Mareykanka oo war ka soo saaray howgal ka fuliyeen deegaanka Bariire

0
Saturday May 12, 2018 - 11:48:24 in Wararka by
  • Visits: 310
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka oo war ka soo saaray howgal ka fuliyeen deegaanka Bariire

    Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika ayaa ka warbixiyay howgal ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen mel u dhow deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose. Talisku wuxuu sheegay in weerarkaas ay ku caawinayeen dowlada Soomaaliya si loogu adkaado dagaalam

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika ayaa ka warbixiyay howgal ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen mel u dhow deegaanka Bariire ee gobolka Sh/Hoose. Talisku wuxuu sheegay in weerarkaas ay ku caawinayeen dowlada Soomaaliya si loogu adkaado dagaalamayaasha Al-shabaab.

War-saxaafadeed ka soo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in howgalkaasi ay fuliyeen ciidamada Mareykanka islamarkaana ay sheegeen ay wadaan baaritaano ay ku sameynayaan cidda wax ku noqotay weerarkaasi.

Waxaa sidoo kale war-saxaafadeedka lagu yiri waxaan baareynaa in dad rayid ah wax yeelo ka soo gaartay duqeyntaasi iyo in kale.

"Waan ognahay wararka soo baxaya ee sheegaya in dad rayid ah ay waxyeelo ka soo gaartay howlgalkan waxaana aan u qaadanaynaa warbixinadan si  adag.”ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip