Wararka

Jeneral Odowaa oo faah faahin ka bixiyay Howlgal ay Al-Shabaab uga dileen rag badan.

0 Visits: 230 | Sunday November 29, 2020 - 19:23:14
Faahfaahino ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ciidamada xoogga dalka iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dhex-maray deegaan lagu magacaabo Ceel-gub oo hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabbellada Dhexe. odawaa Taliyaha ciidanka xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamada…

Read More »

XF Somalia oo 'dib u dhaca' doorashada ku eedeysay maamul goboleedyada

0 Visits: 227 | Sunday November 29, 2020 - 19:21:44
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlayey Telefishinka Universal ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan doorashooyinka Soomaaliya ee 2020 illaa 2021-ka. Dubbe ayaa si gaar ah uga hadlay dib u dhac ku yimaada doorashada, gaar ahaan soo xulista xildhibaanada…

Read More »

Bannaanbaxayaal Israa'iiliyiin ah oo dalbanaya in uu is casilo Netanyahu.

0 Visits: 225 | Sunday November 29, 2020 - 19:20:20
Kumanaan shacab reer israa'iil ah ayaa dhowr magaalo oo maamulkaasi ka tirsan ka dhigay dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in uu is casilo Ra'iisalwasaare Benjamin Netanyahu. Sida ay xustay warbaahinta rasmiga ah ee Israa'iil, arrinkan ayaa ka danbeeyey ka dib markii Israa'iil uu ka dhaqangalay…

Read More »

Baarlamaanka maamulka Puntland oo soo saaray ga'aan la xiriira shirkadda DP WORLD.

0 Visits: 224 | Sunday November 29, 2020 - 19:19:27
Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa dood adag ka yeeshay heshiiska shirkadda DP World ee gacanta ku heysa dekedda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Kulanka oo ahaa kii 18-aad ee ka mid ah kalfadhiga 47-aad golaha wakiillada dowlad goboleedka…

Read More »

Abaar iyo Macaluul Daran oo Ku Habsatay Dalka Madagascar

0 Visits: 220 | Sunday November 29, 2020 - 19:18:18
Barnaamijka Cunnada Adduunka ee WFP ayaa sheegay in macaluusha ka taagan koofurta Madagaskar ay sare u sii kacayso. Macaluusha ayay hay'addu u aanaysay abaario isdaba-joog ah oo dalkaasi ku dhuftay sanadihii ina dhaafay. Macaluusha ayay hay'addu sheegtay in ay saamaysay dad tiradooda lagu qiyaasay…

Read More »

Amisom oo Baydhabo geysay 160 Askari oo Boolis ah oo ka socda Gaana

0 Visits: 192 | Sunday November 29, 2020 - 19:16:55
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed loo daabulay saraakiil ka tirsan Booliska AMISOM oo ka socda dowladda Gaana, kuwaas oo dhowaan ka soo degay magaalada Muqdisho. Saraakiishaan oo tiradooda gaareysa 160 Sarkaal ayaa ku biiraya Ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan…

Read More »

Boko Haram oo Dad Beero Qodato ah Ku Leeysay Nayjeeriya

0 Visits: 193 | Sunday November 29, 2020 - 19:15:39
Kooxda Boko Xaraam ayaa weerar ay ku qaadday gobolka Borono ee waqooyiga dalkaas ku dishay 44 qof oo dhammaantood ahaa dad beero qodato ah. Guddoomiyaha beeralayda gobolka Borno, Hassan Zabarmari ayaa sheegay in rag hubaysan oo ka tirsan Kooxda Boko Xaraam ay beegsadeen beeraleey ka shaqeynaysay beero…

Read More »

Maxa ka jira in Mustaf Dhuxulow lagu xiray Hargeysa?

0 Visits: 193 | Sunday November 29, 2020 - 19:13:40
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa sheegaya in lagu xiray Musharax Madaxweynaha Soomaaliya, Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo sidoo kale ah mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Khaalid Foodhadhi oo kamid ah wariyeyaasha ugu caansan Somaliland, ayaa sheegay in Mustaf…

Read More »

Shirka wasiirrada dibadda ururka Iskaashiga Islaamka oo la soo gabagabeeyay.

0 Visits: 217 | Sunday November 29, 2020 - 19:12:30
Shirka Iskaashiga Islaamka oo socday muddo labo maalmood ah, 27 iyo 28 bishan Nofembar, halku dhiggiisuna ahaa (Midowga la dagaallanka argagixisada ee Nabadda iyo Horumarka) si loo caddeeyo sida ay uga go'an tahay dowladaha xubnaha ka ah ururkani la dagaallankooda argagixisada iyo xag-jirnimada…

Read More »

Hoggaamiyaha Buntilaan iyo Wakiiladda Beesha Caalamka oo ka wada hadlay Arrimaha Doorashooyinka

0 Visits: 185 | Sunday November 29, 2020 - 19:10:17
Hoggaamiyaha Buntilaan Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magaalada Garoowe kula kulmay Wafdi ka kala socday Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Midowga Africa iyo Urur Goboleedka IGAD, wafdigaasi oo uu hoggaaminayo Ku-xigeenka Wakiilada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Raisedon Zenenga. Siciid Deni ayaa Wakiillada…

Read More »

Itoobiya oo ku raad joogta hogaamiyayaashii TPLF iyo Debretsion oo hanjabaad hor leh soo diray

0 Visits: 222 | Sunday November 29, 2020 - 19:08:28
Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigray, maalin uun ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la wareegtay magaalada madaxda Tigray ee Mekelle. Lama oga ilaa iyo imika halka ay ku sugan yahay hogaamiyihii gobolka Tigray ,Debretsion…

Read More »

C/rasjiid Janan oo shaaca ka qaaday 'arrin uu ka diiday' Farmaajo iyo Fahad Yaasiin

0 Visits: 172 | Sunday November 29, 2020 - 19:05:46
Wasiirka amiga dowlad goboleedka Jubbaland, Cabdirashiid Xasan Nuur (Janan) ayaa markii ugu horreysay faah faahin ka bixiyey kulamo qarsoodi ah oo uu si gaar gaar ah ula qaatay madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) & taliyaha NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir. Janan oo…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey kulan ay Midowga Musharaxiinta ku yeesheen Muqdisho

0 Visits: 182 | Sunday November 29, 2020 - 19:00:53
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta mar kale kulan ku yeeshay hoteelka Jaziira ee magaalada Muqdisho. Shirkaan ayaa la sheegay in ay uga hadleen waxyaabihii ka soo kordhay xaaladda dalka, halka qaarkoodna ay ka warbixiyeen kulamo kale oo gaar gaar ah oo ay la yesheen, madaxda qaar…

Read More »

RA'IISUL WASAARE ROOBLE OO KA QEYB GALAY SHIRWEYNAHA SANADLAHA AH EE GOLAHA QURBAJOOGTA SOOMAALIYEED

0 Visits: 213 | Sunday November 29, 2020 - 13:23:39
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo aaladda internetka kaga qeyb galay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee GSD ayaa soo bandhigay fursadaha horumarineed ee ka jira dalkeenna una baahan iskaashi iyo wadajir ah si looga faa'iideysto…

Read More »

Yaa isku Milqiyay? ( F.S:1aad) =Faallo=

0 Visits: 1387 | Sunday November 29, 2020 - 13:13:09
,,

Read More »

Dil ka dhacay degmada Jalalaqsi & dad loo qabtay

0 Visits: 237 | Sunday November 29, 2020 - 07:54:37
..

Read More »