Qaramada Midoobay oo ka hadashay xiisada ka jirta dalka Ethiopia

0
Thursday November 05, 2020 - 16:41:42 in Wararka by
  • Visits: 199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay oo ka hadashay xiisada ka jirta dalka Ethiopia

    Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo qaab nabaeeed khilaafaadka jira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo qaab nabaeeed khilaafaadka jira.

Xoghayaha ayaa sheegay inuu aad uga waalacsanyahay isku dhacyada hubeysann ee ka jira gobalka Tigreega ee waqooyiga dalkaas, wuxuuna ku baaqay in si deg deg ah loo xalliyo dhibaatda taagan.

Sidoo kale, afhayeen u hadlay Qarmada Midoobe ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in la qaado tillaabo deg deg ah si loo joojiy xiisada ka aloolsan dalka Itoobiya.

Qaramada Midoobe ayaa sheegtay inay ka go’antahay inay Itoobiya ka taageerto hiigsigeed ah wada noolaansho nabadeed iyo mustaqbal wanaagsan.

R’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa shalay ku dhawaaqay howl gal military oo ka dhan ah Jabhadda ka dagaalanta gobalka Tigreega ee lagu magacaabo Jabhadda Xoraynta dadka Tigreega.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip