DEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo cayrisay Safiirka Kenya

0
Sunday November 29, 2020 - 22:13:32 in Wararka by
  • Visits: 280
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    DEG DEG: Dowladda Soomaaliya oo cayrisay Safiirka Kenya

    Dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya mudane Tarsan, halka safiirka Kenya ee Soomaaliya lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto. Tallaabadan waxay dawladda Soomaaliya ku micnaysay faragalinta ay Kenya ku hayso deegaanad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkeeda Kenya mudane Tarsan, halka safiirka Kenya ee Soomaaliya lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto. Tallaabadan waxay dawladda Soomaaliya ku micnaysay faragalinta ay Kenya ku hayso deegaanada Jubbaland. Waa markii labaad oo dowladda Soomaaliya ay cayriso Safiirka Kenya. Madaxweynaha Jubbaland oo kasoo laabtay Kenya ayaa shalay sheegay in doorasho aysan ka dhici doonin dalka. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip