Wararka

Madaxweyne Siilaanyo oo Maanta Isku Beddelay Mas'uuliyiin Xukuumaddiisa Jagooyin ka Hayay

0 Visits: 892 | Monday February 29, 2016 - 19:42:03
Madaxweynaha Somaliland,Axmed Siiilaanyo ayaa Maanta isku bedel, magacaabis iyo xil ka qaadis ku sameeyay mas'uuliyiin Xukuumaddiisa ka tirsan.

Read More »

Ciidamada Booliska oo labo ruux ku toogtay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 879 | Monday February 29, 2016 - 19:35:36
Ciidamada Booliskaayaa maanta labo ruux oo ahaa burcad dadka ku dhici jiray Suuqa Bakaaraha toogasho ku dilay, iyadoo raggan ay qaati ka taagnaayeen Ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

Read More »

Axmed Madoobe "Waa in xarumaha ay ilaaliyaan AMISOM laga qaado, ciidanka Soomaalida lagu wareejiyo"

0 Visits: 898 | Monday February 29, 2016 - 19:33:44
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xaaladaha ammaanka ee dalka iyo qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo.

Read More »

Guddoomiyaha gobolka Minnesota oo booqday Masjid

0 Visits: 873 | Monday February 29, 2016 - 12:02:11
Iyadoo todobaadkii hore weerar loo geystay masjidka Umutul Islaam iyo dugsi lagu barto qur'aanka kariimka ee ku yaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkani Mareykanka ayaa waxaa bilowday kulamo looga hadlayo sidii la isaga kaashan lahaa sugida ammaanka iyo ka hortaga dhibaatooyinka…

Read More »

AMISOM summit: leaders agree to boost troops in Somalia

0 Visits: 989 | Monday February 29, 2016 - 11:56:31
According to a statement released by AMISOM, the aim of the Djibouti summit was to seek ways to bolster troop operations and enhance the strength of the Somali National Army.

Read More »

Ciidamada K/Galbeed oo gacanta ku dhigay Ragii ka dambeeyay qaraxyadii shalay ka dhacay Baydhabo.

0 Visits: 720 | Monday February 29, 2016 - 11:35:10
C/laahi Cali Watiin Guddoomiyaha degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa xaqiijiyay in ciidanka amniga ee dowlad goboleedka k/galbeed Soomaaliya ay gacanta ku dhigeen raggii soo abaabulay qaraxyadii shalay galab ka dhacay bartamaha Baydhabo.

Read More »

Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaaliyeedoo Dib u habayn ku sameeyay Gaadiid Boolis ah.=Sawiro=

0 Visits: 758 | Monday February 29, 2016 - 11:26:48
Waxaa magaalada Baladweyne kormeer shaqo ku tagay Col. Bishaar Abshir Taliyaha Hogaanka Gadiidka Booliska Soomaaliyeed ayaa dib u habayn ku sameeyay gaadid Boolis ah oo dhawaan taliyaha ciidanka Booliska S/Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud uu ku wareejiyay taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Hiiraan,…

Read More »

Ciidan fara-badan oo maanta la soo dhoobay wadooyinka Baydhabo iyo dadka reer Baydhabo o careysan

0 Visits: 773 | Monday February 29, 2016 - 11:21:18
Ciidan fara-badan oo ka kala tirsan Booliska, Nabad Suggida iyo Militariga, ayaa waxaa saakay lagu soo daadiyay wadooyinka muhiimka ah ee ku yaala Magaalada Baydhabo, ka dib weerarkii qaraxyada loo adeegsaday ee labada maqaaxi lagu qaaday.

Read More »

Shariif Xasan oo ku baaqay in gurmad lala soo gaaro dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii Baydhabo

0 Visits: 818 | Monday February 29, 2016 - 11:17:03
Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay dowladda Soomaaliya iyo Beesha Caalamka inay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo.

Read More »

Madaxweynaha oo shir guddoomiyay kulan deg deg Ammaanka looga hadlayay

0 Visits: 772 | Monday February 29, 2016 - 10:39:42
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa xalay shir-guddoomiyay kulanka deg deg ahaa oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada iyo Taliyeyaasha Ciidamada.

Read More »

Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay xariga Suxufiga Boqorka Bartamaha

0 Visits: 1062 | Monday February 29, 2016 - 10:28:35
Dowladaha Somaliya iyo Itoobiya, ayaa waxay markii ugu horeysay ka wada hadleen xariga Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha), oo muddo laba sano iyo bar ku xiran Magaalada Addis Ababa.

Read More »

VIDEO: Faahfaahin ku saabsan qaraxyadii ugu xooganaa ee ka dhacay Baydhaba iyo meydadka shacabka oo la garan la'yahay

0 Visits: 685 | Monday February 29, 2016 - 10:15:51
Boqolaal ruux ayaa isugu soo xoomay goobihii ay ka dhaceen qaraxyada ee magaalada Baydhaba, kuwaasi oo baadi goobaya eheladooda ku sugneyd goobtaasi, iyagoona sidoo kale ay buux dhaafiyeen isbitaalada magaalada eheladii dadkii ku dhaawacmay qaraxyada.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ISNIIN 29KA FEBARAAYO 2016KA

0 Visits: 1808 | Monday February 29, 2016 - 09:27:19
MADAXDA DALALKA AY CIIDAMMADA KA JOOGAAN SOOMAALIYA OO ISKU RAACAY XOOJINTA IYO TAAGEERADA HAWLGALKA AMISOM Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa shalay kulan ay ku ye esheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed ay ku caddeeyeen baahida loo qabo xoo jinta, tayeynta…

Read More »

Guddoomiye Jawaari "Mas'uuliyadda Ammaanka Waa Waajib Saaran Muwaadin Kasta, Ma Ahan Kaliya Ciidammada "

0 Visits: 831 | Monday February 29, 2016 - 00:42:41
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed ee ay ehelladooda ku wax yeeloobeen qaraxyada ay argigixisadu ka geysatay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.

Read More »

20 qof oo ku dhimatay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Baydhabo (SAWIRRO)

0 Visits: 854 | Monday February 29, 2016 - 00:34:17
Laba qarax oo middi uu ismiidaamin ahaa, ayaa galabta lagu weeraray laba maqaaxi oo ku yaala Bartamaha Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay.

Read More »

AMISOM oo cambaareysay qaraxii Baydhabo oo ay dad shacab ah ku dhinteen

0 Visits: 846 | Monday February 29, 2016 - 00:27:59
Wakiilka gaarka ah ee Midoga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa howlgalka AMISOM ee Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii ka dhacay magaalada Baydhabo, kaasi oo ay ku dhinteen dad rayid ah.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaalo uu ku tegay dalalka Turkiga iyo Greece

0 Visits: 815 | Monday February 29, 2016 - 00:25:08
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa dib ugu soo laabtay Muqdisho, ka dib markii uu safar ku tagay dalalka Turkiga iyo Greece, iyadoo garoonka diyaaradaha ay kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan labada Gole ee Dawladda.

Read More »

Diyaarad Ambalaas ah oo ka howlgalaysa wadamada Geeska Afrika

0 Visits: 901 | Sunday February 28, 2016 - 23:05:43
Shirkada East African Aviation(EAA) ayaa bilaabaysa barnaamij ah diyaarad u shaqeynaysa sida Ambalaas oo kale u shaqeynaysa taasoo ay bukaanada ka soo qaadayso wadamada Ethiopia,Djibouti,Koofurta Sudan iyo Soomaaliya iyadoo bukaanadaasna la geynayo wadankaIsutagga Imaaraadka Carabta ama Koofur Afrika…

Read More »

Madaxda dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya oo isku raacay xoojinta iyo taageerada hawlgalka AMISOM

0 Visits: 694 | Sunday February 28, 2016 - 20:24:43
Djibouti: 28 February 2016: Hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidammada ka joogaan Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Djibouti ka soo saarey war murtiyeed ay ku caddeeyeen baahida loo qabo xoojinta, tayeynta iyo ka guul gaarista hawlgalka AMISOM ee xasilinta Soomaaliya iyo burburinta…

Read More »

Guddiga Fulinta NUSOJ oo Taageeray Guddiga Madaxa Banaan ee Xalinta Khilaafaadka

0 Visits: 791 | Sunday February 28, 2016 - 20:20:46
Muqdisho, 28 Febraayo, 2016 Shir degdeg ah oo ay guddiga fulinta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ku qaateen xarunta dhexe ee ururka ee magaalada Muqdisho oo uu shir guddoominayay Xoghayaha Guud Md. Maxamed Ibrahim ayaa waxa ay uga doodeen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin qodobada…

Read More »