Mo Farah o iska bedelaya magacii uu caanka ku ahaa ee dunida looga yaqiin

0
Saturday March 06, 2021 - 20:19:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mo Farah o iska bedelaya magacii uu caanka ku ahaa ee dunida looga yaqiin

    Orodyahanka caanka ah ee asalkiisu Soomaaliga yahay balse heesta dhalashada dalka Britain Mo Farah, ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu iska bedelo magaca caanka uu ku noqday ee Mo. Waxa uu sheegay Orodyahanka in uu doonayo hada kadib in loo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Orodyahanka caanka ah ee asalkiisu Soomaaliga yahay balse heesta dhalashada dalka Britain Mo Farah, ayaa shaaca ka qaaday in uu doonayo in uu iska bedelo magaca caanka uu ku noqday ee Mo. Waxa uu sheegay Orodyahanka in uu doonayo hada kadib in loogu yeero magaciisa oo dhameestiran ee Maxamed , waxa uuna cadeeyay in ay dhamaatay waqtigii loogu yeeri jiray magaca Mo hada kadiba loogu yeeri doono Maxamed. "Magacayga mustaqbalka waa Maxamed, waxa aan dareemayaa in imika Mo ay dhamaatay ,waxa aan doonayaa in aan hilmamo hamigii aan gaaray iyo wixii aan sameeyay" ayuu yiri Orodyahanka Maxamned Farax. Go'aankan uu magaca caanka uu ku noqday uga guurayo Mo Farah ayaa hadal heyn badan ka dhalisay baraha bulshada , waxaana dadka qaar soo dhaweeyeen go'aankiisa halka dadka qaarna tilmaameen in ay wax u dhimeyso caanimadiisa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip