Shir Maalintii Saddexaad ka socda Muqdisho, xilli wadooyinka loo xiray

0
Thursday November 05, 2020 - 16:49:15 in Wararka by
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Maalintii Saddexaad ka socda Muqdisho, xilli wadooyinka loo xiray

    Ra'iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Banbaxa Golaha Wasiirrada oo galay maalintii 3aad, iyada oo lagu wado in gelinka dambe ee Maanta las oo geba-gabeeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Banbaxa Golaha Wasiirrada oo galay maalintii 3aad, iyada oo lagu wado in gelinka dambe ee Maanta las oo geba-gabeeyo.

Shirka ayaa Ajandeyaasha maanta looga hadlayo waxaa ka mid ah: Qorshaha 100-ka maalmood iyo Saxiixa Axdi Howleedka Wasiirrada & Ra’iisul Wasaaraha.

Saddexda maalmood ee uu shirka socdo ayaa waxaa Shacabka Magaalada muqdisho laga xiray wadooyinka ugu muhiimsan Caasimadda, waxaana lagu arkayaa wadooyinka Shacabka oo si raxan raxan ah u lugeynaya.

Ciidamada Dowladda Somaaliya ayaa gaadiidka noocyadiisa kala duwan Maalintii saddexaad oo xiriir ah waxaa ay u diidayaan inay maraan Isgoysyada ugu muhiimsan Magaalada Muqdisho, waxaana arrintaasi walaac ka muujiyay Shacabka Magaalada Muqdisho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip