Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Shil Gaari ku dhintay

0
Saturday March 06, 2021 - 20:11:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland oo Shil Gaari ku dhintay

    Wararka ka imaanaya degmada Badhan ayaa sheegaya in shil Gaari oo halkaasi ka dhacay uu ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland. Allaha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland oo u geer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya degmada Badhan ayaa sheegaya in shil Gaari oo halkaasi ka dhacay uu ku geeriyooday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Puntland. Allaha u naxariistee Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland oo u geeryooday dhaawac ka soo gaaray shil baabuur oo ku galay duleedka degmada Badhan. Xildhibaanka ayaa la sheegay xilliga uu shilku dhacayay in uu u socday Tacsida Hooyadiis oo halkaasi ku geeriyootah,ialamarkaana isagii uu ku dhinntay shil Gaari.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip