HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 13-KA MAY 2018-KA

0
Sunday May 13, 2018 - 10:10:30 in Wararka by
  • Visits: 450
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 13-KA MAY 2018-KA

    QABANQAABADDA SHIRKA MADAXDA MAAMUL GOBOLEEDYADDA OO KA SOCOTA BAYDHABO Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koofur Galbeed ayaa laga dareemaya qaban qaabadda iyo soo dhaweynta Madaxda maamul goboleed yadda oo ku wajahan Magaaladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

QABANQAABADDA SHIRKA MADAXDA MAAMUL GOBOLEEDYADDA OO KA SOCOTA BAYDHABO Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koofur Galbeed ayaa laga dareemaya qaban qaabadda iyo soo dhaweynta Madaxda maamul goboleed yadda oo ku wajahan Magaaladaasi.

Waxaa lagu waddaa in uu halkaasi uu ka furmo dhawaan Shirka Madaxda maamul goboleeyadda.

 

Sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, waxa Magaa lada maanta ku wajahan qaar ka mid ah Madaxda dowlad goboleedy adda.

Shirkaan ayaa lagu waddaa in looga hadlo qodobo badan oo ku saabsan Siyaasadda Soomaaliya.


yyyr

Waxaa uu noqon doona Shirkii Labaad ee ay yeeshaan Madaxda dowlad goboleedyadda oo ku midey san dalladda Golaha Iskaashiga dowlad goboleeyadda.

Kulankaan ayaa imaanaya ,iyadoo maalmihii lasoo dhaafay hadallo Xanaf leh ay dowl adda Soomaaliya hawadda Marinaayeen qaar ka mid ah Hoggaamiyeyaasha maamul goboleedyadda.




RA’IISUL WASAARIHII HORE MALAYSIA RAZAK OO LAGA MAMNUUCAY INUU DIBADDA U SAFRO

War ka soo baxay xafiiska socdaalka wadanka Malaysia ayaa lagu sheegay in laga mamnuucay ra’iisul wasaarihii hore ee Malaysia Najib Razak in uu safar dibadda ah ugaga baxo dalka Malaysia.

razak1

Najib Razak ayaa qorsheynayay in isaga iyo xaaskiisa ay safar dibadda ah ugaga baxaan wadanka Malaysia kadib markii dhowaan doorashadii ka dhacday dalkaasi loogaga guuleystey xisbiga uu hogaamiyo ee Barisan Nasional.

Mr Najib ayaa lagu eedeeyay in uu ka lunsaday dalkiisa lacag gaareysa $700m (£517m) balse, baaritaan ay xukuumadu sameysay ayaa lagu waayay eedeyntaas.

Hase yeeshee, Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Malaysia Mahathir Mohamed oo noqday hogaamiyihii ugu da’ada weynaa ee la doorto ayaa munaasbadii dhaarintiisa waxa uu ka sheegay in Mr Najib uu wajihi karo baaritaano cusub haddii cadeymo loo helo.

Mr Mahathir oo 92 sano jir ah oo xilka ka degey 15 sano kahor ayaa ka soo laabtay howlgabnimo waxa uu ku biirey mucaaradka si uu ugaga guuleysto Najib Razak.

Waxana uu u muuqdaa Mahathir mid fulinaya ballanqaadyo uu sameeyay markii uu ku jirey ololaha doorashada,waxaana ka mid ah inuu xabsiga ka soo deyn doono siyaasiga Anwar Ibraahim.

Hogaamiyaha cusub ee dalka Malaysia Mahathir Maxamed ayaa ballanqaaday kahor doorashadiisa in malaayiin dollar oo laga lunsaday dalka Malaysia.

MAAMULKA G/BANAADIR OO DARDARGELINAYA SUGIDDA AMNIGA CAASIMADA

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa shalay Daahfuray mashruuca Sugidda Amniga caasimada Muqdisho, sheegeyna in 90 cisho gudahood la doonayo in la helo amni waara.

Shirka shalay lagu qabtay xarunta Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka soo qeybgalay Duqa Muqdisho, Ahna Guddoomiyaha G/Benaadir, Ku xigeenada Amniga & Siyaasada iyo Arrimaha Bulshada, Xoghayaha Guud, Taliyeyaasha ciidamada Qalabka Sida ee G/Banaadir, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, Guddiga Wacyigelinta Qaranka, iyo maamulada degmooyinka.

Ujeedada kulanka ayaa ahaa in la dardargeliyo barnaamijka Sugidda Amniga Muqdisho oo la isla gartay in loo wajaho si Istraatejiyad ah oo wadashaqeyn buuxda ah ee Maamulka G/Banaadir, hay’adaha amniga, Dariseynta iyo shacabka ay kaalin buuxda ka wada qaadanayaan sugida amniga caasimada.

"Waxaa xaqiiqo ah in weli ay jiraan caqabado dhinaca ammaanka ah, , balse haddii aan si xoojinno dadaalkeenna iyo wada shaqeynta aan la leenahay bulshada degmooyinka waxaa hubaal ah in lagu guuleysanayo xasilinta Caasimadda oo lafdhabar u ah deganaanshaha guud ee dalka, waana in aan si Istraatejiyad ah oo wadashaqeyn buuxda ah ee Maamulka G/Banaadir, hay’adaha amniga, Dariseynta iyo shacabka u wajahnaa arrintan.”Ayuu yiri Duqa Muqdisho Eng. Yarisow.

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO MAGACAABAY WASIIRO CUSUB

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shalay oo ay taariikhdu tahay 12 May 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kaluumaysiga Iyo Khayraadka Badda.

Xeer Madaxweyne Lr.47 May 12, 2018, kuna saabsan magacaabid Wasiir Iyo Wasiir Kuxigeen.

Madaxweynaha Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka dawladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontooda, kartidooda Iyo WaayoAragnimadooda Shaqo.

Markuu Latashaday: Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland.

1. Waxaa Daahir Xaaji Khaliif Loo Magacaabay Wasiirka Wasaaaradda Beeraha Iyo Waraabka.

2. Waxaa Cabdiraxmaan Salaad Maxamuud Loo Magacaabay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Kaluuma ysiga Iyo Khayraadka Badda.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynu hu.

WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA TURKIGA OO SHEEGAY IN SOOMAALIYA LAGU HAAYO CADAADIS KA DHASHAY KHILAAFKA KHALIIJKA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa sheegay in Soomaaliya lagu haayo cadaadis xooggan oo ka dhashay mowqifkii ay ka istaagtay khilaafka Khaliijka.

Khudbad uu u jeediyay saxafiyiin ka kala socday18 dal Carbeed oo shir uga socda magaalada Istanbul ayaa sheegay in Soomaaliya lagu cadaadinayo inay dhinac la safato, taasoo uu xusay inay tahay wax aan la qaadan karin.

Mr Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ku baaqay in loo baahan yahay in la xurmeeyo midnimada iyo madax banaanida dalalka.

Waxaa uu sheegay in aan loo baahneyn in aan dalalka looga faa’ideysan duruufaha adag ee ay ku jiraan, isagoo ugu ugu baaqay dalalka Islaamka iyo Carabta in ay iskaashadaan isna caawiyaan halkii ay is cadaaweyn lahaayeen.

Dowladda Soomaaliya ayaa wajaheysay caqabado siyaasadeed, tan iyo wixii ka dambeeyay markii Xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ay xiriirka u jareen dalka Qatar, iyadoo dhowr jeer lagu cadaadiyay inay taageerto, hase ahaatee ay mowqif dhex dhexaad ka qaadatay.

Xiisadda siyaasadeed ee Khaliijka ayaa u muuqda mid u soo wareegtay Soomaaliya, iyadoo xilligan uu hardan ka dhex socdo, Xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka oo dhinac ah iyo Qatar iyo xulufo la ah Turkiga.

XILDHIBAANO IYO WASIIRO ISKU KHILAAFAY MAGACA NABAD IYO NOLOL

Kulankii Golaha Shacabka ee Shalay ayaa waxaa la horgeyey Sharciga Shirkadaha oo su’aalo ay xildhibaanadu ka weeydiiyeen Wasiirka Ganacsiga iyo Warashadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Intii ay socotay Su’aalo weeydiinta Wasiirka ayaa Xildhibaan Axmed Macalin fiqi waxa uu su’aal ka keenay Erayga Nabad iyo Nolol oo inta badan ay adeegsato Xukuumadda taas oo uu sheegay in aysan suurtagal aheyn.

Xildhibaan Axmed Macalin fiqi ayaa sheegay in Sharciga Shalay uu Xildhibaannada kahor akhriyey Wasiir Maareeye uu ku arkay meel ay ku qoran tahay Erayga Nabad iyo Nolol,isla markaana Eraygaas uu yahay mid waqtiyar socda oo ay wataan madaxda dowladda hadda jirta laakin uusan garaneyn dowlad la yiraahdo Nabad iyo Nolol.

"Waxaan ku arkay meelo badan ay ku qoran tahay Dowladda Nabad iyo Nolol,runtii Wasiirku meesha uu ka keenay ayaa laga rabaa dowladda Nabad iyo Nolol dahii uu ula jeedo Xukuumadda hacadeeyo sharcigaana waa sharci la doonayo in waligeyd uu soomaaliya ka Shaqeeyo laakin Magac qolo gaar ah wadato laguma Shaqeyn karo,aniga dowladda waan ka tirsanahay waligeyna maba arag dowladda Nabad iyo Nolol.

Wasiir Maareeye ahna xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo ka jawaabayay hadalka Xildhibaan Fiqi aya sheegay in sharciga Shirkadaha uusan ka mid aheyn Erayga Nabad iyo Nolol balse barnaamijka Xukuumadda uu yahay Eraygaas kaas oo horay Xildhibaanadu ay ugu ansixiyeen magacaas xilligii la magacaabayay ayuu yiri xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

CIIDDANKA UGANDA EE KU SUGAN GOBALKA SH/HOOSE OO KA CABANAYA MUSHAAR LA’AAN

Wargeyska Maalinlaha ee MONITOR ee ka soo baxa magaalladda Kampala ayaa soo daabacay Wareysiyo ay la yeesheen qaar ka mid ah Ciiddanka Uganda ee ku sugan Fariisimo ku yaalla Gobalka Sh/hoose, kuwaasi oo sheegay inay ka soo daahaan Musharadka iyo Sahayda ay u baahan yihiin.

ciidamada-AMISOM 32 Wargeyska waxa uu qoray in Kharajka ku baxa dagaalka Alshabaab ka sarreeyo midka ay Saraakiisha ay ku qiimeeyaan.

Mid ka mid ah Ciiddankaasi ayaa sheegay inay xaabo ka raadsadaan goobaha dagaalka ee ay joogaan, si ay cunto ugu karsadaan.

Askari kale ayaa cabasho ka keenay Mushaarka la siiyo ,wuxuuna tilmaamay in loo sheegay in mushaar ahaan bil kasta la siin doono ugu yaraan 828 Dollar, balse haatan la siiyo lacag dhan 628 Dollar.

Dhinaca kale, Afhayeenka Ciiddanka Uganda, Richard Karamire waxa uu sharaxaad ka bixiyey Lacagta 300 Dollar ee laga jaro Ciiddankoda joogo Somalia, wuxuuna xusay in 100 Dollar loo siiyo Askari kasta si uu ugu maareeyo baahidisa Aagga Dagaalka, halka 100kale ay Dowladda Uganda u qaadato Kharajkii lagu soo daadgureeyey Ciiddankaasi.

Dhinaca kale, Afhayeenka waxa uu iska fogeeyey Eedeymaha ay Askarta Ugandeseka ku sheegeen in la xadiday saamiga cunta garaam ahaan loo siiyo.

"Ma aha run, waayo Xafiiska QM ee Taageeradda Somalia ayaa bixiya cunto ku filan” ayuu yiri Afhayeenka Ciiddanka Uganda, oo intaasi ku daray inay jirin xero Milliteri oo laga helo cunto ku filan, sida Somalia oo kale.

Waxaa kale oo uu qiray in sababo dhinaca dibudhaca Gaadiidka sababto in Ciiddamadda la gaarsiiyo Sahaydooda caadiga.

Taliyaha Guutadda Ciiddanka Uganad ee joogta somaalia, PAUL L’OKECHwaxa uu xusay in dhibaatada dhinaca Gaadiidka u sabab tahay Miinooyinka ay Alshabaab ku aasaan Waddooyinka ay AMISOM isticmaalaan, kuwaasi oo uu xusay inay carqaladeeyaan Kolonyada Gaadiidka wada sahayda.

Si kastaba ha ahaatee, Ciiddanka Uganda waxay Garoon Diyaaradeed ka dhisanayaan magaalladda Baraawe, si sahayda AMISOM loo gaarsiiyo Ciiddankooda ka hawgala Gobalka Sh/hoose.

MADAXWEYNE FARMAAJO OO FURAY BARNAAMIJKA DARISEYNTA NABADGELYADA GOBOLKA BANAADIR

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajoayaa shalay daah furay Barnaamijka Dariseynta Nabadgelyada Gobolka Banaadir oo lagu qabtay xarunta degmada Waaberi.

Waxaa kasoo qeyb galay Xafladda lagu furaayay Maamulka gobolka Banaadir, Wasiiro, Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda Soomaaliyeed.

Madaxweynaha waxaa uu sheegay in maamulka gobolka Banaadir laga doonaayo in ay shaqo badan qabtaan, maadaama la doonaayo in la suggo Ammaanka Muqdisho.

Barnaamijkan looga gol leeyahay xaqiijinta ammaanka caasimadda oo muddooyinkii u dambeeyay dilalka ku soo badanayeen, waxaana todobaadkii hore kaliya Muqdisho lagu dilay dad ku dhow toban ruux.

AKHRISO: MAXAY KA WADA HADLEEN MADAXWEYNE GAAS IYO WAKIILKA QM EE SOOMAALIYA

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Magaalada Garowe kulan kula qaatay Wafdi ka socday Qaramada Midoobey oo shalay gaaray Magaaladaasi.

Gaas iyo Keating oo si wadajir ah ula hadlay Warbaahinta kulanka ka dib ayaa waxa ay sheegeen in ay ka wadda hadleen sidii loo horumarin lahaa Soomaaliya.

Gaas ayaa sheegay in ay ka wadda hadleen arrimaha Siyaasadda iyo Horumarinta Puntland.

Waxaa uu sheegay in ay kulankooda ay diiradda ku saareen Xaaladda Soomaaliya.

Keating oo dhankiisa la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uu Madaxweyne Gaas uu kala hadlay sidii loo joojin lahaa Colaadda ka taagan degaanka Tukaraq.

Waxaa uu sidoo kale uu sheegay in uu Puntland ay ka taageeri doonaan dhanka Ammaanka,islamarkaana ay diiradda Saareen sidii tageero loo siin lahaa Ciidamada Puntland.

KENYA OO BAADI GOOBEYSA XUBIN KA TIRSAN AL SHABAAB

Saraakiisha Ciidamada Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in ay baadi goob ugu jiraan sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Nin ay sheegeen in uu ka tirsan yahay Xarakada Al Shabaab oo ku dhuumaleysanayo gudaha dalkaasi.

Afhayeen u hadlay Booliska Kenya ayaa tilmaamay in ninkaasi lagu Magacaabo Anthony Munyasya, loona yaqaano Abdalla uu qatar ku yahay Amniga dalkaasi, sida uu hadalka u dhigay.

Waxaana uu intasi ku daray in Mr Abadalla uu ka tisran yahay Al Shabaab, islamarkaana uu horay uga soo dagaalamay gudaha Soomaaliya Sanadii 2014kii.

Sidoo kale waxaa uu xusay in ninkani uu Kenya dib ugu soo laabtay sidii uu weeraro qorsheysan uga geysan lahaa magaalada Nairobi ee Caasimadda dalkaasi.

Dhawaan ayey aheyd markii Kenya ay sheegtay in ay ka feejigan tahay Weeraro Al Shabaab ay ka fuliyaan dalkaasi, inta lagu guda jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan.

MAREYKANKA OO SHAQADA KA JOOJIYAY SARAAKIIL KA HOWLGALEYSAY SOOMAALIYA

Taliyaha howlgalka Mareykanka ee AFRICOM u qaabilsanaa bariga Africa General Mark Hicks iyo taliye sare oo ka tirsan howlgalkaasi ayaa shaaqadii laga joojiyay, kadib markii lagu eedeeyay in ay fara xumeeyeen Haween ka tirsan howlgalka Mareykanka, sida uu sheegay TVga CNN.

Mr Hicks iyo shaqsiga kale ayaa la sheegay in 10–kii Bishani May shaqada laga joojiyay, islamarkaana loo dhoofiyay dalka Mareykanka, si baaritaan loogu sameeyo eedeymahaasi loo heysto oo uu CNN u xaqiijiyay Afhayeen ka tirsan milatariga Mareykanka, kaas oo lagu Magacaabo Major General Casey Osborne.

Afhayeenka ayaa ka gaabsaday in uu faah faaahin dheeraad ah ka bixiyo Su’aalihii uu CNN ka weydiiyay eedeymahaasi, waxaana uu sheegay in baaritaano ay ku hayaan Kiiskaasi.

Taliyahani lagu eedeynayo in uu fara xumeeyay Haweenka ka tirsan milatariga Mareykanka ee Soomaaliya ayaa howlgalka u qaabilsanaa la dagaalanka Xarakada Al Shabaab.

Lama oga ciqaabta ay muteysan doonaan Taliyeyaashaasi, haddii lagu helo eedeymahaasi loo jeediyay.

DALKA BURUNDI OO DAD BADAN LAGU LAAYAY

Wararka ka imaanaya dalka Burundi ayaa sheegaya in ugu yaraan 23 qof ay dileen burcad hubeysan oo ku sugan waqooyi galbeed dalkaasi oo ku dhaw xuduudda Jamhuuriyada Dimoqaraadiga ee Congo.

Inkasta oo dadka weerarka geystay aanan heybtooda la garaneyn haddana rabshadahan ayaa kusoo beegmaya maalma uun ka hor aftida dadweyne ee ka qabsoomeyso dalkaasi, taasi oo laga yaabo in uu muddada ku dheereysto madaxweynaha haatana talada haya ee dalkaasi.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in burcad hubaysan ay guryaha galayeen oo ay dadka tooganayeen sidoo kalana ay tooriyeenayeen.

Sarkaal ku sugan gobolka Cibitoke ayaa sheegay in qoys dhan uu halkaasi ku dhintay kaddib markii gurigoodii dab la qabadsiiyay.

Ma ay cadda cidda weerrarn qaadday hasayeeshee waxa uu weerrarkan imanayaa maalma un ka hor aftida uu muranka badan ka dhashay ee loo qaadayo dastuurka, taas oo laga yaabo inay horseeddaba inuu Madaxweyne Pierre Nkurunziza xilka sii hayo ilaa 2034.

Kooxaha mucaaradka ayaa waxa ay wacad ku mareen inay carqaladayn doonaan aftidaasi.

Go'aankii uu Madaxweyne Nkurunziza ku gaaray inuu xilka mar saddexaad u tartamo 2015kii ayaa waxaa ka dhashay deganaanshiyo la'aan baahsan taas oo tan iyo markaas ay ku dhinteen in ka badan kun qof

XULKA QARANKA KUBADDA GACANTA SOOMAALIYA20-JIRADA IYO 18-JIRADA OO KA QAY GALAYA CIYAARAHA BARIGA IYO BARTAMAHA AFRIK..

Xulka qaranka kubadda Gac-anta Soomaaliya 20-jirada iyo 18-jir-ada ayaa shalay ka ambab axay ga-roonka diyaaradaha Aaden Cadde iyagoo kusii jeeda dalka Uganda oo ay uga qayb gali doon aan ciyaaraha kubadda GacantaWadamada bariga iyo bartmaha Afrika (Africa Zone 5 International Handball Federation (IHF) Challenge Trophy 2018.

Xulka Somaliaqaybta 20-jir-ada waxaa ku wehliya Wadamada Kenya, Burundi, Uganda, Sudan, Tan-zania , Ethiopia iyo Rwanda Halka Da’yarta ay kasoo ka qayb galayaan dalalka, Somalia, Ethiopia, Kenya, Ta-nzania, Uganda , Sudan iyo Burundi.

Xulka 20-jirada waxaa Group- B kula jira Wadamada Burundi, Uga-nda iyo Rwanda, waxayna kulanka koowaad 14 May la ciyaari doonaan dalka Burundi.

Xulka 18-jirada Soomaaliya ayaa dhankooda waxay isku Group yihiin dalalka Kenya, Ethiopia iyo Ta-nzania, waxayna kulankooda koow-aad la ciyaari doonaan wadanka Ke-nya waxuuna dhici dici do ona isla 14-ka May.

Tartankan oo ay wadamada so-onka Shannaad ( Zone 5 ) ee geeska Afrikaku loolamayaan waxuu wada-nkii ku guulaysta kulanfiinaal ah la qaadan doonaa dalkii soo hantiya ko-obka wadam ada Maqribka, waxaana dalkii adkaada uu ka qayb gali doona ciyaaraha kubadda Gacanta Addu-unka.


SOMALIA

DIGNIINTA GARGAARKA - DIGNIINTA QARASHKA_______________________

ABSOLUTOGAYSIIS WAA BIXINAYAA in calaamadda ganacsiga ee kor ku xusan tahay calaamadda ganacsiga ee:

Shirkadda Absolut Aktiebolag, shirkad gaar ah oo xadidan oo sharci ah oo ay abaabulaan sharciyada dalka Iswiidan ee 117 97, Stockholm, Sweden

waxaana loo isticmaalaa iyadoo lala xiriirinayo:

Cabitaanka dhammaan noocyada kala duwan.

OGAYSIIS WAXAA KA BEDELAYaa in dacwad sharci ah laga qaadi doono qof kasta ama shirkad isticmaala calaamada ganacsiga ama wax kasta oo la midabtakooro ama kuwa kale ku xadgudbo xuquuqda shirkaddaas.

OGEYSIISKA GUUD

NOTICE waxaa loola jeedaa in Telefoonaktelebolaget LM Ericsson oo ka mid ah SE-16p4 83 Stockholm Sweden waa Sole Proprietors ee Soomaaliya iyo dhammaan waddamada kale ee Markhaatiyada Ganacsiga soo socda:

Taas oo loo adeegsado qalab iyo qalab loogu talagalay isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; qalabka iyo qalabka lagu cabbiro miisaamida, cabirida, calaamadeynta, hubinta (kormeerka) iyo waxbarashada; qalabka loogu talagalay diiwaangelinta, gudbinta ama dhalida codka, sawirada ama nalalka; Qalabka macluumaadka, qalabka wax lagu shaqeeyo, kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka, qalabka isugudbinta ee kombiyuutarada; qalabka iwm iyo qalabka; qalabka iyo agabyada kormeerka shabakadaha isgaarsiinta iyo shabakadaha isgaarsiinta macluumaadka; qalab rakibo iyo qalab loogu talagalay shabakadaha isgaarsiinta macluumaadka iyo shabakadaha isgaarsiinta; batariyada; qaybaha elektarooniga ee kombiyuutarada xadhkaha korontada iyo fiilooyinka, fiilooyinka korontada ku shaqeeya; xarumaha saldhiga; qalabka radar, qalabka xakamaynta, qalabka crypto-ka, qalabka bandhiga, qalabka scanner; anteenooyinka; Qaybaha iyo fiilooyinka loogu talagalay dhammaan badeecadaha kor lagu soo sheegay; qalabka kuleylka, qaboojiyaha iyo hawo qaadista; qoraalka, qoraalka iyo wax barista (marka laga reebo qalabyada) marxalado, buug-gacmeedyo, waraaqo, kaarar ganacsi, warqad, kartoon iyo alaabta laga sameeyay qalabkaan, oo aan lagu darin fasalada kale; qalabka wax lagu dhigto; sawirada; xayeeysiinta; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; xafiisyada xafiiska. ijaarashada (maalgelinta); rakibidda, dayactirka iyo dayactirka gudaha isgaadhsiinta; adeegyada isgaarsiinta; bixinta macluum aadka macluumaadka iyo diiwaanka elektarooniga ah meelaha laga duubo muusikada, fiidiyowga, raadiyaha, telefishanka, wararka, cayaaraha, cayaaraha, dhacdooyinka dhaqanka, madadaalada iyo farshaxanka iyo waqtiyada firaaqada ee shabakadaha isgaarsiinta; Adeegyada la-talinta ee aagga warfaafinta xogta, aagga isgaarsiinta satellite-ka iyo aagga isgaarsiinta; waxbarashada gudaha aagga warfaafinta, aagga isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaadhsiinta isgaarsiinta, bixinta tababarka, shirarka, siminaarada, shirarka, koorsooyinka waraaqaha; Adeegyada macluumaadka ee kuyaal meelaha muusikada, fiidiyaha, raadiyaha, telefishanka, wararka, cayaaraha, cayaaraha, dhacdooyinka dhaqanka, madadaalada iyo farshaxanka iyo waqtiyada firaaqada ah ee shabakadaha isgaarsiinta qaabka codka, fiidiyowga, sawirrada, qoraalka iyo multimedia kale; cilmi-baariseed oo ku saabsan fisikiska, kiimikada iyo injineernimada; barnaamijka qalabka kombiyuutarka, ijaarinta qalabka wax lagu shaqeeyo; falanqayn farsamo iyo la-tashiyo la xiriira xiriirka warfaafinta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; adeegyada la-talinta ee adeega ogaanshaha kumbuyuutarka; fogaanshaha iyo / ama kormeerka goobaha kumbuyuutarrada, dhammaan dhinacyada isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; ruqsadda hantida garaadka; ruqsadda kombiyuutarka kombuyuutarka iyo alaabooyinka iyo adeegyada gudaha barkada.

OGEYSIISKA LAGA HELAY LAHAYD

OGAYSIIS WAXAA LAGA HELAA in calaamadaha ganacsiga sare (PIONEER iyo PIONEER qalabka) ay yihiin hantida PIONEER KABUSHIKI KAISHA (sidoo kale ganacsiga PIONEER CORPORATION), shirkad Japanese ah oo ah 28-8, Honkomagome 2-chome, Bunkyo-ku, Tokyo, Japan iyo in calaamadaha ganacsiga isku mid ah loo isticmaalo alaabtan soo socda:

Cilmi-baaris, elektaroonik ahaan loo isticmaalo, baadhitaan, koronto, sawir, cinwaan, muuqaal, miisaan, cabbirid, calaamadeyn, hubin (kormeer), qalabka wax lagu baro iyo qalabka; Qalabka loogu talagalay diiwaangelinta, gudbinta, farsamaynta iyo taranka dhawaaqa, sawirada ama xogta; Ciyaartoyda sawir-qaadaha iyo cajaladaha fiidiyowga lagu duubo ciyaaro cajalad iyo cajalado cajalad; ciyaartoyda diiwaan gashan; raadiyaha iyo tifaftirayaasha; qaadayaasha codka iyo kuwa qaata fiidiyaha; qalabka telefishanka; qaylo-dhaanyo; hababka hadalka; mikrofones iyo isku darka mikrofoon; samaacadaha dhagaha; nadiifinta qalabka loogu talagalay qalabka maqalka; anteenooyinka; qalabka telefoonka; telefoonka gacanta; jukeboxes; fiidiyowga fiidiyowga; discs; cajalado fiidiyo iyo cajalado fiidiyoow ah; cajalado macmiil ah; duubista maqalka; kamaradaha fiidiyoowga ah; kombiyuutarada; kumbiyuutarrada kumbuyuutarka; xusuusta kombuyuutarka; daabacayaasha loo isticmaalo kombiyuutarada; PC kiniiniga; Dareemaha CD-ROM iyo CDROM duug-beddelayaasha baabuurta; gawaarida dhagxaanta ee fiilooyinka iyo baabuurta wax lagu beddelo; software computer; barnaamijyada hawlgalka kombiyuutarka; barnaamijyada kombiyuutarka; Qalabka CD-ROM; qalabka dhegaha iyo qalabka mashiinka; discoppy discs; wareegyada isku dhafan; nus-qaboojiye; kontoroolayaasha fog; telefishinada telefishinka; akhristayaasha barka; qalabka wax lagu dhigo ee maqalka; qalabka isgaadhsiinta; xirayaasha; batariyada; xadhkaha korontada; armaajooyinka loogu talagalay gawaarida; saacadaha maqalka; riixista maqalka; maqaar-gacmeedka; digaagga; Cajaladaha DVD; cajaladaha dhagxaanta ee adag; ciyaartoyda sawir-qaadashada iyo sawir-qaadayaasha loogu talagalay macluumaadka maqalka, video iyo kombiyuutarka; bandhigyada laydhka dabiiciga ah ee organic; Nidaamka masraxa guriga; software kombiyuutarka si loogu soo saaro macluumaadka maqalka iyo fiidiyowga ee lagu kaydiyay mashiinnada server ee shabakadda guriga; ciyaaryahannada maqalka la qaadi karo; cayaaraha la qaadan karo; ciyaartoyda maqalka ee dijital ah; ciyaartoyda warbaahinta; xarumaha wax lagu dhejiyo; waxay u taagan yihiin si gaar ah loogu talagalay inay haystaan taleefannada gacanta iyo qalabka elektiroonigga ah ee gacanta iyo handheld; korontada iyo / ama qalab elektaroonig ah oo loogu talagalay isticmaalka qalabka jimicsiga; Ciyaartoyda DVD; Ciyaartoyda CD; iskujirayaasha; dhawaaqa maqalka; codbixinta rikoorka; xoojiyeyaasha; codka iyo / ama ficilada fiidiyowga; sariiraha; kombiyuutarka kombiyuutarka lagu ciyaaro si aad uhesho sheyga kombuyuutarka; kombiyuutarka kombiyuutarka loo isticmaalo soo saarida, tarjumidda, waxqabadka, wax ka bedelidda, gudbinta iyo / ama hawlgalka

xogta maqalka, muusiga ama fiidiyowga; qalabka kombiyuuterka; qalabka elektarooniga ah ee calaamadaha maqalka iyo muuqaalka; nidaamka maqalka ee baabuurta; nidaamyada fiidiyowga gaariga;

kamaradaha dijital ah; ku hadla telefoonada gacanta; sawirada elektarooniga ah ee xarfaha ama sawirada loo qoray qoraal ama kulamo; Nidaamyada shirarka fiidiyowga software si loo siiyo khariidado dhijitaal ah; shaandheen qalad qalad sawireed; Qaybaha iyo fiilooyinka loogu talagalay dhamaan badeecadaha la soo sheegay. - fasalka 09;

OGEYSIISKA GUUD

NOTICE waxaa loola jeedaa in Telefoonaktelebolaget LM Ericsson oo ka mid ah SE-164 83 Stockholm Sweden waa Sole Proprietors ee Soomaaliya iyo dhammaan waddamada kale ee Markhaatiyada Ganacsiga soo socda:

Taas oo loo adeegsado qalab iyo qalab loogu talagalay isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; qalabka iyo qalabka lagu cabbiro miisaamida, cabirida, calaamadeynta, hubinta (kormeerka) iyo waxbarashada; qalabka loogu talagalay diiwaangelinta, gudbinta ama dhalida codka, sawirada ama nalalka; Qalabka macluumaadka, qalabka wax lagu shaqeeyo, kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka, qalabka isugudbinta ee kombiyuutarada; qalabka iwm iyo qalabka; qalabka iyo agabyada kormeerka

shabakadaha isgaarsiinta iyo shabakadaha isgaarsiinta macluumaadka; qalab rakibo iyo qalab loogu talagalay shabakadaha isgaarsiinta macluumaadka iyo shabakadaha isgaarsiinta; batariyada; qaybaha elektarooniga ee kombiyuutarada xadhkaha korontada iyo fiilooyinka, fiilooyinka korontada ku shaqeeya; xarumaha saldhiga; qalabka radar, qalabka xakamaynta, qalabka crypto-ka, qalabka bandhiga, qalabka scanner; anteenooyinka; Qaybaha iyo fiilooyinka loogu talagalay dhammaan badeecadaha kor lagu soo sheegay; qalabka kuleylka, qaboojiyaha iyo hawo qaadista; qoraalka, qoraalka iyo wax barista (marka laga reebo qalabyada) marxalado, buug-gacmeedyo, waraaqo, kaarar ganacsi, warqad, kartoon iyo alaabta laga sameeyay qalabkaan, oo aan lagu darin fasalada kale; qalabka wax lagu dhigto; sawirada; xayeeysiinta; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; xafiisyada xafiiska. ijaarashada (maalgelinta); rakibidda, dayactirka iyo dayactirka gudaha isgaadhsiinta; adeegyada isgaarsiinta; bixinta macluumaadka macluumaadka iyo diiwaanka elektarooniga ah meelaha laga duubo muusikada, fiidiyowga, raadiyaha, telefishanka, wararka, cayaaraha, cayaaraha, dhacdooyinka dhaqanka, madadaalada iyo farshaxanka iyo waqtiyada firaaqada ee shabakadaha isgaarsiinta; Adeegyada la-talinta ee aagga warfaafinta xogta, aagga isgaarsiinta satellite-ka iyo aagga isgaarsiinta; waxbarashada gudaha aagga warfaafinta, aagga isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaadhsiinta isgaarsiinta, bixinta tababarka, shirarka, siminaarada, shirarka, koorsooyinka waraaqaha; Adeegyada macluumaadka ee kuyaal meelaha muusikada, fiidiyaha, raadiyaha, telefishanka, wararka, cayaaraha, cayaaraha, dhacdooyinka dhaqanka, madadaalada iyo farshaxanka iyo waqtiyada firaaqada ah ee shabakadaha isgaarsiinta qaabka codka, fiidiyowga, sawirrada, qoraalka iyo multimedia kale; cilmi-baariseed oo ku saabsan fisikiska, kiimikada iyo injineernimada; barnaamijka qalabka kombiyuutarka, ijaarinta qalabka wax lagu shaqeeyo; falanqayn farsamo iyo la-tashiyo la xiriira xiriirka warfaafinta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; adeegyada la-talinta ee adeega ogaanshaha kumbuyuutarka; fogaanshaha iyo / ama kormeerka goobaha kumbuyuutarrada, dhammaan dhinacyada isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; ruqsadda hantida garaadka; ruqsadda kombiyuutarka kombuyuutarka iyo alaabooyinka iyo adeegyada gudaha barkada.

Qofkasta oo nuqul ka dhigaya, ku takooraya, ama hab kale oo kasta oo xadgudub ku ah xuquuqda ku qoran Xawaaladda Ganacsiga Markasta waxaa loo sii wadi doonaa si waafaqsan Sharciyada ku dhaqanka Soomaaliya si looga hortago in lagu sameeyo Markhaatiyada been abuurka ah ee ganacsiga.

OGEYSIISKA GUUD

NOTICE waxaa loola jeedaa in Telefoonka telebolaget LM Ericsson oo ka mid ah SE-164 83 Stockholm Sweden waa Sole Proprietors ee Soomaaliya iyo dhammaan waddamada kale ee Markhaatiyada Ganacsiga soo socda:

Taas oo loo adeegsado qalab iyo qalab loogu talagalay isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; qalabka iyo qalabka lagu cabbiro miisaamida, cabirida, calaamadeynta, hubinta (kormeerka) iyo waxbarashada; qalabka loogu talagalay diiwaangelinta, gudbinta ama dhalida codka, sawirada ama nalalka; Qalabka macluumaadka, qalabka wax lagu shaqeeyo, kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka, qalabka isugudbinta ee kombiyuutarada; qalabka iwm iyo qalabka; qalabka iyo agabyada kormeerka shabakadaha isgaarsiinta iyo shabakadaha isgaarsiinta macluumaadka; qalab rakibo iyo qalab loogu talagalay shabakadaha isgaarsiinta macluumaadka iyo shabakadaha isgaarsiinta; batariyada; qaybaha elektarooniga ee kombiyuutarada xadhkaha korontada iyo fiilooyinka, fiilooyinka korontada ku shaqeeya; xarumaha saldhiga; qalabka radar, qalabka xakamaynta, qalabka crypto-ka, qalabka bandhiga, qalabka scanner; anteenooyinka; Qaybaha iyo fiilooyinka loogu talagalay dhammaan badeecadaha kor lagu soo sheegay; qalabka kuleylka, qaboojiyaha iyo hawo qaadista; qoraalka, qoraalka iyo wax barista (marka laga reebo qalabyada) marxalado, buug-gacmeedyo, waraaqo, kaarar ganacsi, warqad, kartoon iyo alaabta laga sameeyay qalabkaan, oo aan lagu darin fasalada kale; qalabka wax lagu dhigto; sawirada; xayeeysiinta; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; xafiisyada xafiiska. ijaarashada (maalgelinta); rakibidda, dayactirka iyo dayactirka gudaha isgaadhsiinta; adeegyada isgaarsiinta; bixinta macluumaadka macluumaadka iyo diiwaanka elektarooniga ah meelaha laga duubo muusikada, fiidiyowga, raadiyaha, telefishanka, wararka, cayaaraha, cayaaraha, dhacdooyinka dhaqanka, madadaalada iyo farshaxanka iyo waqtiyada firaaqada ee shabakadaha isgaarsiinta; Adeegyada la-talinta ee aagga warfaafinta xogta, aagga isgaarsiinta satellite-ka iyo aagga isgaarsiinta; waxbarashada gudaha aagga warfaafinta, aagga isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaadhsiinta isgaarsiinta, bixinta tababarka, shirarka, siminaarada, shirarka, koorsooyinka waraaqaha; Adeegyada macluumaadka ee kuyaal meelaha muusikada, fiidiyaha, raadiyaha, telefishanka, wararka, cayaaraha, cayaaraha, dhacdooyinka dhaqanka, madadaalada iyo farshaxanka iyo waqtiyada firaaqada ah ee shabakadaha isgaarsiinta qaabka codka, fiidiyowga, sawirrada, qoraalka iyo multimedia kale; cilmi-baariseed oo ku saabsan fisikiska, kiimikada iyo injineernimada; barnaamijka qalabka kombiyuutarka, ijaarinta qalabka wax lagu shaqeeyo; falanqayn farsamo iyo la-tashiyo la xiriira xiriirka warfaafinta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; adeegyada la-talinta ee adeega ogaanshaha kumbuyuutarka; fogaanshaha iyo / ama kormeerka goobaha kumbuyuutarrada, dhammaan dhinacyada isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; ruqsadda hantida garaadka; ruqsadda kombiyuutarka kombuyuutarka iyo alaabooyinka iyo adeegyada gudaha barkada.

QOF KASTA OO NUQUL KA MID AH, KU DAYDO, AMA HAB KALE OO KASTA 

OO XADGUDUB KU AH XUQUUQDA QOFKA

OGEYSIISKA GUUD

NOTICE

waxaa loola jeedaa in Telefoonka telebolaget LM Ericsson oo ka mid ah SE-164 83 Stockholm Sweden waa Sole Propr ietors ee Soomaaliya iyo dhammaan waddamada kale ee Markhaatiyada Ganacsiga soo socda:

ERICSSON
Taas oo loo adeegsado qalab iyo qalab loogu talagalay isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; iyo qalabka lagu cabbiro miisaamida, cabirida, calaamadeynta, hubinta (kormeerka) iyo waxbarashada; qalabka loogu tal agalay diiwaangelinta, gudbinta ama dhalida codka, sawirada ama nalalka; Qalabka macluumaadka, qalabka wax lagu shaqeeyo, kombiyuutarada, barnaamijyada kombiyuutarka, qalabka isu gudbinta ee kombiyuutarada; qalabka iwm iyo qalabka; qalabka iyo agabyada kormeerka shabakadaha isgaarsiinta iyo macluumaadka; qalab rakibo iyo qalab loogu talagalay shabakadaha isgaarsiinta macluumaadka iyo batariyada; qaybaha elektarooniga ee kombiyuutarada xadhkaha korontada iyo fiilooyinka, korontada ku shaqeeya; xarumaha saldhiga; qalabka raadar, qalabka xakamaynta, qalabka crypto-ka, qalabka bandhiga, qalabka scanner; anteenooyinka; Qaybaha iyo fiilooyinka loogu talagalay dhammaan badeecadaha kor lagu soo sheegay; qalabka kuleylka, qaboojiyaha iyo hawo qaadista; qoraalka, iyo wax barista (marka laga reebo qalabyada) marxalado, buug-gacmeedyo, waraaqo, kaarar ganacsi, warqad, kartoon iyo alaabta laga sameeyay qalabkaan, oo aan lagu darin fasalada kale; qalabka wax lagu dhigto; sawirada; xayeeysiinta; maamulka ganacsiga; maamulka ganacsiga; xafiisyada xafiiska. ijaarashada (maalgelinta); rakibidda, dayactirka iyo dayactirka gudaha isgaadhsiinta; adeegyada isgaarsiinta; bixinta macluumaadka iyo diiwaanka elektarooniga ah meelaha laga duubo muusikada, fiidiyowga, raadiyaha, telefishanka,wararka, cayaaraha, dhacdooyinka dhaqanka, madadaalada iyo farshaxanka iyo waqtiyada firaaqada ee shabakadaha isgaarsiinta; Adeegyada la-talinta ee aagga warfaafinta xogta, aagga isgaarsiinta satellite-ka iyo aagga isgaarsiinta; waxbarashada gudaha aagga warfaafinta, aagga isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaadhsiinta ,bixinta tababarka, shirarka, siminaarada, shirarka, koorsooyinka waraaqaha; Adeegyada macluumaadka ee kuyaal meelaha muusikada, fiidiyaha, raadiyaha, telefishanka, wararka, cayaaraha, cayaaraha, dhacdooyinka dhaqanka, madadaalada iyo farshaxanka iyo waqtiyada firaaqada ah ee shabakadaha isgaarsiinta qaabka codka, fiidiyowga, sawirrada, qoraalka iyo multimedia kale; cilmi-baariseed oo ku saabsan fisikiska, kiimikada iyo injineernimada; barnaamijka qalabka kombiyuutarka, ijaarinta qalabka wax lagu shaqeeyo; falanqayn farsamo iyo la-tashiyo la xiriira xiriirka warfaafinta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; adeegyada la-talinta ee adeega ogaanshaha kumbuyuutarka; fogaanshaha iyo / ama kormeerka goobaha kumbuyuutarrada, dhammaan dhinacyada isgaarsiinta xogta, isgaarsiinta satellite-ka iyo isgaarsiinta; ruqsadda hantida 

garaadka; ruqsadda kombiyuutarka kombuyuutarka iyo alaabooyinka iyo adeegyada gudaha barkada.

Qof kasta oo nuqul ka mid ah, ku daydo, ama hab kale oo  kasta oo xadgudub ku ah xuquuqda

OGEYSIISKA GUUD

NOTICE waxaa loola jeedaa SEIKO HOLDINGS KABUSHIKI KAISHA (ganacsi ahaan SEIKO HOLDINGS CORPORATION) ee 5-11, Ginza 4-chome, Chuo-ku, Tokyo, Japan waa Shirkadaha Sole ee Soomaaliya iyo waddamada kale ee soo socda: -

SEIKO

Taas oo loo adeegsanayo saacadaha, saacadaha iyo qalabka kale ee qadiimiga ah iyo qaybo ka mid ah.

Qofkasta oo nuqul ka dhigaya, ku takooraya, ama hab kale oo kasta oo xadgudub ku ah xuquuqda ku qoran Xawaaladda Ganacsiga Markasta waxaa loo sii wadi doonaa si waafaqsan Sharciyada ku dhaqanka Soomaaliya si looga hortago in lagu sameeyo Markhaatiyada been abuurka ah ee ganacsiga



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip