Wararka

AKHRISO: Qodobadda looga hadlaayo Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka

0 Visits: 334 | Saturday May 12, 2018 - 11:16:35
Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Jubbaland oo sheegtay in aysan ka qeyb gali doonin Shirka arimaha Dastuurka ee Soomaaliya

0 Visits: 331 | Saturday May 12, 2018 - 11:12:03
Wasaarada Datuurka, Cadaalada iyo Arimaha Diinta ee maamulka Jubbaland ayaa sheegay in aysan ka qeyb gali doonin shirka looga hadlaya arimaha Dastuurka oo maalinta berri la filayo in uu ka furmaya magaalada Muqdisho.

Read More »

Shacabka reer Ciraaq oo maanta u dareeraya doorasho

0 Visits: 338 | Saturday May 12, 2018 - 10:41:22
Warbaahinta dalka Ciraaq ayaa Shaacisay in Shacabka Ciraaq ayaa maanta galinka dambe u dareeraya codbixin markii ugu horeysay tan iyo markii dowladda Ciraaq ay ka guuleysatay ururka isku magacaabay dowladda Islaamka.

Read More »

Kenya oo markii ugu horeysay tijaabisay Dayax Gacmeed

0 Visits: 439 | Saturday May 12, 2018 - 10:37:11
Kumanaan dad ah ayaa isugu soo uruuray jaamacadda Nairobi si ay u daawadaan munaasabad dalka Japan ka dhacaysay oo xarigga looga jarayay dayax gacmeed maxalli ah oo lagu sameeyay gudaha kenya. Saaynisyahano Kenyan ah, khuburro ka socotay dalka Japan, ardey iyo marti kale ayaa ku sugnaa jaamacadda oo…

Read More »

Al-Shabaab oo madaafiic ku gaaracay saldhigga Milateri ee Turkiga

0 Visits: 311 | Saturday May 12, 2018 - 10:17:23
Al-Shabaab ayaa sheegtay in weerar madaafiic inay ku qaadeen saldhiga Milateri ee Turkiga ku tababaraan Ciidamada Soomaaliya ee ku yaalla deegaanka Jaziira ee magaalada Muqdisho.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:-WARARKA WARGEYSKA MOGADISHUTIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 12-KA MAY 2018-KA

0 Visits: 567 | Saturday May 12, 2018 - 09:56:52
MARAYKANKA OO BAARAYA WEERARKII BARIIRE Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika ayaa war kasoo saaray Weerarkii dhawaan ka dhacay degaanka Bariire ee gobolka Shab-eellaha Hoose.

Read More »

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiisyo ay kuu heyso hey'adda canacsiga ee

0 Visits: 1167 | Saturday May 12, 2018 - 09:20:55
DIGNIINTA GARGAARKA - DIGNIINTA QARASHKA

Read More »

Dad ku dhintay Cagaf ku gadoontay bartamaha magaalada Beledweyne

0 Visits: 317 | Friday May 11, 2018 - 20:16:00
Warar goor dhaw naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in ugu yaraan saddex ruux ku dhinteen xaafadda Xaawo –Taako, gaar ahaan halka lagu magacaabo Buundo-Koowaad kaddib markii ay gadoontay Gagaf ay la socdeen dad isaga kala gooshayay magaalada oo mar kale ay daadad ku dhufteen.

Read More »

Sawirro:-Dowladaha Soomaaliya Iyo Norway Oo Ka Wada Hadlay Arrimaha Socdaalka

0 Visits: 294 | Friday May 11, 2018 - 20:11:57
Agaasimaha guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Gaanshaanle Sare Maxamed Aadan Koofi oo socdaal ku maraya dalalka Finland, Norway iyo Belgium ayaa magaalada Oslo ee caasimadda Norway kulamo kala duwan kula qaatey madaxda iyo saraakiisha laanta socdaalka Norway ee UDI, Taliska guud…

Read More »

Jubbaland oo qaadacday ka qeyb-galka shirweeynaha Qaran ee Dastuurka

0 Visits: 312 | Friday May 11, 2018 - 20:02:12
Shirkan oo looga hadli doono dib u eegista Dastuurka, 13 bishan Maaj-na ka furmi doona Muqdiso ayay wasaaradda cadaaladda, dastuurka iyo arimaha Diinta Jubbaland shaacisay in aysan ka qeyb-gali doonin shirkaasi.

Read More »

Somaliland Oo Daah-furtay Nidaam Cusub Oo Lagu Diiwaangelinayo Lambarka Cashuur Bixiyaha

0 Visits: 322 | Friday May 11, 2018 - 18:56:51
Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay shalay Daahfurtay Nidaamka Diiwaangelinta Lambarka Aqoonsiga Cashuur-bixiyaha. Munaasibaddan oo lagu daahfuray Nidaamka Diiwaangelinta Lambarka Aqoonsiga Cashuur-bixiyaha oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Horumarinta maaliyadda…

Read More »

Taariikhda iyo goobta kulanka Trump iyo Kim Jong-un oo la shaaciyay

0 Visits: 306 | Friday May 11, 2018 - 18:53:21
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un kula kulmi doona Singapore 12 bisha June,sida uu sheegay madaxwayne Trump.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Kheyre oo kormeeray Xarunta Ciidamada Booliska Soomaaliyeed (Sawiro)

0 Visits: 311 | Friday May 11, 2018 - 18:45:13
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa Xalay kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ay ku sugnaayeen Wasiirka Amniga, Taliyeyaasha Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Saraakiisha Ammaanka iyo Masuuliyiin…

Read More »

WHO oo ka warbixisay fatahaada ka dhacday Soomaaliya

0 Visits: 257 | Friday May 11, 2018 - 18:40:39
Dad kor u dhaafaya 695,000 qof ayaa ku waxyeeloobay daadad ka dhashay roobab Lixaad leh oo sababay fatahaado ka dhacay dalka Soomaaliya qaybo ka mid ah, sida ay sheegtay hay'adda caafimaadka adduunka ee WHO.

Read More »

Laamaha ammaanka Puntland oo joojiyay shir ka qabsoomi lahaa magaalada Garowe

0 Visits: 279 | Friday May 11, 2018 - 18:37:54
Laamaha ammaanka maamulka Puntland ayaa joojiyay shir xalay ka dhici lahaa Hotelka New Rays Two oo ku yaalla magalada Garowe ee caasimadda maamulkaasi.

Read More »

Jeneral Caanood oo shaaciyay magacyada saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu diley Bariire

0 Visits: 355 | Friday May 11, 2018 - 18:34:13
Abaandullaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. C/llaahi Cali Caanood ayaa shaaciyey qaar ka mid ah magacyada saraakiil ka tirsan Al-Shabaab oo lagu diley duqeyn ay ciidamada Maraykanka ka fuliyeen deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose.

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay Xoghaye Xisbi oo lagu dilay Somaliland

0 Visits: 267 | Friday May 11, 2018 - 18:28:02
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dil xalay fiidkii bartamaha magaalada Laas-caanood ee xarunta gobolka Sool loogu geystay xoghayihii xisbiga Kulmiye ee gobolkaasi, oo hada talada haya.

Read More »

Iniesta oo Si la yaab leh uga hadlay wararka Neymar lala xiriirinayo Barcelona

0 Visits: 513 | Friday May 11, 2018 - 18:18:39
Xiddigga ka huleelaya kooxda Barcelona ee Andres Iniesta ayaa aaminsan in haddii uu Neymar kusoo laabto Camp Nou ay tahay arrin aan la rumeysan karin.

Read More »

Maxaa ka jira in Al-Shabaab ku lug leedahay ka Ganacsiga sharci darrada ee Fool Maroodiga?.

0 Visits: 339 | Friday May 11, 2018 - 18:09:46
Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa Talaa dadii sheegay in Maraykanku aanu haysan caddayn ah in kooxaha sida Al-Shabaab ay ku maal-galinayaan howlgalladooda ugaarsiga maroodiga.

Read More »

Wasiirka Amniga oo amray in ciidamada ay soo qabtaan dadka dilalka qorsheysan ka fuliya Muqdisho

0 Visits: 233 | Friday May 11, 2018 - 18:03:13
Wasiirka Amniga Soomaaliya maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa ciidamada Amaanka dalka ku amray in ay gacanta ku soo dhigaan kooxaha dilalka qorsheysan ka geystaan magaalada Caasimada Muqdisho,isagoo sheegay inaan marnaba la aqbali Karin in dilal ay ka dhacaan magaalada muqdisho.

Read More »