HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 7 MARS 2021

0
Sunday March 07, 2021 - 08:11:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/W MOGTIMES 7 MARS 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Golaha wasiirada XFS oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda..

    Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Md. Mah di Maxamed Guuleed ayaa guddoomiyay shir deg deg ah oo Golaha Wasiirradu yeesheen, ka as oo diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha dalka iyo sidii gu rmad loo gaarsiin lahaa dadka ay ab aaraha iyo biyo ya ridu soo food sa artay. Kulanka oo ku qabsoomay aaladda fog aan aragga ah ayaa waxaa warbixino laga dha geystay guddiga Do wladda u xilsaartay wax u qabashada dadka ay abaaruhu ku dhufteen oo uu guddoomiye u yah ay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Be yle, kuwaasi oo G/Wasiirada hordhigay xa alad da deg deg ah ee ka jirta G/Jubbooyin ka & Ge do, hal kaasi oo saacidihii la soo dhaafay ay jir tay dad biyo la’aan u geeriyooday.

   G/Wasiirada ayaa ku baaqay in sida u gu dha qasiyaha badan gurmad beni’aadanimo la gaar siiyo qoysaska uu saameeyay biyo la’ aanta.

Shixnaddii ugu horreysay ee tallaalka COV ID-19 ah oo loo soo diray Soomaaliya

     Dowladda India ayaq sheegtay in Soomaa liya ay u soo dirtay shixnad talaalka Coronovirus ah, oo lagu sameeyay isla wadanka Hindiya si loola dagaalamo cudurka Coronavirus.

     Wasiirka arrimaha Dibad da India, Subrahmanyam Jai shankar ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheeciyay inay Geeska Afrika ay Shalay oo Sabti ah u soo direen talaalka ay India sameysay, gaar ahaan Soomaaliya. Ma cadda haddii tallaalka weli usoo gaaray Somaliya. DFS aya an sidoo kale ka hadal tallaalka ay sheegtay India inay dalka usoo dirtay.

    Waa shaxnaddii ugu horreysay ee tallaalka COVID-19 ah ee inta la ogyahay loo soo diro So omaaliya, tan iyo markii tallaalka lagu guul eystay in la helo daba-yaaqadii 2020.

    Tallaalka India oo ay sameysay shirkadda Bharat Biotech ayaa lagu magacaabaa Covaxin, wuxuuna wax ku ool yahay 81%. Marka loo bar bar dhigo, tallaalka AstraZeneca ee UK waa 62%, halka tallaalada Mareykanka ee Pfizer iyo Moderna ay kala yihiin 94% iyo 95%.

     India ayaa sidoo kale sheegtay in horay ay talaalkan u siisay dowladaha deriska la ah, bal se hadda ay qorsheyneyso sidoo kale iney gaa rsiiso wadamo dhaca Europe, Latin America, Ca ribbean ilaa Afrika Africa iyo Koofurta Bari Aa siya.hay’ada Caafimaadka Aduun ka WHO qa yb-teeda Africa ayaa Sheegtay ilaa Shalayy in 12 dowladood oo African ah la gaars iiyay in ka badan 11 Malyan oo talaalka Covid-19 iyada oo la fulinayo Barnaamijka COVAX ee dalalka faqr iga lagu gaarsiinayo talalkan 10-kii maalmood ee lasoo dhaafay.

  Qaar ka mid ah dalalka Bariga Afrika ayaa la gaarsiiyay talaalkan WHO, sida Kenya, Su dan &Uganda, waxaana sidoo kale la filayaa 10 dal oo ay Somaliya ku jirto in la gaarsiin doona isbuucaan sida laga soo xigtay hay’adda caafi maadka adduunka ee WHO.

Madaxweyne Geelle'' dadka ayaa igu qasbay in aan markii shanaad u tartamo xilka mada xweynaha

      Madaxweynaha dalka Jabuuti ayaa lagu wa daa inuu markii shanaad u tartamo xilka mada xweynaha dalkaas oo uu soo hayay tan & 1999, iyadoo la filyay in uu marka isaga fariisa nayo doorashada.

       Isaga oo la hadlayay BBC ayuu sheegay Geelle in sababta uu sidan u sameynayo tahay rabitaan ka yimid dadka reer Jabuuti oo sida uu hadalka  u dhigay ku qasbay in uusan meesha banneeynin mar kalana uu is ku soo taago xilka.

       ''Annaga oo aan hadlin dadka iyaga ayaaba cods aday inaan mar kale tartamo oo ilahaa joog oo ha tagin, sidaa daraa deed waxaan go'aansaday in aan tartamo markii ugu dan beysay'' ayuu yiri Ismaaciil Cumar Geelle.

     Laakiin dhinaca kale marka la eego mucaar adka ayaa arintan u arka mid muujineysa ku ta gri fal awoodeed madaama uu hadda isaga xaf iiska maamulo iskuna arkayo in uu doorashada u maamuli karo sidii uu doono.

      Waxaa sidoo kale la sheegay in shacabka leyska hortaagay dibadbaxyo isbuucyadii la so dhaafay lagu diidanaa in Geelle uu markii sha naad u tartama xilka.

Madaxweynaha Puntland oo sheegay in 80% ay ku guulayst een dagaal ay ku qaadeen kooxdii Alshabab ee weerartay xabsiga Bosaso

      Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Basaso shir jaraa'id ku qabtay ayaa she egay in 80% lagu guulaystay howl gal lagu qaa day kooxdii Alshabaab ee habeen hore weerartay xabsiga magaalada Bos aso, halkaas oo ay maxaabii sna kala baxeen.

     Mada weyne Deni ayaa shee gay inuu waqti gan howlgal ka socdo meelihii ay kasoo duuleen Alshabaab, isagoo tilmaamay inay ka ciribtiri yaan goobaha ay ku dhuumaalay sanayaan oo ay kasoo abaabulaan weerarada.

Waxaa madaxweyne Deni uu qiray in Alshab aab ay ku guulaysteen in ay la baxsadaan qeyb kamid ah maxaabiistooda, inkastoo uu sheegay in ay dib usoo qabteen maxaabiis intaas ka ba dan kuwana ay dileen.

     Dhinaca kale, madaxweyne Deni, ayaa she egay inuu meel wacan marayo baaritaanka dilkii loo geystay weriye Jamaal Faarax Aadan oo ko wdii bishaan xilli habeen ah lagu dilay waq ooyiga magaalada Gaalkacyo.Warar madax bannaan oo HOL heshay wa xay sheegayaan in ciidamada ammaanka ay ga canta ku dhigeen rag aad loogu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilka weriyaha.Xigasho:-hiiraan.com

Meydadka dad hor leh oo laga soo saaray goobtii uu ka dhacay qaraxii Habeen hore

     Waxaa kordhay khasaaraha ka dhashay qari xii is-miidaaminta ahaa ee Habeen hore ka dhacay ma qayaadda Luul-Yemeni, taas oo ku taalla agag aar ka dekadda weyn ee Muqdisho. Shalay ay aa burburka dhismayashii Habeen ho re ku dumay qaraxaas ee ka agdhawaa maq ayadaas laga soo saaray meydad dad hor leh oo qaraxaas ku geriyood ay. Meydadka dhismayasha as laga dhex he lay ayaa gaar aya illaa 3-qof, waxaana si doo kale dhawacyo soo gaaray u ge riyooday qa ar ka mid ah dadkii Habeen hore halkaas ku dhaaw acmay.

      Sidoo kale waxaa weli la gu layahay nolol iyo geri dad ku sugnaa maqaayadda mar kii uu dha cay qaraxaas. Qaar kamid ah dadka ehelkooda baadi goobayey iyo kuwii arkayay markii mey dadka laga soo saar ayey goobahaas ayaa warb aahinta u sheegay in weli dhismayaasha dumay ay dad ku hoos jiraan.

      Inta la ogyahay qaraxaan waxaa ku geeriyo oday dad ka badan 25-qof, halka dhaawacyadu ay intaas ka badanyihiin.

     Afhayeenka booliska Soomaaliya Sadiiq Aad an Cali oo saqdii dhexe ee Habeen hore warba ahinta kula hadlay goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay inay xaqiijiyeen geerida 10-qof iyo dha awaca ugu yaraan 30 kale. Maamulka gaadiidka gurmadka deg-dega ah ee Aamin Abulance ay aa isla Habeen hore warbaahinta u sheegay in maqaay adda la qarxiyey ee Luul-Ye meni ay ka qaadeen meydadka 20-qof iyo dhaa wacyada 30 kale.

     Mas’uuliyadda qaraxaas waxaa sheegatay Al-Shabaab, waxayna tilmaameen in saraakiil ka tirsan dowladda Soomaaliya ay xilligaas ku sugnaayeen maqaayadda.

    Waa weerarkii labaad oo Al-Shabaab ay ku qaadeen maqaayadan, waxaana qaraxii kan ka horeeyey oo dhacay 8-dii bishii Agoosto ee sa nadkii 2020 fuliyey qof isku soo xiray waxyaaba ha qarxa, kaas oo galaaftay nolosha dad u badn aa waardiyihii maqaayadda.

  Weerarkaan Habeen hore dhacay ee dadka ba dan ga laftay ayaa ku soo aaday, iyadoo M/Mu qdisho sacadihii lasoo dhaafay ay ka jirtay xii sad siyas adeed oo u dhaxeysa mucaaradka & dowladda.

     Sidoo kale 2dii maalmood ee u dambeysay waxaa jiray tuhun iyo cabsi la xariirtay in gaadiid qaraxyo lagu soo raray ay M/Muqdisho ku dhex jiraan.

Turkiga oo cambaareeyay qaraxii cuslaa ee Habeen hore ka dhacay magaalada Muqdisho

    War  ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha di badda dalka Turkiga  ayaa si adag loogu camb aareeyay weeerarkii dadka badani ku dhinteen ee Habeen hore ka dhacay magaalada Muq disho.

    'Qoraalka ka soo baxay W/Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa lagu yiri'' Waxaan si adag u cam biareyneynaa weerarka foosha xun ee Argagixi sadu ka geysatay M/Muqdisho waxaanan tacsi u direynaa shacabka walaalaha ah iyo Dowlada Soomaaliya Waxaan u rajeynaynaa naxariista Eebbe korkiisa kuwa naftooda ku waayey, wax aana u rajeeyneynaa caafimaad deg deg ah kuwa dhaawacmay''

       Qaraxa Habeen hore oo ahaa kii ugu cus laa ee wa ayadan soo mara M/Muqdisho ayaa waxaa ku geeriyooday ku dhawaad 20 ruux oo isugu jiray shacab iyo Askar halka in ka ba dan 30 ruuxna ay ku dhaawacmeen. Bartilma ame edka qaraxa ayaa ahaa maqaaxida lagu magic aabo Luul Ye meni oo ku taala D/ X/-Jajab meel aan ka fogeyn dekedda M/Muq disho.

Sheekh Shariif oo ka hadlay haddii ay ka tanaasuleen dibad-baxii ka baaqday

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ahna guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka hadlay dibad-baxa ay mucaaradka qorsheeyeen inay ka dhigaan Muq disho ee mar kale Shalay baaqday.

     Dibad baxii lagu balansanaa inuu DALJIRKA DAHSOON ka dhaco Shalay ayaan qabsoomin kadib markii ay mushara xiinta Dorraad sheegeen in ballankii lo oga baxay, maadaama ciidamo bad an lasoo dhoobay wadooyinka maga alada Muqdisho.

     Madaxweynahii hore wuxuu sheegay in bur burka ay haatan Soomaaliya kasoo kabaneyso ay sababtay ciidamada oo ku milmay siyaasad da, wajiga ay leedahay iyo sida ay u tahay wax xunna laga heysto xusuuso xun oo laga shee keyn karo.

      "Arrintaas waxay muujineysaa dooda musha raxiinta ee ah cidda amniga sugeysa iyo arrinta ciidamadda ay noqoto qadiyad xal laga gaaro maadaama madaxweynaha waqtigiisu dhamaa dey uu si qaldan u adeegsaneyso,” ayuu yiri Shariif. Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri: "Dalkan wuxuu horey ugu burburay ciidanka oo siyaasadda galay.”

      Shariif Sheekh Axmed wuxuu sheegay in mi dowga musharaxiinta aysan weli ka tanaasulin dibad-baxa, islamarkaana ay dhowaan iclaamin doonaan maalinta xigta ee la qaban doono diba d baxa nabadeed, sidoo kalana wuxuu carrabka ku dhuftay iney dibad baxaas sugi doonaan am maankiisa ciidamo ayaga taabacsan.

      Dhanka kale Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay ineysan marnaba ogolaan doonin inuu dhaco dibad bax aysan mas’uuliyadda amnigii sa iyaga ku xirneyn.

     Walaaca dadweynaha ku nool Muqdisho ay aa sare u kacay kadib markii ay dib usoo laabat ay aragti kala duwanaantii dibad baxa iyo xaal adda guud ee magaalada, waxaana laga cabsi qabaa iney dhacaan waxyaabo horay looga dig ay.

R/W Rooble oo helay fursad weyn, afar sabab dartood

Waxaa markii 3-aad 4-tii March baaqday shirkii uu Iclaamiyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo aysanna muuqan saan saan kale ee uu ku qabsoomi karo shirarka muhiimka ah ee doorashada Soomaaliya.

Kulamada Madaxweyne Farmaajo waxaa diidan mucaaradka iyo maamulada Puntland iyo Jubbaland waana awood saameyn weyn ku leh siyaasada Soomaaliya iyadoo ay u sii dheertay in waqtiga meel adag marayo iyo in uu damaadat muddo xileedka Madaxweynaha.

Tan iyo wixii ka dambeeyay 8-da bisha Feberaayo oo ku beegneyd muddo xileedka Madaxwyanha ayey wax kasta sii adkaadeen. Hadda Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble waxa uu haystaa fursad dahabi ah oo suurta gelin karta in uu hogaanka u qabto doorashada Soomaaliya, islamarkaana Soomaaliya ku reebto magac iyo sumcad ay taariikhda xusto.

1- Maamulada qaar iyo mucaaradka oo ka kalsooni baxay Madaxweyne Farmaajo iyo dha mmaan kulamadii uu Iclaamiyay oo qabsoomi waayay ayaa suurta gelin kara in talada doo rashada loo dhiibo Rooble, waxayse u baahan tahay in isaga uu muujiyo hamigaas, iyo inuu san wax cabsi ah ka qabin fal-celinta Villa Som alia.

2-  Xaalada amni ee dalka ka jirta oo ah cabsi iyo qal qal xoog leh ayaa sidoo kale suurtagal ka dhigi kara in Rooble madax ka noqdo door ashada Soomaaliya, sababtoo ah waxa ugu weyn ee beesha caalamka ku qasbi kara inay Farmaajo runta u sheegaan ayaa ah cabsida dagaal dalka ka dhaca, taasi oo haddii aan ma amulka doorashada laga wareejin Farmaajo aad suurta-gal u ah.

3- In waqtigii Madaxweynaha uu dhamaaday isl amarkaana Farmaajo uusan haysan wax sharciyad ah oo uu ku qaato go’aano masiiro ah, ayaa sidoo kale fursad siinaya Rooble. Sid oo kale, Farmaajo waa musharax madaxweyne, suurta-galna ma ahan in cayaar uu qeyb ka yahay uu sidoo kale garsoore ka noqdo.

4 – Waxaa sidoo kale Rooble fursad siinaya inaysan jirin wax talalabo ah oo uu ka cabsi qa bo in Farmaajo uu qaado, haddii uu awo oddiisa muujiyo, sababtoo ah sharciyan xilka ugama qaadi karin, sidoo kale kama baabuli karo mo oshin xil-ka-qaadis.

     Su’aashu waxay tahay Rooble, ma dafi doo naan fursaddan weyn ee hortaalla oo uu taari ikhda baal dahab ah uga gali karo, mise bilo kadib markii xilka uu ka dego ayey u billaaban doontaa inuu shallaayo weligiis?

Xigasho:-badweyntimes.net



 

Xildhibaan Cali Axmed oo geeriyooday isaga oo doonayey inuu ka gaaro aaska hooyadii

 

 

     Rabbi ha u naxariistee, waxaa Shalay shil ga ari ku geeriyoodey Xildhibaan Cali Axmed Sal aad (Cali Dhahar) oo ka tirsanaa baarlamaanka Puntland. Shilka ayaa ka dhacay tuulada Midi galo ee gobolka Sanaag, waxaana uu ku sii jee dey degmada Badhan.

    Cali Dhahar ayaa hooyadiis Shalay geeriyoo tey, waxaana uu doon aayey in uu ka gaaro aas keeda, laakiin shilk an waxa uu sababey in isaga iyo hooyadiis inay isla maalin geeriyoodaan, tan oo ah geeri aad u naxdin badan.

     Xildhibaanka ayaa ku sii jeeday degmada Ba dhan oo ay ku geeriyootay hooyadii marxuumad Raxma Ciise.

    Xidhibaanka ayaa shilkaas ku galay degaan ka Midigale oo qiyaastii 40KM u jira degmada Badhan ee Gobolka Sanaag sida laga soo xig tay Qoyskiisa iyo xildhibaanno ka tirsan Baar lamanka Puntland

     Xildhibaanka waxaa markii hore soo gaarey dhaawac aad u culus, waxaana uu geeriyoodey saacado yar kadib. Xildhibaan Cali Dhahar mu ddo dheer ayuu ahaa Xogahaynta Golaha Wakiilada ee Puntland, waxaana uu sanadkii 2019 ka mid noqdey Baarlamaanka isaga oo ka soo galay degmada Badhan.

     Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey Geerida Marxuum Xil dhibaan Cali Axmed Dhahar iyo Hooyadiis Mar xuumad Raxmo Ciise Rabaadin.

QM oo cambaareysay qarixii ka dhacay Muqdisho

     Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qar amada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ay aa waxaa looga hadlay qarixii xooganaa ee Ha been hore ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimad dalka kaas oo geystay waxyeelo kala duwan.Qaramada Midoobay aya asheegtay in ay si xoogan u cambaar ey neyso weerar kaas, islamark aana waxa ay tacsi u dirtay ehellada ay dadkoodu ku dhinteen qaraxaasi.

     Sidoo kale Qaramada Mi doobay ayaa caafimaad de g-deg ah u rajeysay dadkii kale ee ku dhaaw c may weerarkaasi, kuwaas oo kor u dhaafaya illaa 30 qof.

     "Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareynayaan weerarkii fo osha xumaa ee Al-Shabaab ay 5-tii Maarso ka geysteen magaalada Muqdisho, waxa ayna tacsi u dirayaan qoysaska dadkii naftooda ku waayey weerarkaa, iyagoo u rajeynaya caaf imaad degdeg ah kuwii ku dhaawacmay,” ayaa lagu yiri qoraalka Qaramada Midoobay.

     Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada qaraxii Habeen hore ka dhacay maqaayqadda Luul Ye meni ay ka dhalatay cambaareyn xoogan, kaas oo ay sheegatay kooxda Al-Shabaab.

     Si kastaba muddooyinkii lasoo dhaafay ayaa waxaa gudaha caasimada ka dhacayey falal liddi ku ah ammaanka, kuwaas oo isugu jiro dilal iyo qaraxyo, waxaana arrimahan ay ku soo aad ayaan, xilli ay Soomaaliya ku jirto marxalad kala guur ah la aadayo doorasho.

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay kiisas cusub oo la xiriira COVID-19

    Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fe deraalka Soomaaliya ayaa warbixinta maal inlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku shee gtay in la diiwaan-geliyay 191 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay.

       Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu caddeeyay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir 144 qof, Som aliland 31 iyo Jubbaland 16 qof, waxaana 112 kamid ah dadka bukaanada ay yihiin rag, halka   79 kalena  ay dumar yihiin.

     Wasaaradda ayaa xaqijisay in Cudurka halis ta ah ee COVID-19 ay saacadihii lasoo dhaafay Gobolka Banaadir ugu dhinteen 18 qof, halka Somaliland ay ugu geeriyoodeen laba ruux oo

ka mid ahaa dadkii qabay Cudurka.


MO FARAH O ISKA BEDELAYA MAGACII UU CAANKA KU AHAA EE DUNIDA LOOGA YAQIIN

   Orodyahanka caanka ah ee asalkiisu Soomaaliga yahay balse heesta dhalashada dalka Britain Mo Farah, ayaa shaaca ka qaaday inuu doona yo inuu iska bedelo magaca caanka uu ku noqday ee Mo Farah. Waxa uu sheegay Orodyahanka inuu doona yo hadda ka dib in loogu yeero magaciisa oo dhamees tiran ee Maxamed, waxuuna cadeeyay inay dhamaatay waqtigii loogu yeeri jiray magaca Mo hadda ka diba loogu yeeri doono Maxamed.

    "Magacayga mustaqbalka waa Maxamed, waxa aan dareemayaa in imi nka Mo ay dhamaatay ,waxa aan doonayaa inaan hilmamo hamigii aan gaaray iyo wixii aan sameeyay” ayuu yiri Orodyahanka Maxamed Farax.

Go’aankan uu magaca caanka uu ku noqday uga guurayo Mo Farah ayaa hadal heyn badan ka dhalisay baraha bulshada, waxaana dadka qaar soo dhaweeyeen go’aankiisa halka dadka qaarna tilmaameen inay wax u dhi meyso caanimadiisa.

TURKIGA OO XERO MILLATARI KU WAREEJIYAY DOWLADDA SOOMAALIYA

    Dowladda Turkiga ayaa Shalay xero milateri ku wareejiyay Dowladda Fader aalka Soomaaliya gaar ahaan milatariga sida gaarka ah u tababa ran ee Gorgor. "Iyadoo qayb ka ah dib-u-habeynta ciid amada qalabka sida ee Soomaaliya, xaruntii Xarumihii 1-aad ee uu Turkigu ka dhisay Muqdisho waxaa lagu wareejiyay mas’uuliyiinta [Soomaaliya],” ayaa lagu yiri qoraal laga daabacay bogga

    Xiriirka ka dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya oo ah mid taariikhiyan ad ag, waxa uu ka dhashay booqashadii rasmiga ahayd ee Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan sanadkii 2011 uu ku yimid M/Muqdisho, taasoo ka dhigtay xilligaas inuu yahay hoggaamiyaha kaliya ee aan Afrika an ahayn ee booqda Soomaaliya muddo 20 sano ah.

    Iskaashiga militariga ka sokow, 2da dal waxa ay sidoo kale iska kasha daan caafimaadka, waxbarashada, iyo dadaallada kale inkastoo dad bad an ay rajo xumaadeen Turkey ka dib markii uu ku milmay loolanka Siyaas ada gudaha wadanka

MADAXWEYNAHA MASAR OO SUUDAAN KALA HADLAYA ARRIN LAGU MURANSAN YAHAY

    Madaxweynaha Masar Cabdifitaax Al-Sisi ayaa Shalay booqashadii u gu horreysay ku tagay Sudan tan iyo markii xukunka laga tuuray Madax weynihii hore Omar Al-Bashir, iyadoo dalalkan deriska ah ay riixayaan in ay xalliyaan ismari-waaga diblomaasi yadeed ee ka taagan biyo xireenka weyn ee ay Itoobiya dhiseyso.

    Md.Sisi waxaa sidoo kale inta uu joogo Khartoum kala hadlaya madax da Sudan amniga Badda Cas iyo xaaladaha ka soo kordhay xuduudaha Sudan, sida lagu yiri bayaan ay soo saartay madaxtooyada Masar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip