Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay kiisas cusub oo la xiriira COVID-19

0
Saturday March 06, 2021 - 20:14:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay kiisas cusub oo la xiriira COVID-19

    Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan-geliyay 191 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay. Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka aya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan-geliyay 191 xaalado cusub oo COVID-19 ah 48-kii saac ee la soo dhaafay. Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa lagu caddeeyay in xaaladaha cusub laga diiwaan geliyay gobalka Banaadir 144 qof, Somaliland 31 iyo Jubbaland 16 qof, waxaana 112 kamid ah dadka bukaanada ay yihiin rag, halka 79 kalena ay dumar yihiin. Wasaaradda ayaa xaqijisay in Cudurka halista ah ee COVID-19 ay saacadihii lasoo dhaafay Gobolka Banaadir ugu dhinteen 18 qof, halka Somaliland ay ugu geeriyoodeen laba ruux oo ka mid ahaa dadkii qabay Cudurka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip