Cabsi Maanta ka taagan deegaanno hoostaga Gobolka Sanaag.

0
Thursday May 10, 2018 - 10:46:25 in Wararka by
  • Visits: 501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabsi Maanta ka taagan deegaanno hoostaga Gobolka Sanaag.

    Waxaa maanta markale laga baqdin qabaa in dagaal uu ka qarxo deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag oo shalay uu ka dhacay dagaal udhaxeeyay Labo beelood oo walaalo ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta markale laga baqdin qabaa in dagaal uu ka qarxo deegaanka Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag oo shalay uu ka dhacay dagaal udhaxeeyay Labo beelood oo walaalo ah.

Saasaantan Colaaadeed ayaa waxaa timid kagadaaal dagaal shalay ka dhacay deegaanada Siigadheer, Marqa-caddo iyo Degmada Ceel-afweyn kuwaasi oo ay ku dagaalamayaan laba maleeshiyo beeleed.

Dagaalkaa ayaa waxaa la sheegay in qasaaro uu soo kala gaaray labada dhinac iyo waliba dadka lagu dul dagaalamay.

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi oo shir jaraa’id Shalay ku qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay dagaalka ka socda Deegaanada Beriga Somaliland, waxaa uu sheegay uu ku baaqay in dagaalka la joojiyo.

Saaka wali deegaanka waxaa ka jira Cabsi mana muuqatto cid ku dhexjirta Labadii Maleeshiyo ey Shalay ku dagaalamay deegaanka Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip