La-Haystayaal Maraykan Oo Ku Xirnaa Waqooyiga Kuurya Oo La Sii Daayey

0
Wednesday May 09, 2018 - 22:41:41 in Wararka by
  • Visits: 375
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    La-Haystayaal Maraykan Oo Ku Xirnaa Waqooyiga Kuurya Oo La Sii Daayey

    Madaxweyne Donald Trump waxa uu goor dhow Bartiisa Twitter-ka soo dhigay in lagu guuleystay in la sii daayo 3 nin oo Maraykan ah, kuwaasi oo ku xirnaa dalka Waqooyiga Kuurya. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Mike Pompeo ayaa la sheegay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Donald Trump waxa uu goor dhow Bartiisa Twitter-ka soo dhigay in lagu guuleystay in la sii daayo 3 nin oo Maraykan ah, kuwaasi oo ku xirnaa dalka Waqooyiga Kuurya. Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka, Mike Pompeo ayaa la sheegay inuu Kulan Wanaagsan la yeeshay Hoggaamiyaha da'da yar ee Waqooyiga Kuurya, Kim Jong Un, isla markaana la sii daayey 3-da nin ee Maraykanka ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip