Abuu Muscab:-"Agteena Wax Farqi ah Uma Dhaxeeyaan Askariga Turkiga ah, Midka Itoobiyaanka",

0
Sunday May 13, 2018 - 12:20:46 in Wararka by
  • Visits: 331
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abuu Muscab:-"Agteena Wax Farqi ah Uma Dhaxeeyaan Askariga Turkiga ah, Midka Itoobiyaanka",

    Xarakadda Al-shabaab ayaa ka hadashay weerar madaafiic loo adeegsaday oo shalay subaxnimadii hore lagu qaaday Saldhiga Dowladda Turky-ga ee Magaaladda muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakadda Al-shabaab ayaa ka hadashay weerar madaafiic loo adeegsaday oo shalay subaxnimadii hore lagu qaaday Saldhiga Dowladda Turky-ga ee Magaaladda muqdisho.

Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidamada Al Shabaab oo la hadlay warbaahinta shabaab ayaa sheegay in weerarkaas uu ahaa mid guuleystay islamarkaana khasaaro lagu gaarsiiyay dhismayaasha Saldhiga Dowladda turkey-ga ee ku yaala Magaaladda muqdisho.

Dhanka kale Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab ayaa sheegay wax farqi ah uusan u dhaxeyn askariga Turkiga ah iyo midka Yugaandheyska ah ee jooga dalka Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in dowladda Turkiga oo xubin ka ah isbaheysiga NATO ay duullaan gardarra ah kusoo qaadday dalka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay, sidaas daraadeed ay si isku mid ah ula dagaallamayaan ciidamada Turkiga iyo kuwa AMISOM.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip