In kabadan 100,000 oo ruux oo maalin qura dalka Maraykanka kula dhacay Corona Virus

0
Thursday November 05, 2020 - 16:59:16 in Wararka by
  • Visits: 184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    In kabadan 100,000 oo ruux oo maalin qura dalka Maraykanka kula dhacay Corona Virus

    In kabadan 100,000 oo kiis oo ah xaaladaha cusub ee xanuunka Covid-19 ayaa laga diiwaan galiyay wadanka Mareykanka 24'kii saac ee ugu danbeeyay taas oo ah kiisaskii ugu badanaa ee maalin qura ladiiwaan galiyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

In kabadan 100,000 oo kiis oo ah xaaladaha cusub ee xanuunka Covid-19 ayaa laga diiwaan galiyay wadanka Mareykanka 24'kii saac ee ugu danbeeyay taas oo ah kiisaskii ugu badanaa ee maalin qura ladiiwaan galiyo.

Sidoo kale tirada dhimashada ee saacadihii ugu danbeeyay ladiiwaan galiyay ayaa ka badan 1,100 ruux.

Tirada kiisas xanuunka Karona ee kordhay ayaa ugu wacan doorashada ka soconayso wadankaasi taas oo meelaha qaar keentay in dad badan ay iskugu soo baxaan.

Guud ahaan dadka uu xanuunkan kula dhacay gudaha wadanka Mareykanka ayaa ka badan 9.5 milyan oo ruux halka tirada dhimashadana ay ka badan tahay 233,000 oo ruux.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip