle ee Ku sugan Jowhar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Dalka Soomaaliya ahna guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay siyaasiyiinta, waxgaradka iyo dhaqanka bulshada reer Hirshabelle ee Ku sugan Jowhar


Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada Jowhar ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmay Siyaasiyiinta, waxgaradka iyo Odayaasha dhaqankad degaannada reer Hir-Shabeelle.           

       Xubnaha oo la kulmay Sheekh Shariif ayaa waxaa kamid ah, Madaxweyne ku xigeenka Hir-Shabelle Cali Guudlaawe, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Hir-Shabelle Maxamed Cali Caadle, Taliyihi hore ee Nabad sugidda Qaranka Sanbaloolshe oo kamid ah wadfiga la socday & xubno kale.

             Siyaasiyiinta, waxgaradka & duubabka dhaqanka ayaa waxaa ay Sheekh Shariif uga mahad celiyeen sida uu dadaalka iyo waqtiga ugu bixinayo in ladhismo maamulka hir-Shabeelle oo heshiis lagu wada yahay.

     Qaar kamid ah Duubabka dhaqanka Hir-Shabeelle oo ay kamid yihiin,Ugaaska imaamka iyo Wabarka Mudulood ayaa iyana sheegay inay kaalintooda ka qaadan doonaan dhismaha Hir-Shabeelle, waxaana ay u mahad celiyeen Madaxweyne hore Sheekh Shariif.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip