Magaalada London ayaa ugu yaraan 250,000 oo ruux waxa ay isugu soo urureen wadooyinka magaaladaas iyadoo ammaankana aad loo adkeeyay.

Sidoo kale ammaanka magaalada New York ayaa aad loo adkeeyay iyadoo ciidamo badan la geeyay bartamaha magaalada halkaa oo lagu wado inay isugu yimaadaan dad gaaraya 2 malyan oo ruux.

Soo Dhoweynta Sanadka cusub 2018


Daawo:- Sawirada soo dhoweynta sanadka 2018