Trump Oo Doonayaa In Uu Cafis U Fidiyo Dadka Isaga U Dhow

0
Wednesday December 02, 2020 - 19:37:19 in Wararka by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Trump Oo Doonayaa In Uu Cafis U Fidiyo Dadka Isaga U Dhow

    ,..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,..

Waaxda caddaaladda Mareykanka ayaa fiirineysa sheegashooyinka ah in dad u ololeeyay Trump ay isku dayeen in ay adeegsadaan laaluush si ay u helaan cafis madaxweyne, sida ay muujinayaan waraaqaha maxkamadda ee aan la shaacin.

Sida ay yiraadhdeen bishii Ogosto, baarayaashu waxay bilaabeen inay baaraan "qorshe hawleed qarsoodi ah” oo laga yaabo in ay ku lug leedahay isku dayo lala xidhiidhinayo saraakiisha Aqalka Cad.



Xogtaaas wax magacyo ah ma bixinayso, laakiin waaxda caddaaladda ayaa sheegeysa in uusan jirin sarkaal dowladeed oo la baarayo.

Madaxweyne Trump qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayuu ku sheegay baaritaanka inuu yahay "war been abuur ah”.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip