Wararka

Qarannimada haddii la waayo, walba Dollarka khaliijku ma ii sii soconayaa!!!=NasashadaJimcaha. Q-95aad.

0 Visits: 755 | Friday May 11, 2018 - 17:53:36
1-Dadka Soo Qoraya Bisha Ramadaan Awgeed iska keey cafi. iska hubi, qaarkood waa ay rabaan Bisha Ramadaan hadey dhamaato in ay ku caayaan, Qaarna intii hore oo kaliya aan iska cafino ayeey ka wadaan, qaarna hor iyo dibba aan is cafino.

Read More »

Civil society calls on the Tanzanian Government to address rapidly deteriorating environment for media, human rights defenders, and opposition party members

0 Visits: 519 | Friday May 11, 2018 - 17:15:16
To President John Magufuli Your Excellency, We, the undersigned civil society organisations (CSOs) from across world, write to express our deep concern over the worrying decline in respect for human rights, including the rights to freedom of association, expression and peaceful assembly, in Tanzania.…

Read More »

Madaxweynaha oo ka qeybgalay munaasabadda caleema-saarka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

0 Visits: 289 | Friday May 11, 2018 - 17:05:24
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb galay xafladda caleema-saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Goleyaasha dowladda looga baahan yahay in ay yeeshaan wadashaqeyn…

Read More »

Cabsi Maanta ka taagan deegaanno hoostaga Gobolka Sanaag.

0 Visits: 498 | Thursday May 10, 2018 - 10:46:25
Waxaa maanta markale laga baqdin qabaa in dagaal uu ka qarxo deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag oo shalay uu ka dhacay dagaal udhaxeeyay Labo beelood oo walaalo ah.

Read More »

(WARBIXIN)Maxaa Ka Jira In Ay Kala Qeybsan Yihiin Soomaalida Ku Nool Kenya?

0 Visits: 416 | Thursday May 10, 2018 - 10:35:56
Hoggaamiyaha Aqlabiyadda badan ku dhex leh Barlamaanka Kenya, Aadan Barre Ducaale waxa uu si kulul u beeniyey Qoraal uu Qareenka Degmadda FLAMBOYAMT ee dalka Kenya, Donald Kipkorir kaga been sheegay Tirada Soomaalida ku nool dalkaasi iyo inuu Kala-qeybsanaan ka dhex jiro Mujtamaca Soomaalida.

Read More »

Dad Badan oo ku dhintay biyo xireen ku dumay Kenya.

0 Visits: 426 | Thursday May 10, 2018 - 10:27:59
Ugu yaraan 20 Qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen iyada oo kumanaan kalena ay ku barakaceen kaddib markii saaka uu dumay Biyo xireen ku yaalla Waqooyi Galbeed dalka Kenya.

Read More »

Senator Iftin Xasan Baasto oo uga digay Xukuumadda faragelinta Maamulka Jubbaland

0 Visits: 335 | Thursday May 10, 2018 - 10:17:18
Senator Iftin Xasan Baasto oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa uga digay Xukuumadda faragelinta lagu haayo Maamulka Jubbaland, isagoo sheegay inay ka war heleen duleelo dhanka Xukuumadda ka socda oo ka dhan ah maamul goboleedyada.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Al-Shabaab oo xalay gudaha u galay deegaan ka tirsan Cadaado

0 Visits: 340 | Thursday May 10, 2018 - 09:53:01
Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay fiidkii dagaalamayaal ka tirsna Al-Shabaab ay gudaha u galeen deegaankaas.

Read More »

Iiraan oo gantaalo ku garaacday Buuraha Golan oo ay Israa'iil heysato

0 Visits: 403 | Thursday May 10, 2018 - 09:24:33
Ciidamada Kacaanka Iiraan ayaa la sheegay in illaa 20 Gantaalo ay ku garaaceen saaka oo khamiis ah buuraha Golan Heights ee ay heysato Israa'iil.

Read More »

Qatar oo war ka soo saartay Qaraxii ka dhacay Wanlaweyn

0 Visits: 378 | Thursday May 10, 2018 - 09:21:16
Dowladda Qatar ayaa si adag waxay u cambaareysay weerarkii Isqarxinta ahaa ee shalay gelinkii dambe ka dhacay Aargada Muuri oo ku taalla Bartamaha Magaalada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Read More »

Mahathir Mohamad oo markale loo dhaarinayo madaxtinimada dalka Malaysia

0 Visits: 353 | Thursday May 10, 2018 - 09:16:36
Xisbiga mucaaradka dalka Malaysia oo uu hogaamiyo ra'iisal wasaarihii hore ee dalkaas Mahathir Mohamad ayaa ku guuleystey doorasho taariikhi ah oo ka dhacday dalka Malaysia.

Read More »

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka oo maanta la Caleema Saarayo

0 Visits: 381 | Thursday May 10, 2018 - 09:07:31
Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomalaiya ay ka dhacdo Xaflada caleemo saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUMTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 10-KA MAY 2018-KA

0 Visits: 522 | Thursday May 10, 2018 - 09:00:46
GUDDOOMIYAHA CUSUB EE GOLAHA SHACABKA OO MAANTA LA CALEEMA SAARAYO.. Waxaa maanta oo Khamiis ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomalaiya ay ka dhacdo Xaflada caleemo saarka Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.Munaasabadan oo ka dhaceysa xarunta…

Read More »

La-Haystayaal Maraykan Oo Ku Xirnaa Waqooyiga Kuurya Oo La Sii Daayey

0 Visits: 372 | Wednesday May 09, 2018 - 22:41:41
Madaxweyne Donald Trump waxa uu goor dhow Bartiisa Twitter-ka soo dhigay in lagu guuleystay in la sii daayo 3 nin oo Maraykan ah, kuwaasi oo ku xirnaa dalka Waqooyiga Kuurya. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Mike Pompeo ayaa la sheegay inuu Kulan Wanaagsan la yeeshay Hoggaamiyaha da'da…

Read More »

Al-shabaab oo xukun dhagax-ku-dil ah ku fulisay hooyo ku eedeysnayd in ay 11 nin xaas u ahayd

0 Visits: 393 | Wednesday May 09, 2018 - 22:39:09
-Boqollaal kamid ah dadka deegaanka ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaal magaalada Sablaale oo ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose si ay u daawadaan xukunka ay fulinayeen Al-shabaab.

Read More »

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Iyo Uhuru Kenyatta Oo Ka Wada Hadlay Hawlgalka AMISOM Iyo Deganaanshaha Somalia

0 Visits: 475 | Wednesday May 09, 2018 - 22:34:46
Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo shalay booqasho 3 maalmood ah ku tegay Kenya waxa uu maanta dhigiisa dalkaasi, Uhuru Kenyatta kula kulmay Aqalka Dowladda ee magaalladda Nairobi. Labada Madaxweyne waxay ka wada hadleen Xoojinta Xiriirka Labada Waddan, Xaalladda Somalia, Hawlgalka…

Read More »

FaahFaahinta Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Shabeellaha Hoose Iyo Dhimashada Oo..

0 Visits: 372 | Wednesday May 09, 2018 - 22:28:08
Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in qof ismiidaamiyey uu 14 qof ku dilay, islamarkaana 15 kale ku dhaawacay suuq ku yaalla degmada Wanlaweyn ee gobolka.

Read More »

Dib u eegid soo yaalka taariikhda ( Jabhad & Guulwade).=Qormo Macluumaad badan xambaarsan)

0 Visits: 818 | Wednesday May 09, 2018 - 22:13:53
Aan kala faa'iideeysano, jiilka cusubna aan u faa'iideeyno, beentana aan ka dhaafno. Wax badan oo kacaanku qabtay ayaan hore ugu soo hadlay sida: Dugsiyada waxbarashada iyo Jaamacadaha ,Isbitaalada, wadooyin, warshado, Dayn bixin, Shaqa abuurid, waddooyin, Qarameeyntii Bangiyadii ajaanibtu laheyd,…

Read More »

AC Milan oo isha ku heyso soo qaadashada weeraryahan Ligue 1-ka France caan ka ah

0 Visits: 578 | Wednesday May 09, 2018 - 22:09:23
Kooxda AC Milan ayaa la sheegay inay wada hadalo hordhac ah la bilaawday weeraryahan Ligue 1-ka France caan ka ah. Radamel Falcao oo AS Monaco ka tirsan ayaa madaxa u ruxay dalab AC Milan kasoo gaaray madaama wakiilkiisa Jorge Mendez madaxda Milan saaxiibo dhow yihiin.

Read More »

Daacish oo la sheegay in ay kordhiyeen Weeraradooda ay ka fuliyaan Soomaaliya

0 Visits: 378 | Wednesday May 09, 2018 - 21:04:03
Maqaal dheer oo lagu daabacay barta ka faaloota Colaadaha iyo Dagaalka ee long war journal la yiraahdo ayaa lagu sheegay in Daacish ay Bishii lasoo dhaafay Dilal badan ka geeysteen Soomaaliya, taasi oo ka dhigan in uu kobcayo Garabkooda Bariga Africa.

Read More »