DAGAAL CULUS OO KA DHACAY DULEEDKA DEGMADA AFGOOYE OO GAWAARI BADAN LOOGA QABSADAY CIIDAMADA DOWLADDA Xoogaga Ururka Al Shabaab, ayaa saqdii dhexe ee xalay weerar gaadmo leh ku qaaday Ciidamada Dowladda Somaliya, ee degan Deegaanka Laanta Buuro oo 10km u jirta Degmada Afgooye Ee Gobolka Shab ellaha…
Read More »