Madaale oo Ka Hadlay Sababaha Kordhiyay Dilalka iyo Qaraxyada Ka Dhaca Muqdisho+Dhageyso

0
Sunday May 13, 2018 - 12:22:18 in Wararka by
  • Visits: 348
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaale oo Ka Hadlay Sababaha Kordhiyay Dilalka iyo Qaraxyada Ka Dhaca Muqdisho+Dhageyso

    Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyay ay dilal qorshaysan ay ka dhacayeen qeybo kamid ah degmooyinka gobolka banaadir ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir ahaana duqii muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo mudooyinkii ugu dambeeyay ay dilal qorshaysan ay ka dhacayeen qeybo kamid ah degmooyinka gobolka banaadir ayaa waxaa arintaasi ka hadlay Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir ahaana duqii muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale).

Madaaale ayaa sheegay in loo baahan yahay in ay wada shaqeyn dhab ah ay dhex marto laamaha amniga ee ka hawlgala 17 degmo ee Gobolka banaadir.

Gudooomiye Madaale oo wareysi gaar ah siinayay idaacadda simba ee magaladda muqdisho ayaa tilmaamay in dilalka iyo qaraxyada Ka dhaca Magaalada ay ugu wacan tahay wada shaqeyn xumo ka dhaxeyso askarta iyo Shacabka ku nool magaalaada.

Waxa uu sheegay Madaale in loo baahan yahay in ay wada shaqeeyaan laamaha amniga Gobolka iyo shacabka si ay u yaraato nabad galyo xumidda ka jirta magaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Audio Player
 
 
00:00
00:00
 
XIGASHO:SIMBANEWS.NET


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip