Wararka

Midowga musharraxiinta oo war cusub kasoo saaray wada-hadallada ROOBLE

0 Visits: 231 | Sunday March 07, 2021 - 19:54:15
Afhayeenka midowga musharraxiinta, Daahir Maxamed Geelle oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, siiba wada-hadallada ra'iisul wasaaraha xilka sii-haya ee Maxamed Xuseen Rooble. Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar u yihiin ka musharraxiin ahaan…

Read More »

Mahad Salaad oo shaaca ka qaaday 'qorshe deganaa' oo fashilisay wada-hadalladii Rooble iyo Musharraxiinta

0 Visits: 208 | Sunday March 07, 2021 - 19:52:35
Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya, islamarkaana qeyb ka ahaa dadaallada socday ee wada-hadallada ra'iisul wasaaraha Soomaaliya iyo musharraxiinta ayaa faah faahiyey sababihii keenay inuu fashilmo shirkii ugu dambeeyey ee ay dhowaan yeesheen labada dhinac.…

Read More »

DF oo ka walaacsan go'aanka madaxweyne Joe Biden

0 Visits: 300 | Sunday March 07, 2021 - 19:17:33
Dowladda Soomaaliya ayaa si sii kordheysa uga walaacsan jiheyn cusub oo ka timid maamulka madaxweyne Biden ee Mareykanka, taasi oo ku aadan isticmaalka diyaaradaha drone-ka iyo duqeymaha ciidamada Mareykanka ay ka fuliyaan Soomaaliya. Saraakiisha Soomaaliya ayaa isbeddeladan u arka kuwa kooxda Al-Qacida…

Read More »

Saraakiisha milatariga Soomaaliya oo walaac ka muujiyay go'aanka lagu xakamaynayo duqeymaha Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya

0 Visits: 227 | Sunday March 07, 2021 - 19:11:12
Saraakiisha sar sare ee Milatariga Soomaaliya ayaa ka walwalsan amarka cusub, ee lagu soo rogay weerarada cirka oo Maraykanku ka fuliyo Soomaaliya, taasoo hadda kadib loo baahan yahay in Aqalka Cad laga saxeexo hawlgalada. Go'aankaan ayaa la sheegay inuu keenayo in Al-Shabaab oo dagaal joogto ah…

Read More »

Daawo: Sheekh Umal: Ninka kursiga ku dhagan waxaan leeyahay ku waano qaado kuwii kaa horeeyay halkii ay mareen"

0 Visits: 238 | Sunday March 07, 2021 - 19:07:26
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culumada Soomaliyeed ayaa khudbad dheer uu jeedinayay waxa uu kaga hadlay siyaasadda Soomaaliya oo xiligan mareysay meel cakaran isagoo baaq u diray madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday iyo Midowga Musharaxiinta.

Read More »

Sawirro: Xagee mareysaa dhismaha waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye?

0 Visits: 264 | Sunday March 07, 2021 - 17:03:11
Dhismaha Wadada xariirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa mareysa heer gaba-gabo ah, ayada oo muddadii ay socotay wajahday xaalad adag oo marar badan sababtay inuu hakad galo dhismaha jidkaasi oo ay dhismihiisa gacanta ku hayso shirkad Turki ah.

Read More »

Wasiir la xanuunsanaya COVID-19 oo xoog looga saaray Diyaarad ku sii jeeday…

0 Visits: 244 | Sunday March 07, 2021 - 10:24:25
Wasiirka Arrimaha Samafalka iyo Maareynta Masiibooyinka ee dalka Koonfurta Suudaan, Peter Mayen Majongdit ayaa la sheegay in xalay loo diiday inuu raaco Diyaaradda ku sii jeeday magaalladda Nairobi. Qaar ka mid ah Rakaabkii ayaa la sheegay inay Wasiirkaasi si awood leh uga saareen Diyaaradii Kenya Airways…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 7 MARS 2021

0 Visits: 346 | Sunday March 07, 2021 - 08:11:27
.

Read More »

Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Degmo Ka Tirsan Koonfur Galbeed

0 Visits: 226 | Sunday March 07, 2021 - 08:09:14
..

Read More »

SAWIRRO:- Turkiga oo Xero Millatari ku wareejiyay dowladda Soomaaliya

0 Visits: 267 | Saturday March 06, 2021 - 20:36:07
Dowladda Turkiga ayaa Sabtidii maanta ah xero milateri ku wareejiyay Dowladda Faderaalka Soomaaliya gaar ahaan milatariga sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor.

Read More »

Golaha wasiirada XFS oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda..

0 Visits: 241 | Saturday March 06, 2021 - 20:25:27
Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha dalka iyo sidii gurmad loo gaarsiin lahaa dadka ay abaaraha iyo biyo yaridu soo food saartay. Kulanka oo ku qabsoomay aaladda…

Read More »

DEG DEG:- Ciidamada Haramcad oo laga soo daabulay Dhuusamareeb loona soo qaaday Muqdisho

0 Visits: 236 | Saturday March 06, 2021 - 20:23:21
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegaya in dowladda fedraalka Soomaaliya ay soo daabuleyso ciidamadii horay loo geeyay magaaladaasi. Diyarad gaar ah ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ka soo qaadday ku dhawaad 50-Askari…

Read More »

Mo Farah o iska bedelaya magacii uu caanka ku ahaa ee dunida looga yaqiin

0 Visits: 247 | Saturday March 06, 2021 - 20:19:19
Orodyahanka caanka ah ee asalkiisu Soomaaliga yahay balse heesta dhalashada dalka Britain Mo Farah, ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu iska bedelo magaca caanka uu ku noqday ee Mo. Waxa uu sheegay Orodyahanka in uu doonayo hada kadib in loogu yeero magaciisa oo dhameestiran ee Maxamed , waxa…

Read More »

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay kiisas cusub oo la xiriira COVID-19

0 Visits: 227 | Saturday March 06, 2021 - 20:14:48
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan-geliyay 191 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay. Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu caddeeyay in xaaladaha cusub laga diiwaan…

Read More »

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Shil Gaari ku dhintay

0 Visits: 213 | Saturday March 06, 2021 - 20:11:55
Wararka ka imaanaya degmada Badhan ayaa sheegaya in shil Gaari oo halkaasi ka dhacay uu ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland. Allaha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland oo u geeryooday dhaawac ka soo gaaray shil baabuur oo ku galay…

Read More »

Sheekh Shariif oo ka hadlay haddii ay ka tanaasuleen dibad-baxii ka baaqday

0 Visits: 210 | Saturday March 06, 2021 - 19:56:21
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ahna guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka hadlay dibad-baxa ay mucaaradka qorsheeyeen inay ka dhigaan Muqdisho ee mar kale maanta baaqday. Dibad baxii lagu balansanaa inuu DALJIRKA DAHSOON ka dhaco maanta ayaan qabsoomin kadib markii ay musharaxiinta…

Read More »

QM oo cambaareysay qarixii ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 206 | Saturday March 06, 2021 - 19:50:04
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa waxaa looga hadlay qarixii xooganaa ee xalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimad dalka kaas oo geystay waxyeelo kala duwan. Qaramada Midoobay aya asheegtay in ay si xoogan u cambaareyneyso weerarkaas, islamarkaana…

Read More »