SAWIRRO:- Turkiga oo Xero Millatari ku wareejiyay dowladda Soomaaliya

0
Saturday March 06, 2021 - 20:36:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 269
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRRO:- Turkiga oo Xero Millatari ku wareejiyay dowladda Soomaaliya

    Dowladda Turkiga ayaa Sabtidii maanta ah xero milateri ku wareejiyay Dowladda Faderaalka Soomaaliya gaar ahaan milatariga sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Turkiga ayaa Sabtidii maanta ah xero milateri ku wareejiyay Dowladda Faderaalka Soomaaliya gaar ahaan milatariga sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor.


 
 

"Iyadoo qayb ka ah dib-u-habeynta ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, xaruntii Xarumihii 1-aad ee uu Turkigu ka dhisay Muqdisho waxaa lagu wareejiyay mas’uuliyiinta [Soomaaliya],”ayaa lagu yiri qoraal laga daabacay bogga

Xiriirka ka dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya oo ah mid taariikhiyan adag, waxa uu ka dhashay booqashadii rasmiga ahayd ee Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan sanadkii 2011 uu ku yimid magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, taasoo ka dhigtay xilligaas inuu yahay hoggaamiyaha kaliya ee aan Afrikaan ahayn ee booqda Soomaaliya muddo 20 sano ah.

Iskaashiga militariga ka sokow, labada dal waxa ay sidoo kale iska kaashadaan caafimaadka, waxbarashada, iyo dadaallada kale inkastoo dad badan ay rajo xumaadeen Turkey ka dib markii uu ku milmay loolanka Siyaasada gudaha wadanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip