Wararka

Nin Hooyadiis ku dilay Muqdisho oo isna la dilay

0 Visits: 270 | Wednesday December 02, 2020 - 23:00:44
...

Read More »

Mahad Salaad oo weerar xun ku qaaday Dubbe kadib hadalkii maanta kasoo yeeray

0 Visits: 239 | Wednesday December 02, 2020 - 22:21:03
,,,

Read More »

Maxaa ka jira in wiilka wasiir ka tirsan SOMALILAND uu gabar ku gowracay gurigiisa?

0 Visits: 271 | Wednesday December 02, 2020 - 20:46:10
Xukuumadda Somaliland ayaa si faah-faahsan uga hadashay dilka haweenay la sheegay inuu dilay wiil uu dhalay Wasiirka qorsheynta Somaliland Xasan Gafaadhi, xili ay ku sugneyd gurigiisa. Dilka loo geystay haweenayda oo saacadihii u dambeeyay si weyn u qabsaday baraha bulshada, ayey xukuumada Muuse Biixi…

Read More »

Shabaab oo weeraray saldhig ay leeyahiin ciidanka DF

0 Visits: 290 | Wednesday December 02, 2020 - 20:39:42
Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa weeraray xarun ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyahiin deegaanka Sabiid ee gobolka Shabelaha Hoose, waxaana halkaas ka dhashay khasaare kala duwan. Dadka deegaanka ayaa Caasimadda Online u sheegay in dhawaqa rasaasta dagaalka ay maqlayeen dhawr saacadood, dagaalkana…

Read More »

Maxamuud Sayid "Shabaab ayaan ka xorreynay Gedo, balse DF ayaa naga xoogtay"

0 Visits: 236 | Wednesday December 02, 2020 - 20:35:39
Madaxweyne ku xigeenka DG Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa si adag uga hadlay arrinta gobolka Gedo isagoo dowladda federaalka ku eedeeyay iney ka xoogtay maamul ay dhismahiisa iyo xoreyntiisa dadaal dheer usoo galeen. Maxamuud Sayid Aadan wuxuu si gaar ah ugu eedeeyay taliska hay'adda Nabad sugidda…

Read More »

Axmed Madoobe: Waa nasiib darro in Jubbaland loo diidan yahay in doorashada xildhibaanadeeda u madax bannaanaato

0 Visits: 194 | Wednesday December 02, 2020 - 20:31:49
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku hanjabay inuu doorashada xildhibaanada golaha shacabka ku wada qabanayo magaalada Kismaayo, kadib markii uu sheegay in gobolka Gedo gacantiisa ka baxay. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku eedeeyay dowladda federalka Soomaaliya in ay doonayso inay gacanteeda…

Read More »

Sheekh Maxamed Idiris oo hab muran dhaliyay uga hadlay loolanka Farmaajo iyo musharaxiinta mucaaradka

0 Visits: 191 | Wednesday December 02, 2020 - 20:27:18
Sheekh Maxamed Idiris oo muddooyinkii ugu dambeeyay u muuqday shaqsi ku milmaya siyaasadda, aadna u taageera madaxweyne Farmaajo, ayaa ka hadlay loolanka doorashada ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo musharaxiinta mucaaradka. Sheekha, oo dadka kasoo horjeeda dowladda dhexe ay ku eedeeyaan inuu qaab qabiil…

Read More »

Ammaanka barlamaanka Puntland oo aad loo adkeeyay iyo mooshin laga wado guddoomiyaha barlamaanka

0 Visits: 182 | Wednesday December 02, 2020 - 20:19:51
Ammaanka barlamaanka Puntland ayaa aad loo adkeeyay xilli uu tagan yahay khilaaf xoogan oo u dhexeeya guddoomiyaha barlamaanka, Cabdirashiid Maxamed iyo xildhibaano dhawaan ku eedeeyay inuu ku guul daraystay hoggaaminta golaha. Khilaafka ayaa sii xoogaystay markii ay soo baxday xog ku saabsan in 28…

Read More »

Maleeshiyaadka Boko Haram oo Qiratay Xasuuqii Beeralayda Nayjeeriya.

0 Visits: 186 | Wednesday December 02, 2020 - 20:01:27
Kooxda Boko Haram ayaa qiratay in ay ka dambaysay xasuuqii Sabtidii loo geystay beero qodato reer Nayjeeriya ah. Xasuuqaas ayay kooxdu si arxan darro ah ugu dilaan 76 qof oo ka mid ah beeraleyda deegaanka Midaguri ee xarunta gobolka Borno ee waqooyiga dalkaas. Waxaa weli socda baadigoobka meydadka dadka…

Read More »

Ethiopia war may turn into guerrilla insurgency, experts say

0 Visits: 1112 | Wednesday December 02, 2020 - 19:39:16
...

Read More »

Trump Oo Doonayaa In Uu Cafis U Fidiyo Dadka Isaga U Dhow

0 Visits: 232 | Wednesday December 02, 2020 - 19:37:19
,..

Read More »

Maamulka G/Banaadir Oo Balan Qaaday Ka Jawaabida Cabasho Loo Gudbiyay

0 Visits: 190 | Wednesday December 02, 2020 - 19:35:44
..

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Qabaneysa Shir Looga Hadlayo Arrin Muhiim Ah

0 Visits: 202 | Wednesday December 02, 2020 - 19:33:48
...

Read More »

Trump travel ban: 'I might finally see my sons again'

0 Visits: 1070 | Wednesday December 02, 2020 - 19:11:02
...

Read More »

Sacuudiga oo iska fogeeyey dilka Mohsen Fakhrizadeh

0 Visits: 193 | Wednesday December 02, 2020 - 19:06:51
Wasiir Sacuudiyaan ah ayaa Talaadadii ku dhalleeceeyey wasiirka arrimaha dibedda Iran inuu soo jeediyey in Riyadh ay kaalin ku laheyd khaarijinta saynisyahankii ugu sarreeyey Nukliyeerka Iran Mohsen Fakhrizadeh. Fakhrizadeh ayaa Jimcihii lagu dilay Tehran kadib iska horimaad dhex maray ilaaladiisa iyo…

Read More »

Xildhibaano weerar afka ah ku qaaday guddoomiyaha Aqalka Sare ( War-saxaafadeed)

0 Visits: 193 | Wednesday December 02, 2020 - 18:59:08
Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Soomaaliland ayaa waxaa ay eedeyn kulul u jeediyeen guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi. War saxaafadeed ay ku saxiixan yihiin illaa 47 Xildhibaan ka kala tirsan Golaha Shacabka…

Read More »

Shan ruux oo lagu dilay weerar gaari loo adeegsaday oo Jarmalka ka dhacay

0 Visits: 183 | Wednesday December 02, 2020 - 18:53:58
...

Read More »

Somalia says 51 al-Shabab fighters killed in botched military base attack

0 Visits: 1073 | Wednesday December 02, 2020 - 18:47:09
...

Read More »

Mucaaradka oo looga digay fashil ka iman kara kulan ay la yeelan rabaan Farmaajo

0 Visits: 187 | Wednesday December 02, 2020 - 18:43:54
Waxaa soo baxayo digniino loo jeedinayo siyaasiyiinta mucaaradka, taas oo ku saabsan in aysan ka qeyb gelin ama aqbalin shirka Madaxweynaha Soomaaliya rabo inuu la qaato musharaxiinta mucaaradka. Shirkan ayaa waxaa garwadeyn ka ah madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor oo sheegay inuu dhex-dhexaadinayo…

Read More »

Qatar oo waxbarasho siinaysa 57,600 oo carruur Soomaaliyeed ah

0 Visits: 216 | Wednesday December 02, 2020 - 18:40:49
In ka badan 57,000 oo carruur ah oo ku nool Soomaaliya ayaa heli doona waxbarashada aasaasiga ah, Dowladda Qatar ayaa ku dhawaaqday, ka dib markii ay heshiis wada gaareen Sanduuqa hormarinta Horumarinta Qatar iyo Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya. Heshiiska waxaa wada saxiixay Khalifa bin Jassim Al-Kuwari,…

Read More »