Wararka

AKHRISO: Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay Doxa iyo ujeedka Safarkiisa

0 Visits: 310 | Sunday May 13, 2018 - 12:26:15
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow ka Ambabaxay Magaalada Muqdisho waxaana uu kusii jeeddaa Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qadar.

Read More »

Madaale oo Ka Hadlay Sababaha Kordhiyay Dilalka iyo Qaraxyada Ka Dhaca Muqdisho+Dhageyso

0 Visits: 346 | Sunday May 13, 2018 - 12:22:18
Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyay ay dilal qorshaysan ay ka dhacayeen qeybo kamid ah degmooyinka gobolka banaadir ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir ahaana duqii muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).

Read More »

Abuu Muscab:-"Agteena Wax Farqi ah Uma Dhaxeeyaan Askariga Turkiga ah, Midka Itoobiyaanka",

0 Visits: 329 | Sunday May 13, 2018 - 12:20:46
Xarakadda Al-shabaab ayaa ka hadashay weerar madaafiic loo adeegsaday oo shalay subaxnimadii hore lagu qaaday Saldhiga Dowladda Turky-ga ee Magaaladda muqdisho.

Read More »

Trump, Putin in power play on the Horn

0 Visits: 722 | Sunday May 13, 2018 - 12:13:27
DJIBOUTI, (CAJ News) – THE United States and China are squaring up over military strength in Africa, but Russia may be set to upstage them both on the continent's busiest sea lane. News agencies in Somaliland report that Moscow has "been in talks at some depth" with this unrecognised country…

Read More »

Real Madrid Oo K Tumatay Celta Vigo Ciyaar Goolal Badan ay Dhalisay!

0 Visits: 567 | Sunday May 13, 2018 - 12:07:04
Kullan ka tirsan horyaalka Spain ee La Liga ayaa caawa ku dhex maray garoonka Bernabeu ee magaalada Madrid kooxaha kala Real Madrid iyo Celta Vigo. Real Madrid oo laga soo adkaaday kullankii u dambeeyay ka dib markii ay Sevilla kala soo hoyatay guul darro 3-2 ah ayaa caawa ciil kala dul dhacday kooxda…

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH OO AY U DIRAYAAN BAHDA QORAYAASHA WARGEYSKADA DALKA SOOMAALIYA WARIIYE FALSTIIN AXMED XAAJO OO AABBAHEED KU GEERIYOODAY MUQDISHO

0 Visits: 1632 | Sunday May 13, 2018 - 11:47:36
Annagoo kala ah Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto),Yuusufuf Ismaaciil Axmed {Carrabeey} Wariiye Cali Muuse Cabdi,Dr.Cismaan Axmed Jimcaale Dr.{Jimmy},Muuse Maxamed Cismaan {M.Kimiko}, Maxamuud Axmed Xasan {Xuurshe}, Dr.Xasan Shire Sheekh Prof. Yeye Sh.Caamir, Cismaan Xuseen Axmed (War-yeel), C/laahi Maxamed…

Read More »

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Baaq Ku Saabsan Amniga U Diray Shacabka Muqdisho

0 Visits: 328 | Sunday May 13, 2018 - 11:10:36
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dardar geliyo howlaha lagu sugayo amniga Caasimadda Soomaaliya,isla markaana Shacabka looga baahan yahay in ay ciidamada kala Shaqeeyaan.

Read More »

Dad Loo Xir Xiray Dilkii Teysiir Cumar Food

0 Visits: 413 | Sunday May 13, 2018 - 11:07:25
Waxaa weli ay xiisad ka taagan tahay magalada Qabri Dahare ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya halkaas oo Jimcihii lagu dilay Gabar ka mid ah dadka magalada.

Read More »

Maxamed Tuulax "Wada shaqeyn la'aanta degmooyinka waxay gaartay Guddoomiye iyo kuxigeenkiisa aan isa salaamin"

0 Visits: 486 | Sunday May 13, 2018 - 10:57:06
Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca Amniga iyo Siyaasadda Maxamed C/llaahi Tuulax ayaa qiray in maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir ay ka jirto wada shaqeyn la'aan u dhaxeysa Guddoomiyaha, kuxigeenkiisa iyo Taliyaha Booliska degmada.

Read More »

Weerar ka dhacay Paris

0 Visits: 373 | Sunday May 13, 2018 - 10:49:42
Ciidamada Boosliiska dalka Faransiiska ayaa xaqiijiyay in nin toorreey sitay uu dhowr qof oo waddo marayey ku toorriyeeyey bartamaha magaalada Paris.

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 13-KA MAY 2018-KA

0 Visits: 447 | Sunday May 13, 2018 - 10:10:30
QABANQAABADDA SHIRKA MADAXDA MAAMUL GOBOLEEDYADDA OO KA SOCOTA BAYDHABO Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koofur Galbeed ayaa laga dareemaya qaban qaabadda iyo soo dhaweynta Madaxda maamul goboleed yadda oo ku wajahan Magaaladaasi.

Read More »

Shir madaxda dowlad gobolleedyada uga furmaya maanta magaalada Baydhabo

0 Visits: 343 | Sunday May 13, 2018 - 08:13:54
Magaalada Baydhabo ee xarunta u ah gobolka Baay waxaa maalintii shalay dib ugu laabtay madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo waayadii ugu danbeeyay ka maqnaa.

Read More »

Xaaladda Beledweyne oo kasii dartay iyo Cuduro ka dilaacay

0 Visits: 366 | Sunday May 13, 2018 - 08:09:26
Xaaladda Magaalada Beledweyne ee Caasimadda gobolka Hiiraan oo dhawaan ku fatahay wabiga Shabeelle ayaa kasii dartay, waxaana hadda wali dadka Shacabka ay ku dhibaateysan yihiin duleedyadda magaalada Beledweyne.

Read More »

Shirweynaha Qaran ee Dib u eegista Dastuurka oo maanta ka furmaya Muqdisho

0 Visits: 371 | Sunday May 13, 2018 - 08:06:04
Shir-weynaha Qaran ee dastuurka ayaa maanta furmi doona , waxaana uu socon doona ilaa15-ka bishan Maajo, sida la qorsheeyayna waxaa ka soo qaybgeli doonaan in kabadan 300 oo qof.

Read More »

Maraykanka oo barwaaqo u ballan qaaday Kuuriyada Waqooyi

0 Visits: 370 | Saturday May 12, 2018 - 12:20:05
Xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in Maraykanku uu kuuriyada waqooyi gacan ka siinayo dib u dhiska dhaqaalaheeda haddii xukuumadda Pyongyang ay ogolaato in ay joojiso hubkeeda Nuclear-ka.

Read More »

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro

0 Visits: 289 | Saturday May 12, 2018 - 12:16:54
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa ka soo saaray wareegtu lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kalyumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

Read More »

Dowladda Ireland € 3 Milyan ugu deeqday Soomaaliya

0 Visits: 362 | Saturday May 12, 2018 - 12:03:30
Dowlada Ireland ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan Dowladda Ireland € 3 Milyan oo wax looga qabanayo xaaladaha Bani'aadannimo ee Soomaaliya. Simon Coveney Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Simon Coveney iyo Wasiirka Horumarinta Ireland Ciarán Cannon ayaa…

Read More »

Mareykanka oo war ka soo saaray howgal ka fuliyeen deegaanka Bariire

0 Visits: 306 | Saturday May 12, 2018 - 11:48:24
Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika ayaa ka warbixiyay howgal ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen mel u dhow deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose. Talisku wuxuu sheegay in weerarkaas ay ku caawinayeen dowlada Soomaaliya si loogu adkaado dagaalamayaasha Al-shabaab.

Read More »

AKHRISO: Wafdi ka socda QM oo ku wajahan Garowe

0 Visits: 311 | Saturday May 12, 2018 - 11:42:34
Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa lagu waddaa in uu maanta taggo Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonkaro.

Read More »

War Deg Deg:-Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0 Visits: 328 | Saturday May 12, 2018 - 11:37:57
Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd waxa ay Degmadda Dharkinley ee gobolka Banaadir ku dileen wiil dhalinyaro ahaa.

Read More »