Wararka

Maxkamad ku taal UK oo todobo sano xabsi ku xukuntay muwaadin Somaliyed

0 Visits: 316 | Tuesday January 02, 2018 - 12:05:29
Maxkamadda Magaalada Swindon ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ay 7 sano oo Xabsi ah ku ridday Mahad Xasan oo ah Soomaali 23 jir ah kaas oo ku lug lahaa middiyeynta gabar u dhalatay UK.

Read More »

Laba Askari oo siyaabo kala duwan loogu dilay Muqdisho

0 Visits: 317 | Tuesday January 02, 2018 - 11:59:21
Dilal qorsheysan ayaa waxa ay ka dhaceen Magaalada Muqdisho xalay, kadib markii dabley hubaysan ay fuliyeen dilalkaan qorsheysan.

Read More »

Imaaraadka oo ku Fashilmay Weerarkii Shirqool-Siyaasadeedka ahaa!

0 Visits: 1066 | Tuesday January 02, 2018 - 11:48:56
HORDHAC/GOGOL-DHIG Alla ayay mahad oo idili u sugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Alla ha yeelo. AFEEF Ugu horeyn; waxaan rabaa in aan cadeeyo in qoraalkan aan ku saleeynayo taleefankii uu Taliyaha NISA ee gobolka Banaadir ugu sheegay senator Cabdi Qeybdiid, in ciidanka…

Read More »

QM oo walaac ka muujisay burburin lagu hayo barakacayaasha Muqdisho

0 Visits: 271 | Tuesday January 02, 2018 - 11:16:46
Sarkaal sare oo ka tirsan Saraakiisha QM ee Soomaaliya ayaa Isniintii sheegay in burburin lagu haayo dhismayaasha barakacayaasha ku nool duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan barakacayaaha degaanka KM-13. Peter de Clercq, Isuduwaha Hawlaha Bani'aadamnimada ee Soomaaliya, ayaa sheegay in 23 degaan…

Read More »

AKHRISO: Q/2-aad dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2017

0 Visits: 766 | Tuesday January 02, 2018 - 11:04:32
Akhristiyaasheena sharafta leh ee ku xiran Page-kaRadiorisaala.comamaRisaala.net,waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waa weynee ee Soomaaliya sanadkii tagay 2017. maanta waa weybta 1-aad Saddexda bil ee kala ah April, May iyo June. April

Read More »

Fariinta Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ee Sanadka Cusub.

0 Visits: 579 | Tuesday January 02, 2018 - 10:59:24
Anigoo ku hadlaya magaca maamulka gobolka Benaadir iyo dowladda hoose ee Muqdisho, waxaan dhammaan ummaada Soomaaliyeed ee dunida dacalladeeda kala jooga, Muqdishaawiyiinta, Saaxiibadeenna gobolka iyo bah-wadaagteenna horomarineed u rajenayaa farxadda sanadka cusub, waxaana Illaah ka baryayaa in sanadkan…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE EE MAANTA OO AH TALAADO 2-DA JANNAAYO 2018-KA

0 Visits: 507 | Tuesday January 02, 2018 - 10:21:11
FAAH FAAHIN: QARAX KA DHACAY SH/HOOSE Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Jidgal ah oo kolonyo ka tirsan Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM lagula eegtay qeybo ka mid ah gobolka Shabeellaha hoose. Kolanyada qaraxa lala beegsaday waxey ku socdaalayeen wadada isku xirta degmooyinka Baraawe iyo…

Read More »

SAWIRRO: Qalabkii Dekedda Muqdisho looga saari lahaa Qashinka oo la keenay

0 Visits: 336 | Monday January 01, 2018 - 13:07:31
Ra'iisal wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta daah furay qalab casri ah oo loogu tala galay in uu Qashinka ka saaro Dekedda magaalada Muqdisho.

Read More »

Wasiir Yariisow Oo Shaaciyay Qorshaha Xukuumadda Ee Sanadka 2018-Ka

0 Visits: 262 | Monday January 01, 2018 - 13:04:11
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Eng, C/raxmaan Cumar Cusmaan Yariisow oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya sanadka cusub ee 2018-ka qorsheyneyso iney ku talaabsato Horumaro la taaban karo oo shacabka Soomaaliyeed ay u riyaaqi doonaan.

Read More »

Kim Jong-un "Keebka laga rido Niyukliyerka waxa uu marwalba saaran yahay miiskeyga"

0 Visits: 364 | Monday January 01, 2018 - 12:20:38
Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa sheegay in in keebka laga rido hubka Niyukliyerka uu saaran yahay miiskiisa waxana uu u digey dowlada Maraykanka in uu leeyahay awood uu ku gaaro guud ahaan dalka Maraykanka.

Read More »

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo Loo Furay Tababar Ku Saabsan Ka Hortaga Qaraxyadda

0 Visits: 336 | Monday January 01, 2018 - 12:17:28
Booliska AMISOM ayaa tababar soconaya 10-maalin Muqdisho ugu furay Ciidamada Booliska Soomaaliya,kaasi oo lagu barayo sida fudud ee lagu ogaan karo Aaladaha Qarax ee loo yaqaano "Improved Wired Explosive Devices (IEDs)"

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Saxiixayo Miisaaniyadda Dowladda Sanadka 2018-ka

0 Visits: 331 | Monday January 01, 2018 - 11:58:09
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa maanta lagu wadaa in uu saxiixo Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2018-ka.

Read More »

Sannadkii Beenta 2017-Ka ha naga dhamaado!!!

0 Visits: 890 | Monday January 01, 2018 - 11:54:57
Waxaan ka soo Jarmaaday xaafadda Madiino-Mogadishu,2: am A) Waxaan imid Hotel Maka Al-Mukarama, waxaa i soo ag fadhiistay nin aan waji garanayo, wuxuu igu yiri: Ma maqashay in Guriga Senator: Cabdi qaybdiid la galay? Waxaan ku iri : Radio Kulmiyaan ka maqlay. Wuxuu igu yiri: Ma taqaan sababta loo galay:…

Read More »

Akhriso:-137 Qof oo Soomaali Ah oo Sanadkii Tagay 2017-kii Lagu Dilay Koonfur Afrika

0 Visits: 316 | Monday January 01, 2018 - 11:45:01
Warbixin ay Soo saartay mid kamid ah jaaliyadaha Soomaalida South Africa ayaa lagu sheegay in wali ay taagantahay dhibaatadii joogtada aheyd ee lagu bartilmaameedsanayay Soomaalida South Africa, waxay xaqiijiyeen tirada dadka Soomaalida ah ee lagu dilay dalka South Afrika iyo qiyaasta qiimaha hantida…

Read More »

Thaabit oo xalay kormeeray furamaha ciidanka duleedka Muqdisho

0 Visits: 362 | Monday January 01, 2018 - 11:37:18
Socdaalka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho waxaa ku wehliyay Xubno ka tirsan Maamulkiisa sida Gudoomiyaasha Degmooyinka Xamar Jajab, Waaberi iyo Hodan.

Read More »

AKHRISO: Q/1-aad dhacdooyinkii ugu waa weynaa Soomaaliya 2017

0 Visits: 774 | Monday January 01, 2018 - 11:33:37
Akhristiyaasheena sharafta leh ee ku xiran Page-kaRadiorisaala.comamaRisaala.net,waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa dhacdooyinkii ugu waa weynee ee Soomaaliya sanadkii tagay 2017. maanta waa weybta 1-aad Saddexda bil ee kala ah January, February iyo March ayaan idin soo diyaarinay. JANAAYO Janaayo,…

Read More »

Alshabaab oo xalay weerar gaadmo ah ku qaaday Bar kontarool oo ku taal meel u dhexeysa Jowhar iyo Balcad

0 Visits: 264 | Monday January 01, 2018 - 11:26:12
Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar kedis ah ku qaaday bar kontarool oo ku taal meel u dhexeysa degmada Balcad iyo Jowhar ee gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Khayre oo hoygiisa ku booqday Qeybdiid (SAWIRRO)

0 Visits: 360 | Monday January 01, 2018 - 10:40:01
Xasan Cali Khayre Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 1DA JANNAAYO 2018KA

0 Visits: 553 | Monday January 01, 2018 - 10:28:00
KHAYRE OO HOYGIISA KU BOOQDAY QEYBDIID Xasan Cali Khayre Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Sooma aliya ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku booqday Senator Cabdi Xasan Cawaale oo ah Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Read More »

Dabaaldegga Sanadka cusub 2018 oo ka bilowday caalamka (Sawiro)

0 Visits: 519 | Sunday December 31, 2017 - 19:37:08
Malaayiin ruux oo ku nool caalamka ayaa soo dhoweynaya bilowga sanadka cusub iyadoo dalka Australia iyo New Zealand laga dabaaldegey sanadka cusub ee 2018.

Read More »