Qaramada Midoobay Oo Qabaneysa Shir Looga Hadlayo Arrin Muhiim Ah

0
Wednesday December 02, 2020 - 19:33:48 in Wararka by
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Qabaneysa Shir Looga Hadlayo Arrin Muhiim Ah

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Qaramada Midoobey ayaa qaban doonta berrito oo khamiis ah shir aan caadi ahayn kaas oo looga hadlaaayo sidii looga hartegi lahaa faafidda iyo la dagaalanka cudurka halista ah ee Karoona Fayras.

Shirkaan ayaa socon doona laba maalin, waxaana ka hadli doona 141 mas’uul kuwaas oo ay ka mid yihiin 53 madaxwayne, 39 Ra’iisul Wasaare iyo 38 wasiir.

Liiska madaxda hadli doonta waxaa ku jira Madaxda Ururka Caafimaadka Adduunka, Wakiilka sare ee Qaramada Midoobe u qaabilsan xuquuqda aadanaha iyo madaxa ururka shaqaalaha caalamiga ah.

In ka badan 64 malyan oo qof ayuu ku dhacay cudurka Karoona, waxaana u dhintay in ka badan hal malyan, halka ay ka caafimaadeen dad kor u dhaafaya 44 malyan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip