War Deg Deg:-Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
Saturday May 12, 2018 - 11:37:57 in Wararka by
  • Visits: 333
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg:-Dil Goordhaweyd Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

    Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd waxa ay Degmadda Dharkinley ee gobolka Banaadir ku dileen wiil dhalinyaro ahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo hubeysnaa ayaa goordhaweyd waxa ay Degmadda Dharkinley ee gobolka Banaadir ku dileen wiil dhalinyaro ahaa.

Dilkaan ayaa ka dhacay Suuqyaradaha Degmadda Dharkinley,waxaana la sheegay in wiilka uu ku sugnaa Suuqa islamarkaana ragga hubeysnaa ay halkaas ku weerareen.

Sida ay inoo xaqiijiyeen dad goob-joogayaal ahaa kooxda hubeysneed ayaa wiilka dhalinyaradda ahaa ka toogtay qeybaha sare ee jirka wuxuuna ku geeriyooday isla goobta.

Ragii ka dambeeyay dilka ayaa goobta isaga baxsaday,waxaana durbadiiba gaaray Ciidamadda amaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya oo haatan halkaas ka wada baaritaano.

Amniga Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa faraha ka baxay, kadib markii ay kordheen dilal qorshaysan ay geystaan kooxaha hubeysan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip