Wararka

Akhriso: Faalo uu Xasan Sheekh ka qoray is dhex galka Geeska Afrika

0 Visits: 1429 | Sunday November 29, 2020 - 23:50:12
,,,

Read More »

Akhriso:- Sababta Musharax Mustaf Dhuxulow Uu U Tagay Hargeysa

0 Visits: 254 | Sunday November 29, 2020 - 23:41:48
..

Read More »

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo cayrisay Safiirka Kenya

0 Visits: 275 | Sunday November 29, 2020 - 22:13:32
Dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya mudane Tarsan, halka safiirka Kenya ee Soomaaliya lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto. Tallaabadan waxay dawladda Soomaaliya ku micnaysay faragalinta ay Kenya ku hayso deegaanada Jubbaland. Waa markii labaad oo dowladda Soomaaliya…

Read More »

QM oo war cusub kasoo saartay doorashada Somalia

0 Visits: 227 | Sunday November 29, 2020 - 22:01:26
..

Read More »

Milatariga Itoobiya oo ku raadjooga hogaamiyayaashii TPLF

0 Visits: 275 | Sunday November 29, 2020 - 20:51:33
Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigrey, maalin uun ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la wareegtay magaalada madaxda Tigrey ee Mekelle. Lama oga ilaa iyo imika halka ay ku sugan yahay hogaamiyihii gobolka Tigrey ,Debretsion…

Read More »

Madaxweynaha Itoobiya oo booqasho ku tagtay Jabuuti lana kulmeysa Madaxda dalkaas

0 Visits: 239 | Sunday November 29, 2020 - 20:50:06
Madaxweynaha dowladda Itoobiya Sahle-Work Zewde ayaa booqasho rasmi ah waxaa ay ku tagtay dalka Jabuuti halkaas oo Maanta siweyn loogu soo dhaweeyay, iyada iyo wafdiga la socda. Madaxweynaha ayaa la filayaa inay la kulanto Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadli doona arrimo…

Read More »

Maxamed Bin Salman 'oo xiriirka Israel la sugaya' Biden

0 Visits: 239 | Sunday November 29, 2020 - 20:48:31
Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman ayaa la sugaya inta uu maamulka Joe Biden xilka kala wareego kan Trump, si uu xiriir rasmi ah ula yeesho Israel, waxaa sidaas weriyey Reuters iyo Wall Street Journal. "Caadiyeynta xiriirka waa soo jiidasho diiradda Biden looga weecinayo arrimaha kale ee…

Read More »

RW Rooble oo Ammaanay Kaalinta Qurbajoogta Soomaaliyeed ee Dib u Dhiska Dowladnimada

0 Visits: 237 | Sunday November 29, 2020 - 19:26:12
Ra'iisul wasaare, Maxamed Xuseen Rooble ayaa aaladda Internet-ka uga qeyb galay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed. Shirka ayay qurbajoogtu ku soo bandhigeen daraasado iyo baaritaanno ay ka sameeyeen fursadaha horumarineed ee ka jira Soomaaliya una baahan in looga faa'iideysto…

Read More »

Jeneral Odowaa oo faah faahin ka bixiyay Howlgal ay Al-Shabaab uga dileen rag badan.

0 Visits: 228 | Sunday November 29, 2020 - 19:23:14
Faahfaahino ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dagaal ciidamada xoogga dalka iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab ku dhex-maray deegaan lagu magacaabo Ceel-gub oo hoos taga degmada Cadale ee gobolka Shabbellada Dhexe. odawaa Taliyaha ciidanka xoogga dalka Odawaa Yuusuf Raage ayaa Idaacadda Ciidamada…

Read More »

XF Somalia oo 'dib u dhaca' doorashada ku eedeysay maamul goboleedyada

0 Visits: 227 | Sunday November 29, 2020 - 19:21:44
Wasiirka wasaaradda warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo la hadlayey Telefishinka Universal ayaa soo hadal qaaday arrimo ku aadan doorashooyinka Soomaaliya ee 2020 illaa 2021-ka. Dubbe ayaa si gaar ah uga hadlay dib u dhac ku yimaada doorashada, gaar ahaan soo xulista xildhibaanada…

Read More »

Bannaanbaxayaal Israa'iiliyiin ah oo dalbanaya in uu is casilo Netanyahu.

0 Visits: 223 | Sunday November 29, 2020 - 19:20:20
Kumanaan shacab reer israa'iil ah ayaa dhowr magaalo oo maamulkaasi ka tirsan ka dhigay dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in uu is casilo Ra'iisalwasaare Benjamin Netanyahu. Sida ay xustay warbaahinta rasmiga ah ee Israa'iil, arrinkan ayaa ka danbeeyey ka dib markii Israa'iil uu ka dhaqangalay…

Read More »

Baarlamaanka maamulka Puntland oo soo saaray ga'aan la xiriira shirkadda DP WORLD.

0 Visits: 222 | Sunday November 29, 2020 - 19:19:27
Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa dood adag ka yeeshay heshiiska shirkadda DP World ee gacanta ku heysa dekedda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Kulanka oo ahaa kii 18-aad ee ka mid ah kalfadhiga 47-aad golaha wakiillada dowlad goboleedka…

Read More »

Abaar iyo Macaluul Daran oo Ku Habsatay Dalka Madagascar

0 Visits: 218 | Sunday November 29, 2020 - 19:18:18
Barnaamijka Cunnada Adduunka ee WFP ayaa sheegay in macaluusha ka taagan koofurta Madagaskar ay sare u sii kacayso. Macaluusha ayay hay'addu u aanaysay abaario isdaba-joog ah oo dalkaasi ku dhuftay sanadihii ina dhaafay. Macaluusha ayay hay'addu sheegtay in ay saamaysay dad tiradooda lagu qiyaasay…

Read More »

Amisom oo Baydhabo geysay 160 Askari oo Boolis ah oo ka socda Gaana

0 Visits: 187 | Sunday November 29, 2020 - 19:16:55
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed loo daabulay saraakiil ka tirsan Booliska AMISOM oo ka socda dowladda Gaana, kuwaas oo dhowaan ka soo degay magaalada Muqdisho. Saraakiishaan oo tiradooda gaareysa 160 Sarkaal ayaa ku biiraya Ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan…

Read More »

Boko Haram oo Dad Beero Qodato ah Ku Leeysay Nayjeeriya

0 Visits: 193 | Sunday November 29, 2020 - 19:15:39
Kooxda Boko Xaraam ayaa weerar ay ku qaadday gobolka Borono ee waqooyiga dalkaas ku dishay 44 qof oo dhammaantood ahaa dad beero qodato ah. Guddoomiyaha beeralayda gobolka Borno, Hassan Zabarmari ayaa sheegay in rag hubaysan oo ka tirsan Kooxda Boko Xaraam ay beegsadeen beeraleey ka shaqeynaysay beero…

Read More »

Maxa ka jira in Mustaf Dhuxulow lagu xiray Hargeysa?

0 Visits: 192 | Sunday November 29, 2020 - 19:13:40
Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa sheegaya in lagu xiray Musharax Madaxweynaha Soomaaliya, Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo sidoo kale ah mudane ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya. Khaalid Foodhadhi oo kamid ah wariyeyaasha ugu caansan Somaliland, ayaa sheegay in Mustaf…

Read More »

Shirka wasiirrada dibadda ururka Iskaashiga Islaamka oo la soo gabagabeeyay.

0 Visits: 214 | Sunday November 29, 2020 - 19:12:30
Shirka Iskaashiga Islaamka oo socday muddo labo maalmood ah, 27 iyo 28 bishan Nofembar, halku dhiggiisuna ahaa (Midowga la dagaallanka argagixisada ee Nabadda iyo Horumarka) si loo caddeeyo sida ay uga go'an tahay dowladaha xubnaha ka ah ururkani la dagaallankooda argagixisada iyo xag-jirnimada…

Read More »