Yaa isku Milqiyay? ( F.S:1aad) =Faallo=
,,
4. Haddii Police kii Bac ka sii noqday.
5. Haddii Qurba joogta Qeybtii qalalneyd ey Qaran hogaaminayaan.
6.Haddii Dhalinyaradii la dhagray.
7.Haddii Janankii, Jabhad noqday.
8.Haddii Imtixaankii Ardayda la inkiray.
9. Haddii Mucaaradkii Mabda la’aan noqday.
10..Haddii Ganacsatadii wada guurtay.
11. Haddii Nabadoonkii Colaad ku baaqay.
12. Haddii Dhuubkii Daniiste Noqday.
13. Haddii warfaafintii lagu wareeray.
14. Haddii Diriskii aan Dab laga shidan.
15.Haddii Hayadihii Reer hebel noqdeen.
16. Haddii Gobaladii Gooni u istaageen.
17. Haddii Doorashadii Dollar Noqotay.
18. Haddii Nabadgalyadii ,Nin wallow Naftaa noqotay.
19.Haddii wasiirkii, War mooge yahay.
20. Haddii Ciidamadii eyna Callan Difaaceeyn.
21. Haddii Golahii Shacbku ma gafe noqday.
22. Haddii Caruurtii Caano loo waayay.
Haddii aad intaan Qortana aad tahay Qaran Dumis iyo Qabyaaladiise.
Yaa isku Milqiyay? Alloow,Adigaa Awood lehe, Dalka, Dadka iyo Diinta kor ka yeel. Aamiin.
1. Haddii Masuulkii iyo Maamuladii Gobaladu ey ku Iftoodeen Ayaad Qur’aan, Odayaashii loo fasirayna intii ey Qur’aanka u khushuuci lahaayeen ay Sacab bilaabeen.
2. Haddii Culumadii ey Dadkii u sharxday Wanaaga Federaalka, Haweenkiina u mashxaradeen.
3. Haddii Xoogsatadii la xanibay, Shacabkiina la shibiyay.
4. Haddii Police kii Bac ka sii noqday.
5. Haddii Qurba joogta Qeybtii qalalneyd ey Qaran hogaaminayaan.
6.Haddii Dhalinyaradii la dhagray.
7.Haddii Janankii, Jabhad noqday.
8.Haddii Imtixaankii Ardayda la inkiray.
9. Haddii Mucaaradkii Mabda la’aan noqday.
10..Haddii Ganacsatadii wada guurtay.
11. Haddii Nabadoonkii Colaad ku baaqay.
12. Haddii Dhuubkii Daniiste Noqday.
13. Haddii warfaafintii lagu wareeray.
14. Haddii Diriskii aan Dab laga shidan.
15.Haddii Hayadihii Reer hebel noqdeen.
16. Haddii Gobaladii Gooni u istaageen.
17. Haddii Doorashadii Dollar Noqotay.
18. Haddii Nabadgalyadii ,Nin wallow Naftaa noqotay.
19.Haddii wasiirkii, War mooge yahay.
20. Haddii Ciidamadii eyna Callan Difaaceeyn.
21. Haddii Golahii Shacbku ma gafe noqday.
22. Haddii Caruurtii Caano loo waayay.
Haddii aad intaan Qortana aad tahay Qaran Dumis iyo Qabyaaladiise.
Yaa isku Milqiyay? Alloow,Adigaa Awood lehe, Dalka, Dadka iyo Diinta kor ka yeel. Aamiin.
Qore : Yahya Amir
Yaa isku Milqiyay? ( F.S:1aad) =Faallo=
,,