AKHRISO: Qodobadda looga hadlaayo Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka

0
Saturday May 12, 2018 - 11:16:35 in Wararka by
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AKHRISO: Qodobadda looga hadlaayo Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Sidda ay xaqiijiyeen Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka doodi doona Hindise Sharciyeedka Shirkadaha (company law), kaas oo xiligaan dalka muhiim u ah.

Xildhibaanada ayaa lagu waddaa in Sharciggaan ay ka doodaan maalmaha soo socda,Maadaama uu muhiin u yahay dalka.

Soomaaliya ayaa waxaa ka howlgalla Shirkaddo badan oo ay leeyihiin Ganacsato Soomaaliya iyo kuwa ay leeyihiin dad Ajnabi ah.

Hindise Sharciyeedka Shirkadaha ayaa maanta laga hor aqrin doonaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo kulanka ay ka qeyb galayaan

guddoonka Golaha Shacabka

.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip